Culimada oo tilmaamay khatarta ay leedahay seegada naagaha



Seegada dhib ayay leedahay siiba gabdhaha aan la guursan waxaa laga yaabaa inay ku waayaan bikaaradooda sh. Yuusuf Alqardaawi ka hadlaya seegada gabdhdha daawo.








29 Comments

  1. meysuun2/21/2011

    waan siigeystaa mana guursan waxan rabaa in la ii faahfaahiyo qaabka ay gabadha ku wayeyso bikradeeda .

    ReplyDelete
  2. Anonymous2/22/2011

    naagaha siigeysto waxaa laga yaabaa inay bikaaradooda jabto ha iska jiraan, siigada ma ficna

    ReplyDelete
  3. Anonymous2/22/2011

    walaal guska ayaa hoos hoos u qallooca xoogaa marka muddo illaa 8 sano ugu yaraan ayan seegada waday marka hadaan joojiyo sidee wax noqon karaan? tankale gus-ka qalooco oo hoos u qaloocan ama dhinac u qaloocan dhib makeeni karaa ama mid jilicsan oo naagta waxba katario karin miyuu noqonaa ???? fadlan jawaab ayan idinka kasugaya dad-ka web-kani maamulo ama su'aalaha kajawaabo.

    ReplyDelete
  4. iska joogi seegada wax dhan way kuu soo noqonayaan

    ReplyDelete
  5. Anonymous9/29/2011

    SIDEE LGU JOJIYA SEEGADA
    .in qofku jojiyo fiirsashada filmada xun-xun
    .in sariirta mudo dheer sii jifin marka hordadu ka dhamato hure ka kac
    .waa in marka aad xususato in aad samyso rabtid ,guriga guriga hadaad galigaa joogto suuqa adaa ama asxabtda boqata
    .waa in aad shanta saladod xifdidaa,adoo masjidka ku tuknaaya, si aad u heshoo imaan sareeya iyo tqawada eebe.
    .waa in dadka wanagsan ee ku jidaya jinca khayrka la saxibta kana fogta dadka xun-xun fusqika ku jira,

    ReplyDelete
  6. Anonymous9/29/2011

    Sidee lagu jojiyaa seegada
    .in qofku jojiyo fiirsashada filmada xun-xun
    .in sariirta mudo dheer sii jifin marka hordadu ka dhamato hure ka kac
    .waa in marka aad xususato in aad samyso rabtid ,guriga guriga hadaad galigaa joogto suuqa adaa ama asxabtda boqata
    .waa in aad shanta saladod xifdidaa,adoo masjidka ku tuknaaya, si aad u heshoo imaan sareeya iyo tqawada eebe.
    .waa in dadka wanagsan ee ku jidaya jinca khayrka la saxibta kana fogta dadka xun-xun fusqika ku jira,

    ReplyDelete
  7. Anonymous9/29/2011

    ASCWW waa mahadsantihiin dhamaan bahda RG waxn ni weydiinaa hadii laba qof oo oo an is qabin lakiin ku heshiiyey iney is guursadaan aadna isu jecel hadii marka ay is arkaanba is dhunkadaan ama isu duubsamaan laakiin an galma sameynin kawaran ma la dhihi karaa galmay u dhigantaa xukunkeedu muxuu noqonayaa.

    ReplyDelete
  8. Qof naag aan xalaal u ahayn ma dhunkan karo xitaa haddii ay u doonantahay waa dembi,

    ReplyDelete
  9. Anonymous10/01/2011

    sxb dad badan ayaad u faaideysaan oo dhibanaa waad ku mahadsantihiin sxb

    ReplyDelete
  10. Anonymous2/07/2012

    Asc...wan seegeysan jiray laken hada wan dayay marka hadan qof inan utago aan damco madibey ii keneysa seegadi hore danka kacsiga mise ? Because waxa ladaha nin seegeysta dumarka umakacsadho...mahadsanid

    ReplyDelete
  11. Anonymous2/08/2012

    Asc...wan sigeysan jiray lkn hada wan jojiyay marka hadi aan damco inan galmo sameya wax dib ah maikeni karta danka kacsiga ookale because waxan maqlay nimanka seegeysta markey galmo sameyn raban guska uma kaco?....mahadsanid

    ReplyDelete
  12. Anonymous2/09/2012

    waad idin salaamay hadii qofka siigaysat uu jileec ka dareemo guskiisa oo iska daayo, guskiisii ma adkaanayaa mise waxa uu ku noqonaaa dhaawac waligii daba socda oo sidaas uun buu u jilicsanaanayaa

    ReplyDelete
  13. qofka haddii uu ka tago seegada dhibka ay u keentay muudo kaddib waa ka reysan karaa laakin inuusan u noqonin

    ReplyDelete
  14. Anonymous3/02/2013

    waan idin salaamay salaan kadib waxaan isku arkay in ay biyuhu sidhakhso ah ii ga imanayaan waxoogaa siigana ah waan sameeyay mudo

    ReplyDelete
  15. Anonymous3/23/2013

    asc walalayaal waxan idin waydiinayaa qofku haduu dareenkiisa kaco isagoon wax xun daawanayn tusaale ahaan hadaan ninkayga xasuusto o uu dareenkayga kaco kadib qoyaan yar isku arko sidii biyo cad ma qubays aya igu waajiba mise iso jawaaba wsc.

    ReplyDelete
  16. quyaanka soo baxo marka laga fikri galmo ama marka la kacsado ma aha biyabbax laakin haddii biyahabbax rasmi la helo taas waxaa lagu gartaa tiirajab la dareemo marka ay biyaha baxaan markaas ayaa qubay waajiba

    ReplyDelete
  17. Anonymous4/06/2013

    asc dhamaan rg waxananidinka mahadcelinaya sida wanaagsan ee diinteenu qabto e aad dadka uqancisaan uguna faaiidaysaan.wall hada kahor ayan soodirsaday su.aal mana helin wax jawaab ah mana aqaano sida loo egoo inlaguuso jawaabay iyo inkale marka abal wall isoo sheega idinkoo mahadsan.

    ReplyDelete
  18. Anonymous4/06/2013

    asc dhaamna walalaha webkaan waxan idinka codsanayaa in aad naseexo isiisaan. walal waxan ahay gabar dhawaan laguursaday ninkayga aad ayan ujeclahay lakin kulankiisa ima qancin markaa isaga wuxuu jecelyahay markaan isu tagayno in uu hawsha iska bilaabo isagoon taaban meel jirkayga ma mid ah xataa shumis ana ana xanuun iyo dhib ayan kuqaba ao iyadoo hada 2 bil lay qabo ayan xanuun dareema iska da raaxo aan dareemee isna saas ayuuba kuraaxaysanayaa ee walalyaalaw maxan sameeyaa talo isoo siiya talabaad maxey tahay xanuunka aan dareemaayo waayo gabdho badan ayan waydiiyay in ay wakhtiga intaas le,eg dareemeen xanun balse maya ayay idhehen e talo ayan idnka sugaya wsc.

    ReplyDelete
  19. walaaley waxaa fiican inaad isku fahntaan istiinka , waayo naag kacsi daran ma dareemi karto iaydoon jirka loo istiiminin, ninkaaga waxaa fiican inaad kala hadasho arrintan oo aad u sheegto inaad u baahantahay istiin

    ReplyDelete
  20. Anonymous4/09/2013

    asc wr
    Waa dhaqan xumida raggeenna somalida ee dhanka galmada.
    Waxaan ka jeclaan lahaa inaan isaga toos ula hadlo. Tani waa astaamaha is faham darrida ragga iyo dumarka ee dhanka galmada. Waxaana u sabab ah wax isweydiin la'aanta iyo wada sheekeysi la'aanta. Raggii waxaa ku jira qab ama isla weynaan dumarkiina waxaa ku jira xishood. Hadaba walaal waxaan kugula talin lahaa inaad kolley hal mar ma sameyn kartide si tartiib tartiib ah ninkaaga hadalka ugu furfurto ood la sheekeysato, adoo u muujinaya waxaad jeceshahay iyo sidaad ku qancayso. Isagana aad si dadban oo qowl iyo ficilba leh uga ogaato siduu jecel yahay.
    Matalan inaad la fiirsato filimada romance-ga ah (kama wada kuwa sex-ka ah) iyo inaad markay hawshu billaabaneyso aad celiso ood adigu isagu istiimiso ood u raaxeyso, markuu bahalka kula soo aadana aad tidhaahdo saan ii samee iyo halkan iga salaax, waa markaad hadalka isku fahamtaan. Si kooban xaajigu macallimad ayuu u baahan yahee macallimad u noqo. Yuusan xishoodku sabab u noqonin xanuunka iyo raaxa darrida ku haysata, aakhirkana yuusan sababin naceyb aad u qaado ninkaaga aad jeceshahay.

    Salaam

    Raaxada Galmada

    ReplyDelete
  21. Anonymous4/11/2013

    asc akhii aad ayaad ugu mahadsantahay taladaada iyo fikirkaaga aad isiisay wiilkii hore e isoo jawaabay runtii wax faahfaahsan imuu siin lakin taada waxan u arkaa mid wax ku ool ah insha alah waan samayn doonaa walaw ay igu adagtahay waayo aniga mahan hawshaan tii hogaamin lahayd e waa tiisi .

    ReplyDelete
  22. Anonymous4/16/2013

    assallaamucalaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh
    salaan qaali ah kadib idinkoo mahadsan ikhyaarta RG
    waxaan ahay wiil dhalinyaro ah oo hada dhawaan guursaday, walina xaaskaygii maanaan aqalgalin,, insha allaah hada ayaanse isu diyaarinaynaa, marka waxaan rabaa inaad iisheegtaan talona iga siisaan habka ugu fiiican ee galmada ugu horaysa loo samayn karo iyo saliida la isticmaalo marka galmo la samaynayo magaceeda iyo meesha aan ka heli karo,,
    waxaa kale ood ii sheegtaan cinjirka/kondomka halkee
    laga heli karaa

    waad mahadsantiihin
    in sha allaah jawaab dagdag ah ayaan idinka sugayaa
    jzkumulaahu kheyr

    ReplyDelete
  23. Anonymous4/16/2013

    asc walalyaal waxan idinka rabaa talo waxan ahay gabar ku nool nairobi waxan is jelcanay wiil mudu afar sano ka hor labadenaba waan hal kaan u joognaa leen ama bixitaan yurub ah asaga mar ayaa la soo celiyay oo leen ka gubtay aniga lakin wali ma helin lakin rajada wey fican tahay marka wiilkaan ma ogala in aan is guursano mana i daayo mar ayaan kala harnay asaga ayaana sabab u ahaay oo isoo jeediyay waana ka yeelay anigo ka xun maxa yelay si aad ah ayaan u jeclay mudo ka dib agioo jacelkii iyo dhawicii uu iigeestay ka bok san ayuu iga cod saday in aan shekadeynii dib usoo celino uuna iga maarmin waan ka yeelay waayo waan jeclahay ilaahada wax is badal ah maka haayo guur marabo markaan iraahdo nakala wad wuxuu yiraadhaa meeshan iskuma guur san karno wey adagtahay nolosha ee in taan yurub ka tageyno aan is meher sano dadkena uma sheegeyno markaan yurub tagno aan u sheegaynaa ane waxa dhahay rerkeyga lahal xoolo ilaah ayaa looqabaa hadaan yurub tagno iyo hadii kalaba ila dhimo aan kula dhinto haday sidas jirina oo dhoof kaliya tahay sheekada waxba ma hey sid mana iqarineysid marka maxan sameyaa aadna waan u jec lahay asgana magaranaayo waxuu damac san yahay iyo waxan ka yeeloaad baan u walaac sanahay ee fadlan ila taliyaa si faah faah san oo wax ku fahmo go aana ku qaadan karomahad sanid

    ReplyDelete
  24. nin ku dhahay hada isma guursanayno wuxuu rabaa inuu sidaa kula socodo markii uu dantiisa ka gaarnan bannaanka ayuu kaagaga tagayaa, waxaan kula talin lahaa inaad jacaylka benta ah aad iska daysid oo aad rnta u sheegtid haddii uuna guur rabin inad ka dhaqajiso o nin kale wanaagsan aad raadsato

    ReplyDelete
  25. Anonymous4/24/2013

    a s c waxaan indwadiinayaa su aal ah
    aniga waxaan leeyahay xaas mudo 10 year
    iguma filo ee waxaan ku dhaxe wadajiray siigo hana waan joojiyay xaaskan kuma qansani galmadeeda hada iyo markii horaba maxaan sameeyaa lia taliya

    ReplyDelete
  26. Anonymous5/10/2013

    waxaan jeclahay inaan sii dhiirigaliyo gabadha sheegaysa inay nin jeceshahy asaguna uu kasii jeedo
    walaashay qaalida ahay sida uu walaalkeen kuu sheegay guurku shuurdaha noocaas ah malaha ninka kugu guursan waayey adigoo la joogta waliba aad adigu diyaar utahay oon shuruud ku xirin uma malaynaayo in uu yurub kaasoo guursanaayo ee wallaashay qaaalida ahay arintaas ka fiirso waktiguna yuusan kaaa dhumin ilaahayna mid daacad kuuaha oo nolal fiican kula qaybsada alaha kuu sahlo insha allah

    ReplyDelete
  27. Anonymous6/08/2013

    Naagtu inay biyo baxday maxay ku garan kartaa ii sheega calaamado wa mahadsantihiin.

    ReplyDelete
  28. Waxaa lagu gartaa inay naagta biyabaxday

    farjiga oosi fican u boodboodo
    iyo inay tiirajabto
    qaarna yaha way ka soo baxaan

    ReplyDelete
  29. Anonymous3/21/2018

    ''Tiirjab'' waa maxay, walaal? Tiraba, dhawr jeer baa la soo celceshay. Aniga iyo inta igala midka ahiba in aan, intiinnaa garanaysaay, idin la fahanno ayaan jeclaan lahayn.


    Ku sii mahadsanidina.

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post