Xiliga Haweenka Codkooda Uu Kacsiga Ragga Ka Qaadaan

Baaritaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in codka naagta xiliga uu ugu soo jeedasho badan yahay oo uu kiciyo dareenka ragga uu yahay xiliga ay ku jirto xiliga dhiigga ay qabto(Xeelka)
Afar xili oo kala duwan ayaa cod duubis lagu sameeyay tiro haween ah iyadoo ka dib marki tiro ragg ah la dhegeysiyayna ay isku raaceen in codka la duubay xiliga ay dhiiga qabaan uu yahay kan ugu dareen kicin badan .
Warbixintu waxa ay intaa ku dareeysaa in haweenka xiliga wareeg bileedka ku jiraan uu codkooda noqdo mid xabeeb ay ku jirto oo hooseeya.

5 Comments

  1. Anonymous2/17/2011

    Asc Walaal hal arin ayaan rabaa in leyga jahil bixiyo hadii lawada qabo iyo hadey gaar utahay dumarka qaar xiliga caadada dareenkacsan iyo baahi saaida maxaa sababa?

    ReplyDelete
  2. ACW: waxan Rabaa in aan ogaado Hablaha Somalida iyo Kuwa Ajnebiga kumaa Dareen Sareeya, kuma ayaase raagga u raaxayn og
    mahadsanidin

    ReplyDelete
  3. Maya taas ma jirto kuma xirna kacsiga ajnabi iyo soomaali qofka kasta aadane ah Alle si buu u abuuray uu kaga duwan yahay qofka kale, marka waxaa dhici karta naag soomaali ka kacsi badan naag ajnabi

    ReplyDelete
  4. Anonymous8/28/2011

    marka ay naaguhu ku jiraan todobaadka xeydka hadii ninkuudu rabo inuu ku raaxeysto inee igu dareen badan ee u banaan oo uu kaga raxeysankaraa wax dhib eh ma ukeeni kartaa iyada.

    ReplyDelete
  5. maalmaha naagta haydka qabto ninka waxaa fiican inuu ku raaxayso dhunkasho naasaha inuu ka fogaado hoose iyadana inay u raaxayso gacanteeda ay adeegsato

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post