Dhibka ka iman kara biyabbaxa degdegga

Boodinta de deg biyaha  ragga ku timaada xiliga nolosha raaxada ku jiraan ayaa ah dhibaato badan oo rag badan ka sheegtaan iyadooo qaarkood ay maciin bidaan qaadashada dawooyin .
Ragga qaarkii  ayaa muddo ka yar 2-daqiiqo ku soo tuura biyaha , iyado ay suura gal tahay in xiligas xaaska gaarin in ay dareento macaanka raaxada iyadoo tasina keento cuqdad ay haweeneydu qaadeyso .
Hadaba maxay tahay waxa keena boodinta deg deg ah ee biyaha ragga?
Waa caado dhalanyarada ku bilaabata xiliga ay soo qan gaarayaan gaar ahaan hadii ay naageystaan gacatooda , waxana mararka qaar dhacda in ay tahay mid ku timaada  nafsiyan sida qofku in uu wel wel wehel u yahay , daalan yahay maskax ahaan.
Daraasado ayaa tilmaamay in uu jiro kala duwanaasho dhanka hormoonka ah iyo dareemaha xubnaha taranka dadka ka cabanaya  biyaha oo waqti hore ka yimaada marka loo bar bar dhigo kuwa aan dhibkaasi haysan
Sida lagu daweyn karo biyaha oo xili hore soo booda.
In Haweeneysa sara marto xiliga galmada socoto , markasi ninku hooseeyo dareenkiisa kacsi waa ka yar yahay marka uu sareeyo  iyo in marka ninka dareemo in biyaha so boodi rabaan in uu bixiyo mudo daqiiqado banaanka la yimaado ka dibna ku laabto iyadoo todobaadyo u sameynayo ugu dambeyntii la qabsan doono in biyaha soo dahaan.
Sidoo kale biyaha qaboow dareemaha kacsi ayay dilayaan marka ninka dareemo in ay ka soo socdaan waa uu soo bixinaya deedna biyo qaboow ku meeraya ama shukumaan biyo lagu soo qooyay ka dibnna dib ayuu ugu laabanayaa .
Waxaa kale  oo la xusay in ragga ka sheegta biyaha soo booda in marka istimtaaaca sameeynayan aysan ku dheeraan oo durba sameeyaan galmada tasi waxa ay yareneysa in biyaha soo daahaan .

9 Comments

  1. Anonymous2/14/2011

    sideena ku garan karaa inay shahwadu dag dag iga imanayso sababto ah ma ihi nin xaasleh laakin waxaan ahay nin dhinyaro ah oo 24sacadood waxaan dreenkaygu kacsan yahay 10 saaadodo inta kalena waan hurdaa ama howl kale ayaan qabtaa. mararka qaar ani oo tareenka ku jira ayaan iska kacsadaa mid labaad marara qaar ayaan biyaha iska kenaa laakin dhibka igu badan waxa weeeyi kacsi uun baan ka sii qaadaa kacsiguna waxa iga jabaa ilaa aan isk keen 3 jeer

    ReplyDelete
  2. Anonymous2/15/2011

    wiil somaliyeed

    walalo sideen ku garan karaa in ay biyuhu dag dag iga minayaa waxan ahay wiil dhalinyaro ah oo inta badan kacsi miiran biyahan waxaan iska keenaa mararka qaar aan nafta u baqo inaan xaran ku dhaco laakin kuma keefo hal mar ilaa sadex jeer ka diba waan nafisaa

    ReplyDelete
  3. Anonymous2/15/2011

    walalo sideen ku garan karaa in ay biyuhu dag dag iga minayaa waxan ahay wiil dhalinyaro ah oo inta badan kacsi miiran biyahan waxaan iska keenaa mararka qaar aan nafta u baqo inaan xaran ku dhaco laakin kuma keefo hal mar ilaa sadex jeer ka diba waan nafisaa

    ReplyDelete
  4. Anonymous2/15/2011

    walalo sideen ku garan karaa in ay biyuhu dag dag iga minayaa waxan ahay wiil dhalinyaro ah oo inta badan kacsi miiran biyahan waxaan iska keenaa mararka qaar aan nafta u baqo inaan xaran ku dhaco laakin kuma keefo hal mar ilaa sadex jeer ka diba waan nafisaa

    ReplyDelete
  5. Anonymous2/17/2011

    biyabbaxa degdeg ah dhib weyn ayuu u keenayaa ninka, naagaha waxay rabaan nin waqti badan shaqayn kara, kacsigooda waa dheeryahay

    ReplyDelete
  6. yaa mac luumad dhamays tiran iga siinaaya daawada loo is ticmaalo inay biyuhuu raagan lkn ma rabo inaan kiniini is ticmaalo

    ReplyDelete
  7. daawada biyahha soo daahiso waxaa laga sameeyo waxyaalo kiimika ah, mustaqbalka dhib ayay kuu keenaysaa, sida kacsiga oo dhinto iwm.

    ReplyDelete
  8. Anonymous3/01/2011

    waa dhibaato raga la soo daristay inkastoon anigu ahay wiil aan guursan hadana dee kolay dhalin yaradu waa iska dhibaato badan yihiin oo waa stage la soo wada m,aro inan iyo inanba hamadu wakhtiyo ayey ugu badan tahay sida xaga raga waa salaada hore dumarkana kolay somalidu been kuma maahmahdee waxa la yidhi waa casar ka inkastoo ay mala awaal tahay hadana islaan somaaliyeed baa laga hayaa anoo casar joogiyo nin salaad hore joogaaan isla waayey malaha halkaa baa laga dhadhasan karaa

    ReplyDelete
  9. Anonymous3/02/2011

    waa run waa dhibaato jirta inay raga qaarkii biyuhyu hore uga yimaadaan taasi oo sida ku xusan qormadeenan ay ugu wacantahay sobobaha kor u xusani hadaba waxay su aashaydu tahay ma jiraa marka ragu horu u biyo baxaan sobob ay gabadhu ku ogaankarto, ama dareenkeedu ku laciifi karo marka biyaha ninku ku dhacaan

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post