Imisa ayuu gaaraa dhererka dabiiciga ee xubinta ragga

Aad bay u kala duwan yihiin dherarka xubinta ragga ama guska, taasina waa abuuris ilaahey, balse waxaa jira dad si qaldan ka fahansan qaabka dherarkaasi uu ku yimid.
Nin kasta waxa uu leeyahay dherar dabiici ah oo ilaahey uu ku hibeystay xubintiisa, balse waxaa jirta tiro qubarada caafimaadka ay soo saareen oo ninka ugu xubin dheer uu gaarayo.
Hadaba intaanan tirada u guda gelin waxaa warbixinta qubradani ku qoran in xubinta ragga qaar isaga oo aan kacsaneyn uu aad u dheer yahay halka qaar kale marka galmo ay sameynayaan uu noqdo mid aad u dheer, hase ahaate waxaa jira rag intaa ka duwan oo iyagu ilaahey uu ku abuuray xubin iska dherar yar.
7 Centimeter ilaa 15 Centimeter waa dherarka dabiiciga ah ee guska, halka ragga xubinta  gaaban marka galmo ay sameynayaan uu dherarkoodu gaaro 12 Centimeter, taasina waa tiro aad u fiican marka loo eego dhanka galmada.
Ninka ugu xubinta dheer waxa uu dherarkiisu inta la hayo noqday 24 Centimeter, waana qiimeynta cilmiyaysan ee xilliga uu galmada ku jiro.
Ma ahan in ninka xubinta gaaban uu yahay nin aan wax tari karin ama uu yahay mid ku fashilma galmada xaaskiisa.
Dherarka ama dheeraanshaha guska ma ahan mid dhibaato dumarka u keenaya, waxa dheeraad ah oo uu raaxada dumarka ku soo kordhiyo ma jiraan, marka laga reebo hadba ninka iyo farsamadiisa, si naagtiisu raaxo uga hesho.
Dhaqaatiirta qaar waxay aamin san yihiiin in ragga xubinta (guska) gaaban ay faa’iido ku qabaan dumarka, xilliga uu galmada ku jiro, taas oo ah marka uu ka bixinayo iyo marka uu galinayo, waxayna taasi dumarku ka helayaan raaxo iyo kacsi dheeraad ah.
Gaba gabada nuxurka warbixintani dherarka ama gaabnida xubinta ninka hadii dhibaatooyin caafimaad aaney qabin waa ku kaafi naagtaada ama xaaskaaga.
Ogow in wax jira aaney aheyn isticmaalida dawooyin, si qofka xubinta gaabani uu u dheereeyo xubintiisa, taasi waxay ku keeni kartaa qofka dhibaatooyin xubintiisa ku timaada sida ma dhaleysnimo iyo kuwa kale.

Warbaahinta Xogsheeg / Arrimaha Caafimaadka Qoyska.
E. xogsheeg@hotmail.com


17 Comments

  1. loool, idinku dadka qoodhaha gaaban leh baad niyada u dhisaysaan, war iga wala dumark dhererka iyo buurnida guska ayeey ugu jecel yihiin

    ReplyDelete
  2. Anonymous3/15/2011

    aniga sanadkega wa 17 sano guskeegana wa 13cmtr marka u dansanyahay wa 9 cmtr markaan aad u kacsadana wa wa 13 mtr guskega ma yaryahay ama wa sanadkayga o yar macquul matahay in u kasi weynaado sanadaha iigu xiga hadu alle idmo iga jaahil bixi walalo ano mahad qaliya ku haayo mahadsanidi

    ReplyDelete
  3. 13 sintimitir laguma tirin karo yaraan naag wuu qancin karaa, 17 sano ruuxa jiro weli xubintiisa taranka korriin ayaa u dhimin siiba xubinta taranka marka ninka xaas yeesho way sii weynaan

    ReplyDelete
  4. Anonymous3/16/2011

    heheheheeheh walalo qaali aad baad umahadsantihiin

    ReplyDelete
  5. Anonymous3/18/2011

    naagaha buuran ayaa u baahan bahal dheer laakin naagaha caatada ah wax yar xitaa waa ku filan yahay haddii ay lugaha kala qaado bahalkeeda banaanka ayuu soo baxayaa laab laab malaha

    ReplyDelete
  6. naag garoob ah oo wax so dhashay 12 Centimeter maxuu ka taraa waa jawaab loo baahan yahay

    ReplyDelete
  7. Anonymous6/25/2011

    naag garoob ah maxuu kala taraa 12 Centimeter ?

    ReplyDelete
  8. Anonymous7/09/2012

    hadii uu guskaagu gaabanyahay oo uu yahay 13cm maka uu kacsanyahay sidee ugu fiican ayaad ugu tagi kartaa xaaskaaga???????????????????????????

    ReplyDelete
  9. haddii bahalkaagu gaaban yahay waxaa ugu fiican inay kugu kor fariisato

    ReplyDelete
  10. Anonymous7/12/2012

    waxan idin waydiiyay habkee ayuu ninku ugu jecelyahay inuu ugu galmoodo xaaskiisa, naagtuna habkee ayay ugu jeceshahay inuu ninkeedu ugu galmoodo?

    ReplyDelete
  11. ruuxa kastaa isagaa yaqaana sida uu ka helo sidoo kale gabar kasta iyada ayaa kaa og sida ay rabto, dadka isku dooq ma aha

    ReplyDelete
  12. Waa sax qof walba isaga yaqaan

    ReplyDelete
  13. my age waa 19 dherarkiisuna 20 cent kaas caadi maaho

    ReplyDelete
  14. muxuu ka tarayaa gabdh buuran gus 16cmtr

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post