Nin Soomaali oo ka qaaday gabar soomaali ah sawiro qaawan markuu siiyay kaddib maandooriye Amazing event

sawiro qaawan markuu siiyay kaddib
Gabar Soomaaliyeed oo degan Magaalada Minnessota ee Dalka Mareykanka ayaa arin murugo badan la soo deristay,kadib markii Nin Soomaaliyeed oo caan ka ah inuu si xirfadeysan gabdhaha u kufsado uu ka  duubay Video xili uu kiniini mandooriye ah oogu daray cabitaan ay cabaysay,kadibna kolkii ay miirkeedii doorsoomay ka qaaday Sawiro  iyadoo qaawan oo nuudo ah.
Ninkan ayaa Gabadhan dhibanaha ah  markasta oogu hanjabi jiray hadii aysan qasab kula galmoon inuu Sawirada uu ka qaaday inuu faafinayo,wuxuuna sawiradii uu ka qaaday hadda bilaabay inuu 5-Dollar ooga iibiyo dhalinyarada Soomaaliyeed ee degan Dalka Mareykanka,waxayna arintani sababtay inay go’aansatay inay is-disho,inkastoo saaxiibadeed kula taliyeen inaysan nafteeda haligin,balse ay Saxaafada u soo bandhigto dhibaatada lagula kacay si markaas looga hortago in ninkan dembiilaha ah maxkamad cadaalad ah lasoo taago.
Gabadhan ayaa Saxafiyad Mareykan ah ooga sheekeysay in ninkan dembiilaha ee falkan kula kacay uu sidoo kale sawiro qaa-qaawan ka duubay gabdho da’yar ah (Teen-Age)kuwaasoo uu badankood cabitaanka oogu daray daroogo,kadibna sawiro ka qaaday,isagoo ka iibinaya dhalinyarada Soomaaliyeed ee Maretkankan ku dhaqan.
Arintan ayaa waxaa hadda baaritaan ku-haya Booliiska Mareykanka ee Gobolka Minessota,waxaan ka codsanaynaa Gabdhaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Minessota hadii ay heli-karaan sawirka dembiilahan ugaarsanaya Gabdhaha Soomaaliyeed inaad badweyn.com u soo dirtaan si wejigiisa loo garto kadibna ay iska ilaaliyaan Gabdhaha Soomaaliyeed ee Mareykanka ku dhaqan,waayo ninkan Bulshadda wuxuu ku yahay khatar aan la dhayalsan-karin.
Nasiib-darrada oogu daran ee heysata Gabadhan Soomalaiyeed ayaa noqatay,iyadoo xabsi ku ah guriga reerkooda,kana baqaysa dibada inay u soo baxdo,waxayna aflagaadooyin kala kulantaa Soomaalida,iyagoo dhaha Sharmuuto ayaad tahay,waayo sawiradaadii ayaa dariiqayada Ceder-Avenua iyo Karamel ee Minnessota ku-yaal lagu iibiyaa
,Haddaba waxaa la gudboon Culimadda iyo Dhalinyaradda Aqoonyahanadda ah ee Minnessota degan inay gabadhaan u gar-gaaraan inta aysan nafteeda dhib soo gaarsiin
Sihaam Cali Nuur
sihaamcali3@hotmail.com
Madaxa warka Uk

daawo gabadhan romantiga ka hadlayso
 

39 Comments

  1. Anonymous3/29/2011

    waar been naagtan iyadaa isla wareegto ah waxaas yeey u sheegee naagahaan sharafta beelay raga afkiina qurunka ah ka daaya waa adinkaa wadooyinka laydinku wasayeee meel walba aad joogtaan xataa ninka sawiray somali maaha iyadaa u dhiibatay yay eedeeysaa

    ReplyDelete
  2. Anonymous3/29/2011

    war ninka gabadha saan yeelay waa mid aan aabe iyo hooyo leheen waa wecel aan walaal leheen kaas waa inladilaa maxaa yeelay gabadha miskiinta sharafteeda ayuu kucayaaray , gabar sideedaba weyjilcantahay wiilasha soomaaliyeed ayaga ayaa lagarabaa iney sharaftooda ilaaliyaan ma,ahan in larakaateeyo

    ReplyDelete
  3. Runsheeg dumar3/30/2011

    Marka hore gabadha hadii uu daroogo siiyay maxey oga yeeshay intii danbe sida ay hada isu qarisay wajigeeda ma u qarsoonaa dhac dadaan kahor gabdhaha walaaladey ahee soomaaliyeed kudayashada dhaqamada shisheeye tanoo kalaa laga dhaxlaa.waxaad ogaataan in aadtihiin hilib bisil oo ay cidwalbo idiin hawooneyso iska ilaaliya damiir laawaha iyo diin laawaha. Tanoo kale waxey kadhacday magaalada Garissa gabadh ardayad aheyd ayaa waxaa lagu faafiyay sawirkeeda internetka iyadoo xiran kastuumo iyo rajabeeto ama nigis iyo keeshali hadba saad utaqaan kuna fadhida sariir meesha sawirka looga qaadeyna waa Hotel timaheeda waxey iila ekaayeen kuwo qoyan calaakuli xaal marki laweydiiyay waxey tiri aniga maba ihi inta aan iyada qof ahaan aan u arag ayaa la itusay sawirka oo badi dhalinyaradii ay kusoo shubteen mobilada. gabadhi waxaa laga ceyriyay schoolki maalintii danbe ayay timid meel aroosa indhaha markan saarey yaan gartey gabadhii iney tahay isbarasho kadib waxey iiga sheekeysey in lanabey oo magaceeda iyo schoolka ay dhigato lagu dul qorey sawir aysan laheyn waxan suaaley walaal majiraa qofaad kashakisantahay waxey igu tiri wiil aan hada kahor kuxumeeyay ayaa jira kaa inuuyahaan umaleynayaa waxey kaloo ay igu tiri guur wey iiga dhamaatay waayo wiil aan isjecleyn wuxuu igu bilaabey inuu iga aamuso waxey ii raacisay nin dibada jira ayaa isoo dooney waxeyse ku catowday waxaan kacabsi qabaa iney igu diraan dadkii awalba mustaqbal la'aanta i dhigey warka waan ku dheeraaday waxanse kadamqaday dhibaatada ku dhacda inbadan gabdhaha oo aan kataxadarin waxa ku imankara hadey cidwalba aaminaan qofka aad lahadleysan kuwada hadla meel dad ka agdhow yahay hakula kaliyeysan meelcidla ah.ogowna in danbi aan lagu sixin danbi waxaan kawadaa ha isdilin lakin la imow waxwalba oo karaamadaada kuu soo celinkara allaah danbi dhaafweydiiso naftaada kareeb iney qalad kale gasho iskuna kalsoonow hadey suuragaltahayna magaalo kale iska aad inta la iska kaa ilaawayo. raga gabdhaha ku cayaarayana ha ogaadaan iney nabsi galayaan waxaadan u ogolaateen gabadhaada iyo walaashaa haku sameyn gabadhkale. Dhalin yaroy isguursada si aysan udhicin tanoo kale sheydan kalmeysna loo waayo. Wasalaamu caleykum

    ReplyDelete
  4. Anonymous3/30/2011

    ooh wan ka xunahay waxa ku dhacay gabdhan walahi lakin waxan kula talin laha ineysan is dilin garabna lasiiyo si loogu gar gaaro walshaas somaliyeed e dhiban hade is dheheeso laguma gursanayo iyo wax yaabo lamid ah iney ka wantowdo inee is disho plz contactigeeda nosoo radiya si an ula xiriirno bahdiina wad mahdsantihiin

    ReplyDelete
  5. Anonymous3/31/2011

    runtii aad baan uga xumahay arintan waayo waa rin xun oo waxashnimo ah runtii waaa nasiib daro in nin soomali ahi kusameeyo gabadh walaashiish ookale ah oo soomali ah sidan
    runti aad baan uga xumahay waxaan leeyahay gabdha somaliyeed iska ilaaliya waxaas oo ninkaad jeclaataan reerkiina si sharafleh ha idinkasoo doono idinkoo gurigiina jooga oo uraacin baar ama gurigiisa

    ReplyDelete
  6. gabar somali qaawan in la arko waa wax aad u xun maxaayeelay gabdhaheena waxay ahaan jireen gabdho xishood badan laakin marka ay ku dhexdarsameen gaalada ayaa waxaais baddalay dhaqankooda gabar qaawan iska daayee gabar soomaali ma awoodi jirin inay musqul ku gasho nin meel uu ka ag dhow yahay inay haddan waxay noqdeen kuwa iyagaba raba in la sawiro iyagoo qaawan, haddii laga qaado gabar sawiro qaaqaawan ilbiriqsi ayay ku faafaan sawiradaas marka waxaan u sheegayaa walaalahayga inay iska jiraan ninmanka nimanka waa daanaystayaal markaan arkaan gabadha inay jeceshay waxay rabaan inay wax walba ku sameeyaan

    ReplyDelete
  7. Anonymous4/02/2011

    gabar qaawan oo soomaali ah in la faafiyo waa yaab maxaa u geeyey ninkan inuu sidan smeeyo

    ReplyDelete
  8. Anonymous4/02/2011

    shahwo nin marka ay kacdo wax walba oo xun waa sameeyaa markuu ka dhergey ayuu sawirey miskiinta iyadoo qaawan

    ReplyDelete
  9. Anonymous4/04/2011

    SUBXANAL WALAHI WIILA SHA MA XISHONAYAAN ILAHOW INO GAR GAAR SOMALIDI WAY IS BEDESHAY SUBXANALAHA

    ReplyDelete
  10. Anonymous4/04/2011

    FADLAN WAXAN IDIN KA COD SANA GABADHA WALO GAR GARAYA WIIL DHALIN YARA AH AYA KA DUCEY SANA MARKA FADLAN INTA INAGALA SOXARIIRA fitax2009@hotmail.com

    ReplyDelete
  11. Anonymous4/10/2011

    Oh my God I feel sorry for you.I hope the stupid bustard goes to jail for what he has done to u....I am so proud of you for standing up for yourself and for coming out and letting the public know the truth.Please don't try to commit suicide again, that is haram.Dont let that man destroy your life.Sometimes really cruel things happen to people that are out of their hands.Therefore don't blame yourself, its not your fault and your life is not permanently ruined , its just beginning. keep your head up and if those Somalis in Minnesota keep harassing just simply move to another state or come to Canada we got Free Health Care here lols. I hope everything works out for you.

    ReplyDelete
  12. Anonymous4/20/2011

    Gabadhan Danbi maleh hadi ninka xumatidaa u ku sameyay iyadoo u miir daboolay dadka ku caayayana waa jaahilin somalina lagulama yaabayo . samir oo naftada hada wax yesho ogow danbi weyn ba dushada ahaanayo maxa yelay adun yada wa imtixan dhib walba ku gaari . adigana Towbada badi mar walbona lazim alle xasuustisa Hadal Somliyed waxba kama qadayo .. ogaadana somaliyey hadaad alle ka cabsaneysan rasulka muxamed na aad adecsan tihin .. Aqiro iyo Adun Waxa libanay Qofka Qariya Qofka Walalkisa Ceebtisa .. ( qofka astura ceebta muslimka alle isagana ceebtisu astura malinka qiyamo ) so maxad ku caynesan marka qof dhib logestay qofki kale baaba lagu faray in cebtisa aad qarisane . war wax iskula hara oo xishoda

    ReplyDelete
  13. Anonymous5/22/2011

    aad iyo aad ayaa uugu xumahay gabartaan laxumeeyey oo soomaaliyeed walaahi waa wax laga xumaado waxaas

    ReplyDelete
  14. wlhi aad ayaan ula murgoday gabartaan kan sameyayna ma wey gabar la dhalan wa wacal an hooya iyo abe laheen sorry my walshey

    ReplyDelete
  15. Anonymous6/26/2011

    runtii waa arin aad u fool xun... wana ka xumahay in gabar somaliyeed ceebteeda sas loo fafiyo lakin waxaa modaa gabadha iyada lafteeda inay khaladka wax ka wadagto waxana leyahay ilaah gabdheheena ha asturo meel kasto ay joogan

    ReplyDelete
  16. Atto Jc

    Waa arin fool xun oo aad looga noxo, in dhaqamadii xumaa ee reer Galbeedku ay maalinba maalinta ka dambaysa ay kusoo badanayaan Bulshada Soomaaliyeed, Runtii arintaan aad ayaan uga xunahay, ee waxba ha beenaysanina, gabadhana yaan la caayin, waa laga yaabaa waxay sheegayso inay run yihiin, ILAAHAY ha u gargaaro anagu waxba uma qaban karnee, Mujrimkaasna Umada Muslimka ah ha nooga qabto, Arintaana waan in xil wayn la iska saaraa,
    Oo af iyo adinba wax looga qabtaa, waana in ninkaas sawiradiisa asna Internetka lugu faafiyaa si ay uga digtoonaadaan gabdhaha kale, Runtii gabdhaha yar yar caqligooda waa la khaldi karaa, marka Culimo, Aqoonyahan, Odayaal, Dhalinyaro waa inaan isku kaashaanaa sidii dhaqankaas xun aan qaban lahayn intuusan nugu badan, bye Atto Jcr

    ReplyDelete
  17. Anonymous7/21/2011

    dadka qar waxaa fican ineysan iska hadlin somahan qofka waxaa fican in la sturo cebtisa hadii uu sheydan ku qaday xitaa waxaa wanagsan inaan lagu ciyarin gabdhaha waxaa fican qofka inusan iska hadlin somahan waxaa wanagsan qofka iguu ku hadlo mar waliba wax murtiyeysan ama wax uu wax ka faidayo plz gabdhas uduceya in ilaah niyad jabkas ka baa bi,iyo allahne waxaas oo kale ka hayo habenka waa iska masakin ilahey haka hayo ciyalsuqa gabadhas fadexeyay ayadane waxaan ku waninayaa ineysan nafteda gonin ay ilahey talo sarato hadii waxaan ku dhacay ay barii ka tahay waxaan leyahay ilahey haka hayo dadka wasaqiinta ah oo bulshada ku dhaxjiro waxaan idin leyahay somaliyeey mel waliba aad jogto kii walaalka ahaa oo somaliga aha ayaa sas kaniino gabar walshis ah usiyay kuwa kale maxey sameynayaa iska ilaaliya hee hana la isku badnayo oo dad dhorsan noqda

    ReplyDelete
  18. asc dhamaan waa idin salaamay ninka saas u dhaqmay ilaahay wuu u jeedaa ama walaalshii ama gabadhiisa ama hooyadii ceeebtaas oo kala lama jecla in ay ku dhacdo asna saas uu samaynayaa maalin uun wuu arkin gabadha say maanta dareemayso in uu asagana u ceeboobo

    ReplyDelete
  19. Anonymous8/13/2011

    ASC
    ilaah wuxuu yiri " walaa tatabicuu khudwaatishaydaan..:"
    gabadhu hada oo ay wax walbabab ku dheceen ayay kulabisantahay shaati iyo surwaal..
    maxaad umalaynaysaa marakaysan waxba ku dhicin.....


    runtii waxay galabsatay ayaa helay haday dhawdahay ee tawbadkeeto waxba waxaasi kadhimimaysee!!!!

    walalkaa oo run kuusheegay..
    Amiin

    ReplyDelete
  20. kalula8/13/2011

    wlahi wankaxumahay gabartaan silaca logaley waa gabar walashey oo kale lakiini maxa uu geyey deee ninka xuun .

    ReplyDelete
  21. Anonymous11/12/2011

    waan kaxumahay gabadha soomaaliyeed waxa loo gaystay laakiin arinkaas wxaa loo baahan yahay in loo dadaaalo sidii wax looga qaban laha waayo wxaan wayu dhaceen wuxu marhaday dhacaan sidee loo xaliyaa ayaa lays way diiyaa ok waxaan dhihilaha gabdhaha soo maaliyeed eeku nool wadamada shesheeya kadigtoonaada walayaal wxaas xun iska ilaaliya wax hooyo kusiiso maahee wax

    ReplyDelete
  22. Anonymous11/29/2011

    Abaalkeeda ayaa ku dhacay Habalaha Soomaaliyeed ee Raga iska raacana eee raaaxo sino mooda weeyaan markii hore maxaa raaciyey ee u geeyey waa Dhilo .... Tusaalena waxay u noqtay Asaxaabteedi dhilooyinka ahaa .... Nin Abaalkeedi mariyey ayaa helay dhilo kastana in sidaasi laga yeelo waa Waajib ... Wax daroog iska siiyaa ma jirto wixiii raaali kale ah ayaa Is wasa oo daroogo wada isctimaalka Khamrina wada caba ....... Iyadaa raaali ka ahayd ..... Abaalkeeduna waa noocaaa......

    ReplyDelete
  23. Anonymous11/29/2011

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    ReplyDelete
  24. Anonymous1/10/2012

    hadaad luuq-luuqa iska dayn waydaan sidaa iyo sikasii daranba waad la kulmaysaan.
    ninka sidaa yeelay iyo naagta ka yeeshayna waa isku mid ceebta uun bay dheertahay.
    naagkasta oo dhilo ah waa in sidaa loo galaa.
    naagta nin isu qaawisay ee hoos dhigatay isaga oo aan qabin waa abaalkeeda in sidaa loo galaa. si ay cashar ugu noqoto midkasta oo sidaas yeesha ama samaysa ZINO.
    dhuq-dhuq hore dhabanahays dambe ayay leedahay.

    ReplyDelete
  25. aad ayaan uga xumahay maahan in layiraahdo way qaldanayd lkn waa loo nasteexeeyaa biliaadamka qalad waa kadhaca illahay hatoobad keento war kale tiraadiisa ha dhaafto adinkana walaasheen aan unasteexayno

    ReplyDelete
  26. Anonymous1/26/2012

    INANTAN WAXAAN KULA TALIN LAHAA INAY CIBAADAD BADSATO SI AY U ILOWDO CULAYSKAA.. MIDA KALE DUMARKU WAA CAD BISIL NINKII HELA AYAA AMA XUMEEYA AMA WANAAJIYA EE HABLAHA HALA WANAAJIYO. DANBI MALAHA WALAASHEEN EE SHAYDAANKAA DANBIGA LEH, WAAN KUU DUCAYNAYAA WALAALO HAKU FAKARIN FAL XUN EE CIBAADAYSO MID KHAYR QABANA ILAAH HAKU SIIYO OO AAD AAD XIJAAB ISU NOQOTAAN.. (HALYEY SOMALI-OSLO)

    ReplyDelete
  27. Anonymous2/23/2012

    maxaa girigiisa geeyay naag muslim ah yaa ubaneeyay in ajanabi ka ah inay qol lagasho ayadana wey kumacdahay

    ReplyDelete
  28. Anonymous3/02/2012

    Marka hore waka humahay arinta foosha xun gabarta maskiinta ku habsatay lkn labadaba wa danbiilayal maxa waye gabarta maxa iyada daroogada marka sarqanto polsk wa u wacato si loo baro hadii arinka lagu cadeeyo wa la xukuma lkn gabarta raali aheyd marki hore hada maxa laqabana wax cad malahayo hada nin iyo naag wax badan wa dhaxmara maxa isku dile hada isdasho towbada wa dhume hada waqti badan towba ku furan ninkana waqti dheeren o gaaban wax ku dhici marka xaaranta wa dhiib ama adkesi hore ama afeef dambe waye any thing can happen srry sis

    ReplyDelete
  29. Anonymous3/16/2012

    nimanka somalida waa xasidin ,,qofka ahdu dib hesto dibkale loguma daro,plz gabada aflagada kadaya ,,waxan wa wax ilahay qoray,,ilay kas haka abal mariyo wuxu gabadan ku sameye

    ReplyDelete
  30. Anonymous7/18/2012

    runtii wax laga xumaado gabdhaha soomaliyeed waxaan kula dardarmayaa inaay kadigtoonadan waxanoo miidhan iyo wexii lamidaba qofku haduusan ilaahay kabaqaynin wuxuu doonuu samay nayaa marko umada muslimiintah walibaa garaahan soomalidu ilaahay hakabaqeen waxyalah fashixada hayskadayeen gabaadhaas nawaxaan kuladar darmayaa rabi cusko ilahaay markasta xuskiisa kuxidh noow salaadu layl utuko ale rabina bari in ale calaamo kamuujiyo ninikaas dagdag wasalamu calyku ramadaan kariim muslimiin ta dhaaman

    ReplyDelete
  31. Anonymous10/03/2012

    asc marka hore dhamaan akhristayaasha boga marka hore tan labaad aad ayaan uga wada xunahay in gabar soomaaliyeed ay ku dhacdo dhibkan oo kale teeda kale waxaan ognahay amaba gabdhaan walaasheen ah sidaan ugalay nin madoow oo mareykan ah ee nin soomaaliyeed sidatan ma yeelin sidey afkeeda aanu ka hayno yaa yiri ninku waa soomaali gabadha sidaan ugalay bal hubiya warkaas intaydaan ku ordin arinta inaad ka hadashaan oo raadiya gabadha oo hadlaysa oo dhagaysta hadaladeeda wa bilaahi tawfiiq

    ReplyDelete
  32. waxaan rabaa in aan gabar garab siiyo ?
    waxaan niga cod sanayaa in aad isoo xariirisiin gabadhan?

    ReplyDelete
  33. waxaan rabaa in aan gabadhan garab siiyo?

    ReplyDelete
  34. Anonymous3/14/2014

    dhilo soomaaliyeed ayaa sidaas loo galaa

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous3/14/2014

      gabadhii is dhigta meeshaa sharmuuto baa loo arkaa gabar fiican sidaas maba samayn karto

      Delete
  35. Anonymous1/26/2015

    am sorry for that it is awfull to hear dat

    ReplyDelete
  36. Anonymous7/24/2015

    wa ka xumahy

    ReplyDelete
  37. Anonymous7/24/2015

    aniga waxa kula talinlaha walashas in muqdisho iska timaado o ey iska guursato iskana ilowdo wixi hore ,ha is dilin hadaad isdisho aaqiro naar ku sugeysa sida diinteena sheegtey marka wa taladeyda mahadsanid

    ReplyDelete
  38. shukul somaal6/29/2016

    waa dhacdo aad u xun taas waxaay kutusay saa raga badanaa nagaha qurbaha jiraa gaadgaada in aysan ka warheen tan maxaa yeelay aad baa loo danyee gabdhaha dibada marka ninka iyo naagta waxaa eeda leh naagta maxayelay guriga maxaa kasaaray oo geeyay meelkale badana ninka ayaa lasaaray eeda naagaha dibada dhaqan xun bay yaqanin

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post