Shan Jir Loo Guuriyay Gabar Sedex Sano Jir Ah , Suuriya Ayay Ka Dhacday

Arin lala yaabo ayay ka noqotay dalka Suuriya ka dib markii wiil 5-sano jir ah lagu xeray gabar laba sano ka yar waxa ayna sidaas ku noqdeen labada caruur ee aduunka ugu yar .
Xaflad ayaa labadaan caruur loogu qabtay guriga wiilka arooska ah magaalada Xims ee bartamaha Suriya , waxa ayna hooyadii sheegtay in 25-sano wiilkeeda ku dhashay ka dib dhowr jeer oo ilmaha ka soo dlmeen ka dib uurkiisna ay balan qaaday haddii wiil uu noqdo in ay ugu guurineyso da`da 5-ano .
Waxa ay intaas ku dartay in ehelka gabata ka dhaadhicisay waxa ay sidas u sameyneyso oo uu shaar ku jiro ehelka gabartana ay ka aqbaleen sidaasna meherka ku dhacay .
Labada qoys ayaa muujiyay in ay ku faraxsan yihiin talaabda ay qaadeen iyadoo labada lamaane yihiin caruuruusinta ugu yar aduunka , waxaana horay u dhacay dhacdooyin noocaan oo kale ah .
Xigasho:
Alcarabiya wacdaraha Aduunka .
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post