Biyaha ninka iyo axkaamta la xiriirta

Biyaha ninka waxay ka soo wada baxaan jirka oo dhan marka ninka gaaro marxaladda biyabbaxa, biyaha

manida waxay ka koobanyihiin dhecaan iyo dhiig xambaarsan sifaad oo dhaxaleed, marka ay jirka ka soo
wada dhaqaaqaan waxay isugu soo uruurayaan dhabarka marka ay soo gaaraan xiniinyaha ayay cadnoqdaan, marka biyaha manida calaamado ayay leeyihiin oo lagu garto, calaamadaah waxay yihiin
1- si xoog inay u soo boodan siiba nimanka Alle siiyay awood galmadeed
2- waxay u soo uraan sida cajiinka oo kale waxaa laga yaabaa inuu ku saamoowo urkooda cuntada ninka
aadka u cuno
3- marka ay baxaan ninka aad buu u dareemaa raaxo xadka ka baxsan kaddib bahalkiisa wuu damayaa, way
dhici kartaa inuusan bahlkiisa damin laakin waa xaalad aan badnayn
4- midab cad ayay leeyihiin, way dhici kartaa inay midab kale yeeshaan sida xaakada oo kale
5- way adagyihiin sida mishaarida oo kale, dadka daciifka ah aad uma adka manidooda
marka sifooyinkan marka la arko waa biyaha aan wax jirro ku jirin oo ka yimaada qofka caafimaadkiisa

taamka ah,

marka biyaha maxaa lagu badin karaa
biyaha waxaa badiya kalluunka nooc walba ka mid ah gaar ahaan midka la dhaho salmon, iyo basasha iyo
ukunta sabiibka madooban iyo sanjabiilka cagaaran iyo aananaaska iyo malabka iyo mooska iyo looska iyo
caanaha geela
biya marka ay ka soo baxaan ninka waxaa ku waajibo qubays, ninka marka uu muddo galmo uusan
samaynin inta badan riyo ayuu ku biyabbaxaa, qofka marka uusan naag qabin waxaa fiican inuu iska
yareeyo cuntada si aysan ugu badanin biyaha maxaayeelay marka ay ku bataan biyaha jirka waxay keenaan fikir iyo mashquul maskaxeed ruuxa xitaa wax ma baran karo qalbigiisa marwalba wuxuu ku hayaa naag, hadduu arko gabar ma rabo inuu ka jeesto

biyaha xaaska wax ma u taraan

sida aan soo sheegnay biyaha waxay ka samaysan yihiin burutiin aad u sareeyo marka ninka marka uu u galmoonayo xaaskiisa oo uu ku shubayo biyaha naagta waxay ka qaadanaysaa burutiin oo ka difaacaya maqaarkeeda jirka inuu dhero, culimada qaarkooda way diideen inuu ninka bahalkiisa ka soo saaro xaaskiisa oo uu bannaanka ku daadiyo waxay dheheen waa inuu ka dalbo maxaayeelay marka hore raaxada ayuu ka gooynayaa midda labaadna jirkeeda ayaa u baahan, xitaa naagaha qaarkooda marka biya ninka lagu shubo ayay biyabbaxaan,
biyaha ninka ma nijaaso baa ?
mad'habka imaam Maalik iyo imaam mad'habka Imaam Shaafici   iyo mad'habka imaam axmed iyo jumhuurta salafka waxay qabaan inay manidu daahir tahay laakin mad'habka Imaam abuu xaniifa wuxuu qabaa inay manidu nijaaso tahay, laakin daliilka daahirnimada ayaa xoog badan, laakin waxaa la isku waafaqsanyahay inaan la cuni karin maxaayeelay waa sida diifka oo kale lama ogola in la cuno sidaas waxaan u leeyahay maalmaahan ayaa su'aalahaas soo bateen biyaha ninka ma laqi karaa jawaabtu waxay tahay maya diinta islaamka waxay xarrimtay in la cuno wax kastoo khabiith ah  taas macnaheeda ma aha in lagu xirayo khabiithka inuu nijaaso ahaado, kabiithka waxaa soo galayo wixii nijaaso ah iyo wixii dadka fadradooda saliim tahay ay u arkaan inuu qurun yahay sida diifka ama mataga iwm.
Raxaada guurka

6 Comments

  1. asc dhamaan marka labaad salaan qas ah bahda webkani raaxada guurka marka sadaxaad aniga hadi an iska hadlo wan da' yarahay walina maguursan biyaha waxan isu arkay sanadkii 2008 kii o ay biyaheyga ugu horeyay isu arkay ano layabay kadib ayan laqabsaday markaasi biyahega waxa ay ahayen sida caano garoor barax ah cml kadib waxan joogaba sanadki dambe ayan isu arkay biyo adag o u ek boorashka murdux murduxo leh o aad u cad kadib lkn waxan kalo isu arkay markan bil cml joogo o aysan iga bixin biyaha wu is badala midibkooda waxa so gala cagaar yar sida xaaqada cml lkn markan kuwasi iga baxaan kadib waxan isku arka biyo caadi ah waxaan uhibyay o an daba gal isu sameeyay in ay tahay sawabta biyaha lacagartaan biyaha o kugu bata taasi ana iska jaahil bixiyay o ogaday lknkiise biyaheyga aad ayey uso boodaan sida qof naxay wadnahiisa sida u noqdo cml her ay indhaga iga faniinan ano fiirinaayo wan arkay hadii an guska qabto xitaa o an cejiyo we so boodan guskana wu ixanuunaa fahfahtaas kadib su aal ayan wata walalayaal marke biyaha iga so bixi rabaan guska hadii an mesha u gudniinka maray o garan garta ahi hadan ka qabto o biyaha isu celiyo ama ay si dhib leh xanun leh iga so baxaan maxe keeni kartaa o dhibaata ahi hada masameeyi lkn horan usamen jiray sanadkan biyaha isku arkay isla gudahiisa saa id ayan biyaha isga keeni jiray hadase majecli in an biyaha iskeeno o lalabo aya i wabaneeso ama weba iga madowdahay in an gacanteyda biyaha isga keeno saa'id ayan u necbahay oo sida an biyaha isaga keeni jiray ayan kiraahsaday o an ogaaday in ay yihiin dad an cuqbad ka galayo o an musqusha iyo darbiga ku tirayo ama an ku shubayo intasi kadib fafhin iga siiya dadkani ugu faa'ideeya walayaal aniga wali wan yarahay kacsigeenana wu badanyahay but biyaha sida an isaga keeno we adagtahay ila an riyoodo ama ayaga iska so baxaan muda dheer kadib walalayaal faafahin arimahas laxiriiro biyaheega hada wa boorash o kale o marka ay iga baxayan afar mar i xoog ah ay uso boodaa iyo sadex mar tartiib ay uso boodan wa sidaas saa'idna ayey u dagyihiin wabalahi towfiiq allah amarkii fahfahin ayan sugaya insha allah

    ReplyDelete
  2. Walaal iska ilaali seegada haddii aad rabto mustaqbal fiican, hadda ok baa tahay sida ninlaga rabo ayaad tahay, guska oo la ceejiyo marka ay biyaha kaa baxayaan waxay keeni kartaa dhibaatooyin la xiriira xididaha taranka siiba marka ay soo baxayaan, qofka wuxuu ku ilaalin karaa raganimadiisa inuu iska ilaaliyo seegada ama sinada waxaa waajib ah inuu sugo guurka iskuna dayo inuu si degdeg u guursado

    ReplyDelete
  3. mahadsanidiin walayaal wan iska ilaalina siigada ila ay dar alle iga iimadan sida ano hurda cml marka lkn mar dhaw in an guursanaayo uma maleynaayi lkn adkeysi ayan leeyahay o allah i nimceeyay anigo adkesigaas leh ayan zaa'id u kacsi badanahay marka insha allah naagteyda ayan rajaynaya in ay iga baahi tiri doonto aniga an ka baahi tiri doono raaxada aduun wad mahadsantihiin wallayaal

    ReplyDelete
  4. Asc. Dr. Salan kadib dr. Marka ay biyaha iga so baxayaan waxa i xanuunta sinta meel waxyar ka sarayso inta ay biyaha socdaan way i xanuunta oo way i dikaanta marka ay biyaha istaagaana wuu is taaga xanuunka. Marka Dr maxay tahay xanunkas ? Mahadsanid

    ReplyDelete
  5. xanuunka marka qofka uu biyabbaxayo oo caanka ah dad badan ay ka sheegtaan waa midka geedka afkiisa xanuuno, laakin midka adiga aad sheegaysyo waa wax anaan waligay maqal waxaa fiican inaad u tagto dhakhtarka ku takhasusay arrimahaas

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post