Maxaa la akhriyaa waqtiga galmada

Diinteena Islaamka qiimaha badan wax kasta nolosha adduunka iyo aakhiro noo saxaya way noo sheegtay, inta aadan xaaskaaga ugu tagin ayaad duco akhrisanaysaa ducadaas waxay idinka ilaalinaysaa shaydaanka Nabiga suubanaa صلى الله عليه وآله وسلم ayaa wuxuu yiri : 


waxaa wariyey Bukhaari iyo muslim

haddii midkiina uu rabo inuu u tago xaaskiisa uu yiraahdo: BISMILLAAH ILAAHOW NAGA FOGEEY SHAYDAANKA KANA FOGEEY SHAYDAANKA WIXII AAD NA SIISID  haddii ilmo loo qaddaro shaydaan weligiisa ma dhibayo
marka waxaa fiican inaad akhrisato marka aad rabto inaad galmo la samaysid xaaskaaga, dadka badankooda way illoobaan siiba marka ay bilaabaan istiinka , xaaska waxaa fiican inay u sheegto ninkeeda haddii uu ilaabo
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post