Dadka ayaa inta badan hamaasada(Halaaqyo)marka uu dareemo daal ama hurdo , iyadoo bani`daamku hamaansiga uu ku soo bilaabo caloosha hooyada marka uu gaaro asbuuca 11-aad .
Baarayaal ayaa isla gartay in bani`aadanka uu hamaasado rubuc malyuun oo jeer noloshiisa taasi oo u dhiganta 5-jeer maalintii laga soo bilaabo marka uu dhasho.
Waxaa la soo wariyay in hamaasiga kaliya aheyn calaamad muujineysa in uu qofka uu baahan yahay hurdo oo uu daalan yahay balse qofku waxa uu hamaansadaa marka uu wel wel la soo darso tusaale ahaan xiliga uu imtixaanka u fariisanayo oo kale .
Baarayaasha ayaa sidoo kale tilmaamay in hamaansiga iyo baahida galmood ee xaywaanada xariir leeyihiin tusaaale haan jeerta galmoosho ma sameyso iyadoo aan sii xoogan u hamaasan
WAXAA KEENI KARAAYA HAASAAWAHOOD QOF KU HAWLAA AADAN LA HAYSAN!
ReplyDelete