Bishinta kacsi ayaa ku qarsoon

Bishintaada oo aad ku taabato(ku salaaxdo)bishiinteeda waxa ay ka qaadeysa dareen aad u sareeya oo u sahlaya in gariir galmada ay gaarto
Qubrada ku xeel dheer aqoonta galmada ayaa ku tilmaama raaxada bishinta in ay la mid tahay adiga oo muudsanaya malab dareeraya .
Haweenka qaarkii ayaa aamisan in bishimahooda raaxada qeyb ka aheyn ,waxaase muhiim ah in aad ogaato in dhaq-dhaqaaqyada bishimaha yihiin sixir qarsoon hadii in carabka la soo bixiyo lagu salaaxana xaalkuna waxa uu sii noqonayaa mid ka sii macaan badan .
Salaaxidda bishinta iminka aan ku sheegayo ma ah in aan shumiso waxaad sameeysa adiga oo aan ku dhajineyn ku xanta-xanteey bishintaada teeda .
Haweenka qaarkood ayaa dareenka kacsiga ee waaliada ah hela marka lagu qandiciyo shiminta la yiraah Nooca faransiiska ama Shuminta Seyga taasi oo ah in dhuuqmada bishinta iyo carabka la isku darro waxaana jecel arinkaas %90 haweenka .

8 Comments

  1. waa li salaamay bahda raaxada guurka waxaan li waydiinayaa haduu xubinta ragga aya tahay 7 ama 8 yahay waa side mise wuu yaryahay???????

    ReplyDelete
  2. 8 snt hadduu yahay geedka ninka waxaa lagu tiri yaa inuu yaryahay laakin naag waa qancin karaa haddii uu adagyahay

    ReplyDelete
  3. Anonymous9/09/2011

    Wad idin salamay all suasheda waa sedee loo weynen kara hadi xubinta raga sida macqul ah ayadon dhaqtar lo tagin mahadsanidWad idin salamay all suasheda waa sedee loo weynen kara hadi xubinta raga sida macqul ah ayadon dhaqtar lo tagin mahadsanid

    ReplyDelete
  4. Anonymous10/06/2011

    asc bahda qorta raaxada guurka waxaan idin sul alayaa waxaa jira raga qaar oo jeceyl in ow uleefo xaskiina minanka galmada ama ucarbiyo mida kale waxaa jira dumarka qaar oo ayakana jecleyl in ey udhuuqdo ninkeeda ama u niigto maxaa ka imaankara oo dhib ah

    ReplyDelete
  5. dhuuqidda bahalka ninka iyo leefidda alaabta naagta diin ahaan waa la isku khilaafay laakin caafimaad ahaan dad badan baa waxay sheegeen in cudduro ka dhalan karaa siiba haddii xubinta ay jeermis leedahay ama ay jirrantahay

    ReplyDelete
  6. Anonymous11/04/2011

    asc. ninkayga ma ii dhunkaan karaa canbarka mase ii mariin karaa afka isagaan carabka marinayn lkn dibnaha . aad baan u jeclahay inuu ii dhunkado laakiin diinta maxay ka qabtaan waa mahadsantihiin bahda RG. DEG DEG IIGU JAWAABA SI AANAN DANBI UGU DHECIN IYO CADHO ALLE.

    ReplyDelete
  7. Saan soo sggeenay dad culimo badan ayaa fatwooday inay bannaantahay in la dhunkan karo cambarka dibnihiisa

    ReplyDelete
  8. Anonymous4/10/2014

    waxaan hayaa su aal marka naagta la wasayo imisa mint ayey qaadanaysaa

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post