Nimanka qaabkan ma jecla

Jariidad ka soo baxda wadanka America oo magaceeda la yiraa Glamour ayaa waxa ay waraysatay wiilal, si ay u ogaato waxa raga xiiso jabiya. Wiilasha ayaa waxa la waydiiyay in ay liis ka qoraan waxyaabaha ugu daran ee gabadhi samayo ee xiisa jabiya wiilasha.
Waxyaalaha ugu daran ee ay wiilashu safka ugu horeeya ku qoreen, oo xiiso jab ku ridaya ayaa waxa ka mid ahayd in ayna xidhan habluhu sharabaado dhaadheer oo u eeg sida shabakada kaluunka lagu soo qabsado. Taasina waxa ay keentaa in aad loo fiirsho gabadh xiran iskaashooyinka noocaas ah. Gabadhii rabta in ay soo jiidato wiilalasha indhahooda waxa u fiican in ay gashato goono.
Waxa kale oo ay wiilashu u arkeen in ay xiiso jab tahay marka ay gabadhi ku aado shaqada kastuumo la’aan iyo rajabeeto la’aan.  Laakiin hadii ay ku joogto guriga kastuumo la’an ayada oo ugu tala gashay sayigeeda ay tahay mid aad u xiiso badan.
Waxa kale oo xiisaha iyo soo jiidashada wiilasha hoos u dhiga marka gabadhi ay aad u mariso dibnaheeda xamuurad ama roseto guduud u ah. Sababtuna ay tahay in xamuuradu ay  wasaqeenayso dharka, taas oo raguna u fasiranayaan in ay gabadhu rabin in sayigeedu dhunkado ama u soo dhawaado. Si kale hadii loo dhigo ayaa ah, ha iga halayn quruxda aan ka helaayo roseetada ii marsan ayay jariidadu ku sii dartay.

4 Comments

  1. Anonymous8/09/2011

    Waxaan ahay 22 jir aanan guursan dhibaatada igu wayn ee I haysa waxa tahay walal waxaan siigaysasho bilaabay aniga oo 14 jir meelaahaa ah illaa 19 sana waxaan ku waday si xowli ah oo maalinkii 2 mar oo mararka qaar xiriir ah ayaan siigaysanayay waxaan dareemay in awoodaydii jir ahaan 60% luntay facey aan kaharay oo rag aan yasi jiray ayaa iga lafa atkaaday uma ciil qaba in aan jab yaraado laakiin murugada ihaysaa waxay tahay oo aan stress daran kaqaaday
    Waxaan isku dayay galmo laba arin ayan kala kulmay oo kala ah
    1= guska oo jilcan wuu jabayaa markaan isku dayyo in aan horay usocdo
    2~ daqiiqad gudahood aniga oo layaaban jebitaanka guska ayaan isla daqiqadii biyahii iga yimaadeen
    Marka walaal waxaa jira wadamada hormaray maalmahaan ku arkay in laleeyahay waa la atkaynayaa guska balac ama dheer wa laga dhigayaa biya baxa waa ladaawaynaya taa war bixin iga siiya
    Mida kala majiraa si kala oo aan daawa ahayn oo biyaha aan kuceshan karo mudda 10 daqiiqa ah ugu yaraan
    Daawada guska lagu atkeeya damaanad maleedahay oo abidka mid gus adag ma ahaanee. Waxan rajaynaa jawaabtiina inay farxadayda noqotaa ramadaan kariim wscwwu wayn ee I haysa waxa tahay walal waxaan siigaysasho bilaabay aniga oo 14 jir meelaahaa ah illaa 19 sana waxaan ku waday si xowli ah oo maalinkii 2 mar oo mararka qaar xiriir ah ayaan siigaysanayay waxaan dareemay in awoodaydii jir ahaan 60% luntay facey aan kaharay oo rag aan yasi jiray ayaa iga lafa atkaaday uma ciil qaba in aan jab yaraado laakiin murugada ihaysaa waxay tahay oo aan stress daran kaqaaday
    Waxaan isku dayay galmo laba arin ayan kala kulmay oo kala ah
    1= guska oo jilcan wuu jabayaa markaan isku dayyo in aan horay usocdo
    2~ daqiiqad gudahood aniga oo layaaban jebitaanka guska ayaan isla daqiqadii biyahii iga yimaadeen
    Marka walaal waxaa jira wadamada hormaray maalmahaan ku arkay in laleeyahay waa la atkaynayaa guska balac ama dheer wa laga dhigayaa biya baxa waa ladaawaynaya taa war bixin iga siiya
    Mida kala majiraa si kala oo aan daawa ahayn oo biyaha aan kuceshan karo mudda 10 daqiiqa ah ugu yaraan
    Daawada guska lagu atkeeya damaanad maleedahay oo abidka mid gus adag ma ahaanee. Waxan rajaynaa jawaabtiina inay farxadayda noqotaa ramadaan kariim wscww

    ReplyDelete
  2. naaleeye8/10/2011

    sxb dhibaato ayaad sheganeysaa , oo weliba aad u daran , waxa aad u baahan tahay in aad booqato dhaqtarada caafimaadka oo specalliga ah xubnaha tarmada , mida kale xubinta taranka raga aya la dheereya waa been iyo borobagando , sbbto ah waxa ay la mid tahay xubintaas , xubin kasta o jirkada ku yaasha , marka iska dhaaf cabsida mawadicdaasna wax badan ayaa wax laga qoran, lkn biya dhaca deg dega iyo fexibility ga ku imatay xubinta tarankada waa xalin kara niyada qeyr u sheeeg ,

    ReplyDelete
  3. xog ogaal9/09/2011

    walaal dhibatada aad ka cabaneyso waa mida kuu keentay siigada waxaan ku oranlahaa waxaa aad u isticmaashaa subaga qubaha daawadaada waa intaasi ka dibna waxaan kaa suayaa jawaab? qaabka aad u isticmaaleysane waa in aad habeenki ugu yaraan 2 qaado isticmaasho iyo subaxdiba thnx

    ReplyDelete
  4. walala waxaan ku sheegii laha aillaahay ayaa wax daweeya markaas talada ugu horeeysa ee aan ku siin lahaa waa iska joogi siigada ooo illaahay ka cabsood mid kale markaad u tegayso dumarka xaaranta ah iyo xaaskaagu waya kala duwan yihiin oo kuwa xaraanta biyuhu markii waay kaa imanayaa lkn waxaa laga yaaba xaaskaaga inaay qaataan wakhti dheer markaas bal isku day inaad iska joojiso hadii aay tahay wax aan illaahay ka raali aha raaxadaad sameeysaaa

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post