Muraayadda galmada ayay nuurisaa

Baaritaan la sameeyay ayaa muujinaya in Muraayada ay qeyb ka tahay raaaxada labada lamaane marka ay ku jiraan weerarka Galmada .
Muraayaddu saameyn ayay ku leedahay raaxada waana Sixir la yaab ah una wanaagsan labada lamaane ,waxa muhiim ah in labada lamaane muraayada nooca dhaq- dhaqaaqda ee marka dharka la iska badalayo haweenka adeegsadaan ay soo dhigtaan agagaarka sariirta.
Waxaa la ogaaday in ninku uu raaxo waali ah dareemayo marka uu iska arko muraayada isaga oo weerar galmo ah ku haya lamaantiisa , waxa uuna arkaa raadadka ka muuqda wajiga lamaantiisa ee ku adan xaalada ay markaa ku jirto haddii ay tahay mid xishooneysa iyo mid ka dalbaneysay lamaankeeda in gariirka galmada uu gaarsiisyo .
Haweenka ayaa iyana jecel oo gariir raaxo ah ka hela marka ay iska aragto muraayada iyada oo ka sareeysay lamaankeeda si wacanna isu arkeeysa sida xubinteeda iyo malabyaroowga lamaankeeda isu dhaaf-dhaafayaan taasi oo ay ka sii aadeyso kacsi .

7 Comments

  1. Anonymous7/27/2011

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa kuma qofka iska leh websitekan illa soo xariir hadii aad gabar tahay

    ReplyDelete
  2. webkan nin baa iska leh laakin gabdho badan ayaa wax ka qora

    ReplyDelete
  3. webkan gabar gurdoon ah haiso radiyo waa web ad raxada uga shaqeeyo dabcan gabdhaha qorana waa gabdho aqoon iyo wax tar badan u yeelan kara qoysaska ay ay mar nolosha lawadagana mareeyn kara ee gabar halaiga so radiyo webkaan ama gabar gurdoon hadey jirto in ay idinlaso xirirtay gabar sideyda kale gur doon ah mahadsanidiin marka aqrinayao webkan ad ayan ujeclahay wana mahadsantihin howl wadeenadiisa dhaman

    ReplyDelete
  4. Anonymous7/27/2011

    aniga waxaan ahay wiil dhalin yaro somali ah waxan u bahanahay in yeesho inan wanagsan ee an xariir lasameyo ay in yeesho inan wanagsan ee an xariir lasameyo

    ReplyDelete
  5. Anonymous7/31/2011

    la riyoodo la seexda ka horaysa somali qol mugdi ah ayba ka dhamaan la ahnee ma muraayaan ka gaarnaaa

    ReplyDelete
  6. Anonymous8/25/2011

    kkkkkkkkkkkkkk waa mhdsanyihiin dhamaan hawlwadeenada raaxada guurka halkaa kasii wad dadaalkiina aad ku badbaadineysaa qoysaska soomaaliyeed.

    ReplyDelete
  7. Anonymous10/01/2011

    waa barnamij khatar ah oo anfacaya daka arimahaan xiiseya

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post