Kudbasiraad iyo kadeedka ka iman kara

Maalmahaan waxaa batay guurka loo yaqaano kudbasiraadka kaas oo ah gabadha inay is meheriso wali la'aan sida aabbaheeda oo kale, siiba guurka noocan ah wuxuu ku batay dalalka qurbaha ah, guurka noocan ah sida ay qabaan culimada badankooda waa baadil ma ansaxayo,  sida la ogyahay guurka waa mas'uuliyad waxaa iman kara caruur nimanka badankooda markay ka gutaan shahwadooda gabadha way iska tuuraan ileen si fudud ayay ku heleen marka waxaan dhihi lahaa gabdhaha waalalahayga ah inay iska ilaaliyaan guurka noocan ah

1 Comments

  1. aniga koley kuma racsani gabadh inay qudbasiro gasho

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post