Daaweynta dabiiciga ah ee timaha daadanaya
Timaha daadanaya sida lagu daaweyn karo ayaa ah sidan : waxaa la isku daraa xabadsowdo iyo dhacaanka bagalka iyo hal qaaddo khal iyo nus koob saliid seytuun inta si fiican la isugu qaso, waxaa la marinayaa maalin kasta habeenkii kaddib waxaa lagu dhaqayaa biyo qandac ah,
Timaha daadanaya sida lagu daaweyn karo ayaa ah sidan : waxaa la isku daraa xabadsowdo iyo dhacaanka bagalka iyo hal qaaddo khal iyo nus koob saliid seytuun inta si fiican la isugu qaso, waxaa la marinayaa maalin kasta habeenkii kaddib waxaa lagu dhaqayaa biyo qandac ah,
TIMAHA MAXAA LAGU BADAIN KARAA
haddii aad arbto timaha inay si fiican koraan u bataan waxaad adeegsanaysaa saliid khirwac (Castor Oil) waxaad marsanaysaa usbuucii 3 jeer
Walaal ma timaha dumarka keliyaa mise raga bidaarta lehna timaha ayeey dib uhelayaan hadii ey isticmaalaan alaabtan ?
ReplyDeletenin iyo naagba way isticmaali karaan, laakin bidaar ma celin karaan waxaa loogu talagalay dadka timaha ka daadanaya oo ka googoaya
ReplyDeletebidaarta haddii ay bilow tahay waa laga yaabaa inay wax ka tarto, laakin marka ay garoon ay noqoto wax kama tari karaan
ReplyDeleteidinkoo mahadsan walaalayaa ma lamarikaraa timaha jilcisadale ee daadanaya
ReplyDeletehalkee laga helaa ayadoo isku jirto sxb
ReplyDeletema heli kartid iyadoo isku jirto waxaad soo gadanaysaa alaabtan kaddib waad isku qasaysaa
ReplyDeletebagalka see dhacaan looga keeni karaa ........saan ognahay bagalka waa caleynee
ReplyDeletewaa la shiidayaa kaddib ayaa laga miirayaa dhacaanka caleentiisa
ReplyDeleteBagal af ingriis maxaa lagu dhahaa?
ReplyDeletebagalka afka englishka waxaa lagu dhahaa Watercress
ReplyDeleteAsc Walal wan ku salmaya san ka bacdi waxa ku waydiina yaa fiican alaabta la qasaayo iyo saliida castor oil waxa kolo ku waydina saliida imisa malin aya la marrinkara mise 3 week hal mar kaliya aya marinaysa mahadsanid walal
ReplyDeletewalaal waxaad marsanaysaa ilaa ay ka joogsanayaan timahaaga, inshaa Allaah 3 bilood haddii aad marsato waxaad ka gaaraysaa natiijo fiican
ReplyDeletehadana bagal helikarin intakale ma isku qasan karaa oo natijo maka helaya
ReplyDeletexaba sowdada saliid saytun khal inta ma i cawin karan?
cilanka an dawaysnayn asagu maxu u tara timaha daadanaya?
taas ma ogi laakin bagalka waa ku jiraa waxa natiijada sida ay tahay ku keeni kara
ReplyDeletewallo castor oil ma waxay ka samaysantahay alaabtad so shegtay?
ReplyDeletewaa Castor oil waa saliid la yaqaan waa la helaa gaar ayaa loo gadaa
ReplyDeleteinta kale waa gartay lkn KHAL maxaa waaye si fiican igu macnee walaal adoo raali ah xageese ka helaa hadaan yurub joogo
ReplyDeletewalaal khal waxaa laga helaa meel kasta waxaa lagu dhahaa afka englishka Vinegar
ReplyDeleteSEEGADA WAXAA LA DHAHAA Masturbation
ReplyDeleteasc waal adigo mahadsan bagal maxu yahay ma ansalata mise waa cagarka la kariyo
ReplyDeletewl bagalku waa geed leh caleemo cagaaran dabadana oo loo cuno sida ansalaatad lamana kariyo ee sidiisaa lagu cunaa wax yar oo hah ama kulayl ah ayuu leeyahy,
ReplyDeletesalma calykum walaalayaal bagalka halka laga helo ii sheega wa bilaahi tawfiiq
ReplyDeletewalaal waxaan ku weydiiyay salida magaceeda ladhaho castor oil iyada amee timah dhib ukeenay saane mase timaha dadanayo wey calisaa hadii sa aan kaliged is tic maalo so ok ma ahan
ReplyDeletesaliidda castorka tinta ma daadiso aad bay u fiicantahay tinta ayay xoojisaa
ReplyDeletecastorka somalia ma laga heli karaa ?
ReplyDeleteasc walalyaal wax timaha dheereya bal wixii ku xeeldheer ha noo faaideeyeen fadlan
ReplyDeleteasc! walaal hadii aan castor oilsha timaha mariyo ma u deeyn karaa mise waa in aan ka dhaqo? Adinkoo mahad san sida loo istic malayo noo soo sheego
ReplyDeleteAsc walal waxaan rabaa inaa ogado saliidan wax tarkeda iyo mesha laga helo adigo mahadsan ma ishegi karataa castor oil malaga helikaraa yurubta
ReplyDeletedaawada bidaarta
ReplyDeleteyaa la is wareenin bidaarta daawo waa leedahay hadii aad isticmaasho dhowr vititamin timahaaga way kuu soo dhalan muddo 30 / ilaa 90 maalmood ama illaa sedex bill waxaa cabaysaa 1.vitamin B7 biotin 100 mg 2.vitamin b complex 3.vitamin D 4.vitamin C haddii bidaartaada fududahay degdeg ayey kugu soo baxeesaa haday adag tahay illaa lix bilood waana wax la hubo eena tijaabi
ReplyDeleteWlalo adigo raliya ina caawinaya,salaxyada ayaa i go'aya waliba mid ka mid ah aya ad u go'aysa mrka mxn ku so celiya salaxyada go'aya
ReplyDelete