Gabar Soomaali iyo mid ajnabi maxaa u dhexeeya

Gabar Soomaali iyo mid ajnabi maxaa u dhexeeya
hadii an ka dhiibto raigeyga suaashan ku saabsan raga somaliya iyo kuwa ajanibta ah iyo gabadha somaliyed koley muuqaalka ragninmo waa wada leeyihiin labada rag kan ajaaninta ah iyo kan somaliga ah waana isku mid dhinaca taranka lakin maxaa meesha yaala gabadha somalida ah iyo tan ajanabiga ah ma la is weydiyey waxa ay ku kala duwanyihiin? waa su'aal meesha taala hadii aan ka jawaabo anaaga oo ah nin ku taqususay dhinaca galmada jawaabta wa sidan gabada somaliyeed oo raga somaliya wax ka shegayo ma isweydisay marka hore dhibkaa meesha ka jiro ,dhibka waxuu  ka jiraa dhinaca gabadha waayo gabadha somalida ah tan ajanabiga waxay ka duwantahay dhinaca raaxada ama galmada wayo gabadhan wixi dareenkeeda kicin laha ama raaxadeeda ah wa laga jaray waayo wa laguday fircooni ayey ugudantahay marka rag ma uraxenkarto ayadana maraxeysankarto hadey damacdo iney raxeysato malagan darebmo kiciya kacsigeda sidaas daraded ninka makuu damco inuu la galmoodo waay hadleeysaa waa sheekeeyneeysa weydhibsaneysa hordo hayeso marka maba ka heeso galmo ama iney raaxeysato sidaas darted ninka waba ka niyad jabaya inuu sifiican ula raaxesto halmar biyaha ha iga imaadan ayu taaganjahay markaa kacsigeeda wan itaas gabadha shomaliyed nin ajaanib ah oo arkaayo gabar kintirkeda qabto oo ninka markey aragto asigoo utagin ay faraheeda dhudhuqeyso marki sariirta la saaro ayadoo raaxaysanayso ninka leeleefeso dhunkaneeyso raxada iney ka tanbadiso qeylineyso qoftaaaas ragi arkayo gabar somali oo kintirka laga jaray siduu yeelaa 

(isdawey@hotmail.com)

6 Comments

  1. Anonymous9/23/2011

    aad iyo aad waan kugu raacsanahay. Aniga waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo qurbaha ku nool waxaana jeclahay inaan mardhaw guursado lakin gabdhihii somaliyeed waan ka niyad jabay, hada waxaan rabaa gabar aan somalida ahay inaan gursado. Sabtuna waa raxa la'aanta dumarka somalida inta badan.aad iyo aad waan kugu raacsanahay. Aniga waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo qurbaha ku nool waxaana jeclahay inaan mardhaw guursado lakin gabdhihii somaliyeed waan ka niyad jabay, hada waxaan rabaa gabar aan somalida ahay inaan gursado. Sabtuna waa raxa la'aanta dumarka somalida inta badan.

    ReplyDelete
  2. Anonymous9/24/2011

    Asc dhamaan raga iyo dumarka soomaaliyeed meel walboo aat dunida kajooktaan.intaa kadib fikradeey ayaa wexeey tahay anigoo ah nin soomaaliyeed qibratna uleh naak laguday iyo mitlagudin waan guursaday lawadba.marka waxaa nasiibdaro ah ineey ragii iyo dumarkii soomaaliyeed inteey wax isfahansiin lahaayeen isku caaya meelahan oo kale.waxaa been ah naak laguday maraaxeeysato.weeyraaxeysataaye.meesha waxaa kamaqan wax isusheek dhexmara lawada isqawa.iyo waxaan kaxumahay gabdhaha markiilagudaayey waxba ma eysan ogeen oo cayaalka beey eheet.marka ragoow waaloo raaxeenkaraa gawar gudan hadii aat barato.marka waxaan rajeynaayaa hadii aat tihiin rag iyo dumar soomaaliyeed isku xishooda oo is garab qabta on and of the court.waxaan ulajeedaa sariirta iyo meelkasto oo aat wadajooktaan!

    ReplyDelete
  3. Anonymous9/24/2011

    Dumarka laguday umasahalsana sida tanlagudin laakin waxaan huwaa hadii aat taqaano sida looguraaxeeyo inaat uraaxeenkarto!

    ReplyDelete
  4. Anonymous9/24/2011

    Gawadha laguday iyada ismagudin oo waalitkeeda ayaa jaahilnimo darteet ugu sameeyay sidaas.waxaa kaloo aan ogahay hadii gawadha eey ogaanlaheet in ladhihidoono gawar lagajaray lagana xulfiyay lagana qoray lagana hoolhoolay inta kadhiman nolosheeda weeykadiidi laheeyd waalitkeeda ineey gudaan.marka gabdhaheena yaan iska ceeyrinin aan tusino jaceeyl iyo wanaak!

    ReplyDelete
  5. Anonymous9/25/2011

    Runtiii horta waa laga fiicanyahay in la is aflagadeeyeyo. waxaan aaminsanhaya ragga somalida iyo dumarka somalida in aanay kala maarmikarin marnaba cidkasta oo ay guursadaaanba "lama huraan waa cows jilaaal"
    Runtiii gudninku waa dhawac loo gaystay dumarka balse iyagu may isu gaysan ee waxa u gaysatay bulshada jaahilka ah eee ay ka dhasheen.

    Takale gabadha furcooniga ahi ama la guday waxa ay leedahay dareen, ma ahan gabadha haddii la guday in aanay bilaaa dareentahay, sida la ogyahay kintirka waa meesha igu dareenka badan xubinta dumarka balse markii gabadha la guday intaasba la goyey haddana waa ay leedahaya dareen waayo kintirk waxa la jaray qaybta guudka uun ee hoosa ayuu ku sii jiraa, teeda kale dumarku waxa ay ka kacsadaan meeelo kale oo aaad u fara badan. Markaas anigu ma aaminsaniinay bilaaa dareentahay gabadha fircooniga ahi, ee ragga somalida aayan garanayn sida dumarka loogu raxeeeyo. Waayo haddiii aanay waxaba daremayn dumarak somalida sida ayey u qabilahayeen ragga kale ay ay guursanayaan ama ay nolosha al qaybsanayaan. Horta taas am is awydiseen.

    Gudninkana ayey ku mashquulin ragga somalidu, haddiii ay dumarkii somalidu idinka doorbideen ragg kale oo ajinabi ah waa nasiibdaro runtii.
    Balse ma is waydiiseen sababta ay dumarka somalidu u guursanayaan ragga kale waayo runtiii ragga somalida oo dhami ma waxa xuma oo waxa ku jira milyan nin oo fiicfiican, balse haddana waxa ka buuxa ragga badan oo aan masuul ahayn dantoodana aan garanayn, sila hanwayn oo qalafsan oo aanba garanayn habka dumarka lola dhaqmo.

    Hadal iyo dhamaan waxan leeyahay gabdhaha somalida iska dhaafa ragga ajinabiaga oo guursada wiiilasha idinla dhashay eee aad isku afka, diinta iyo dhaqankaba tihiin. Kana fekera caruurtiina mustaqbalkooda, marbaaad u hiilisa ma ka hiilisa ilmahaaga waana marka aad aabahood ama hooyadood aad u dooraysid / guursanaysid.

    Balse dhibkan oo dhan waxa u hooyo ah isfahan la'aan, kalsooni daro iyo is aaminla'aan.Markaas intaas ahdddi al helo waxakastaba way hagagayaan

    ReplyDelete
  6. Anonymous10/21/2011

    asc dhammaan soomaaliyeey wiilkan leh kuntirka kor unbaa laga jaray oo guduhuu kusii jiraa ma asagaa umaaleeyo mise waa run oo maqaarka basaa laga hoolay gabdhaha kadibna latolay jawaab wacan

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post