Gabdhaha Soomaaliyeed qaarkooda nin ajnabi ayay moodeen isaga keliya inuu rag yahay

Gabarta leh "ajaanib la raadsado ay noqonee siiba afrikan" horta sow ma ogid inaan annaguba afrikan nahay. Haddiise aad ka wado jareer dee annaguba jareer waan qabnaa ee iyagana bal fiiri, haddaad wasma doon keliya tahay, mise jareerteenna waad ka faaneysaa. Tan kale ma ogtahay in ajaanibtu kulligood saad moodeyso wada ahayn oo ay jiraan in badan oo naga liidata. Mase ogid miyaa in naagaha ajaanibtu raggooda annaga naga jecel yihiin maadaama aan afrikan nahay. Mase laga yaabaa adiguba inaad tahay kuwa xanjada ruuga ee dhaha markaad dhammeysato marada igu hagaaji. kkkkkkk la iskama war hayo allow yaa runta ogaada.

5 Comments

  1. Anonymous9/18/2011

    kkkkkkkkkkkkkk waleeeee ragii soomaaliyeed waa loo soo jeesty waa maxy waxasoo xisaabtana,kkkkkkkkkk waxan ogaa iyadoo siyaasad layku heystee ma furaashkey maraysaa kkkkkkkkkk war meesha inaga kiciya gurigeen ba,yeAlla maxaa na gaadhay intaana hadynaan ka adkeyn maxynu rag ku noqonaa ma muran baa wax inoo taraya kkkkkkkkkkk.

    ReplyDelete
  2. Anonymous9/18/2011

    awal sheekadu meel kale ayay ahayd imika gogoshi buu dagaalkii soo galay kkkk se naagaha ajaanibka le way ka wasmo fiican yihin raga somali waxaan qabaa waa beenteed raga somali hadad mid ama laba ka aragtay isku mid maaha ragaa aad sheegaysaana waa niman aan diin haysan dawooyin iyo xashiishad energy siisa ayay cunayaan maaha natural siday moodayaan laakiin wiilka somali waa nadiif isku dhaqan tihiin isku diin tahiin wiilkaad dhashaana Muslim yahay somalina yahay ..laakiin ninka ajaanib muxuu kaa dhalayaa bal iswaydii wuxuu kaa dhali mid sidiisa ah markaa gabadhyay nin aanad aqoon wasmo aan naturaly ahna ku siinayn ka dheerow

    ReplyDelete
  3. idawey9/23/2011

    hadii an ka dhiibto raigeyga suaashan ku saabsan raga somaliya iyo kuwa ajanibta ah iyo gabadha somaliyed koley muuqaalka ragninmo waa wada leeyihiin labada rag kan ajaaninta ah iyo kan somaliga ah waana isku mid hinaca taranka lakin maxaa meesha yaala gabadha somalida ah iyo tan ajanabiga ah ma la is weydiyey waxa ay ku kala duwanyihiin? waa su aal meesha taala hadii aan ka jawaabo anaaga oo ah nin ku taqususay dhinaca galmada jawaabta wa sidan gabada somaliyeed oo raga somaliya wax ka shegayo ma isweydisay marka horer dhibkaa meesha kajiro ,dhibka waxa kajira dhinaca gabadha wayo gabadha somalida ah tan ajanagiga waxey ka duwantahay dhinaca raaxada ama galmada wayo gabadhan wixi dareenkeeda kicin laha ama raaxadeeda ah wa laga jaray wayo wa laguday fircooni ayey ugudantahay marka rag ma uraxenkarto ayadana maraxeysankarto hadey damacdo iney raxeysato malagan darebmo kiciya kacsigeda sidaas daraded ninka makuu damco inuu lagalmoodo waay hadleeysaa waa sheekeeyneeysa weydhibsaneysa hordo hayeso marka maba ka heeso galmo ama iney raaxeysato sidaas darted ninka waba ka niyad jabaya inuu sifiican ula raaxesto halmar biyaha ha iga imaadan ayu taaganjahay markaa kacsigeeda wan itaas gabadha shomaliyed nin ajaanib ah oo arkaayo gabar kintirkeda qabto oo ninka markey aragto asigoo utagin ay faraheeda dhudhuqeyso malki sariirta lasaaro ayadoo raaxadarteed ninla leeleefeso dhunkaneeyso raxada iney ka tanbadiso qeylineyso qoftaaaas ragi arkayo gabar somali oo kintirka laga jaray suduu jeelaa wixi ku sabsan galmada igala soo xiriira emalka oo ah am (isdawey@hotmail.com)

    ReplyDelete
  4. Anonymous3/02/2012

    Abow diinow dabka baa siilo lagu way doqansana oo damiir xuma naagta somali muslimka alle I doortay hadan ajnabi raacday talo tarankeeda maka fikirin wayo ajnabiga maba abtiirsadan aaba hada weydiso maba aqan ku leeyahay tana hal ama labo marka ka dhalo maxa ku abtiitsansn wa suaale

    ReplyDelete
  5. asc ninku hadduu raganimada lumiyo gabadhuna waxy lumisaa gabarnimadeda e ragow anaga dambigaas leh.
    markii aan amxaar iyo sanka dhuudhi u kala ruufyaanay anago rag sheeganayna haddana isla ficiltamayna, ilmihiina nin asaagen noo biilo sxb inad sarirta kaliga ku oydo xaq ayad u leeyahay.

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post