Qoys Soomaaliya Oo Nasiib u helay Guri $3.2 Million ah

Qoys magangalyo doon ah ayaa u guuray guri 2 malyuun oo Pound kaasoo ku yaala mid ka mid ah xaafadaha ugu qaalisan ee dalka Ingiriiska , hoygani ayaa lagu qarashgareeyey canshuurta dadka laga qaado Saciid Khaliif oo shaqo la’aan ah ayaa lagu wareejiyey waxayna noqoneysaa lacagtii ugu badnayd oo lagu bixiyo mashruuca guriyeynta.
Qofkani qaxootiga ah ee Soomaaliga ah oo 49 jir ah, ayay tahay in uu ku guuro gurigani oo ku yaala xaafadda West Hamstead, Waqqooyi Galbeed London, waxaa wehliya xaaskiisa Sacdiya iyo 6 carruur ah oo ay dhaleen, tanina waxa ay dhacaysaa kadib markii ay go’aansadeen in hoygoodii hore uusan ahayn mid ku haboon.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post