Qaylada galmada

Ninka iyo naagtiisa haddii ay galmo ku samaynayaan meel dad u dhow oo codkooda maqli kara ma qaylin karaan labadooda waa inay iska ilaaliyaan in la maqlo, haddii ay qaylada idinka fakato idinkoon ula qasdin ha u noqonina, laakin haddii meel aan la idinka maqlaynin aad joogtaan waad qaylin kartaan wax denbi idinkama soo gaarayaan, sida la ogyahay qaylada waxay leedahay macaansi gaar ah waayo waxay u muujinaysaa qofka kula wadaagaya howshan inaad dareensantahay waxqabdkiisa, inta badan waxay ka imaanaysaa qaylada dhabta ah naagaha aadka u kacsiga badan oo leh dareenka siyaadada ah

10 Comments

  1. ereyga galmo waa erey sarbeeb ah laakin midka kale waa erey bareer ah labadoodana isla macnaha ayay tilmaamaan, laakin waxaa fiican in la adeegsado ereyga galmada

    ReplyDelete
  2. Anonymous9/30/2011

    naago waxaa jira qayladooda laga maqlo deriska

    ReplyDelete
  3. Anonymous9/30/2011

    sxb naagaha kuwee qayliya ?

    ReplyDelete
  4. Anonymous9/30/2011

    Naagba naagtey ka kacsi badan tahay way ka qaylo badan tahay. Laakiin waxaa jira qaar aad u kacsada laakiin qaylada isku celiya si aan loo maqal, ama xishood ha ka ahaato ama baqdine.

    ReplyDelete
  5. Anonymous9/30/2011

    ASC
    walaal aad ayaad u mahad santihiin waxan qabay horena u soo qoray su aal ahayd ninkayga oo aanu kala maqanahay ayaa marka uu ii sheekaynayo isaga oo xitaa aan iiga sheekaynay wax galmo ku saabsan ayaa waxan dareemaa in Siilku i bararo oo biyo cad oo biyaha u eegina iga yimaadaan markaa mar mar waan iskaga tukadaa marmarna waan ka maydhaa wax cilmiyana uma lihi waxaasi in laga maydho iyo in kale markaa ilahay dartii iigu sheega aniga oo su aashan hore u soo qoray aan walina la iiga soo jawaabin
    aad ayad u mahad santihiin ilahay ha idinka abaal mariyo

    ReplyDelete
  6. Anonymous9/30/2011

    WAXAN RABAA IN AAD ILA TALISAAN TAASI OO AY I HAYSO BAQDIN AADAHI
    WAAYO NINKAYGA OO DHAWAN AANU IS GUURSANAY OO AAN ANIGUNA AHAY FIRCOONI AYAA WAXAN KA CODSADAY IN AAN IS FURO KA DIB UU I DIIDAY OO WAXA UU IGU YIDHI ANIGA AYAA KU FURAYA MANA JECLI IN LA II KAA FURO SIDAA DARAADEEDNA AAD AYAAN UGA BAQAYAA WAANAN JECELAHAY NINKAYGA OO HADAL KUMA SOO CELIN KARO MARKAA ILA TALIYA SIDA UGU FUDUD EE AANAN U DAREEMIN DHIB IYO XANUUN
    MAHADSANIDIN

    ReplyDelete
  7. naagta waxaa ku haboon inuu ninkeeda furo aan loo geynin dhakhtarad wax dhib ma laha bakrajabinta waxba haka cabsanin, waxaa ugu fiican inuu ninkaaga si aayar u adeegsado oo waqti fiican uu ku siiyo. ma ficna hal mar in lagu jabiyo bikrada

    ReplyDelete
  8. haddii ay kaa yimaadan biyo cad sida dhalada oo kale ah, kaddib markii aad la sheekaysato ninkaaga waxaa la dhahaa biyahaas madyi ama kuulato waa inaad weysaysataa kuma tukan kartid biyahaas iska dhaq ka weyseyso

    ReplyDelete
  9. Anonymous10/19/2011

    asc walaal waxaan raba inaad ii kala saaartid soomalida hore ayaa dhaho haddii la fiiriyo farjiga naagta indha beel ayaa laga qaada ma wax jiraa mise waa iska sheeko soomali ama dhaqan soomaali maxaa ka dhalan karo haddii la fiiriyo?
    shukran

    ReplyDelete
  10. Anonymous6/03/2013

    hablaha qayliya ama baroorta xiliga galmada waa noocee astaamaha ay lee yihiin

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post