Fiyaagara naageed

Waxaa la soo saaray dawo kicisa naagaha aan kacsanin ama kacsiga ku yaryahay, daawadaas oo ah mid garabka lagu buufiyo  waxaa  laagu talagalay haweenka, waxay u dhigantaa kaniiniga fiyaagaraha waxaa la dhahaa bomaatadan  LIbiGel waxay ka samaysan tahay hormuunka la dhaho Testosterone - waa hormuun nimeed-  oo  qaabilsan kacsiga, marka la tijaabiyay ayaa la ogaaday inuu si fiican u shaqaynayo, marka haweenka soomaaliyeed oo kacsiga ka yaryahay ayaan leenahay nimankiina si fiican u qanciya

15 Comments

  1. Anonymous10/01/2011

    Asc walaal xagee baan kaheli karaa boomaatadaan libigelka?

    ReplyDelete
  2. Farmashiye weyn ayaad ka heli kartaa

    ReplyDelete
  3. Anonymous10/01/2011

    naaga toodi wwsheegtay ay ku kacsin lahayeen bro aaway tii ragana xange

    ReplyDelete
  4. Halkee laga helaa walaal ? dhib kale inay keento malaga yaabaa ?

    ReplyDelete
  5. waxaad kale kartaa rugaha caafimaadka waaweyn

    ReplyDelete
  6. Anonymous10/02/2011

    sxb waxan ahay nin dareenkiisu kala dhiman yahay majidhaa daawo icawunayso xaga kacsiga plz iso jawab hadaa wax tala igu biirinayso

    ReplyDelete
  7. maxaad ka wadaa nin dareenkiisa kala dhimanyahay? kacsi ma lihid miyaa ama waa daciif ?

    ReplyDelete
  8. Anonymous10/03/2011

    Asc, aqyaarta kuxiran iyo inta wax kuqorta blogan, aniga waxaan kula talin lahaa gabdhaha raba iney ragooda lawadaagaan raaxo dhaba, in ay sameyso talooyinkan,1.marka hore guurso qof kujecl adna aad jeceshahay,haba yaraato inta aad isjeceshihiin,guurkiinana ha ahaado mid aad kusaleysaan daacadnimo iyo inay dhab idinkatahay inaad nolol wadaagtaan,kafogaada guurka kusaleysan aduunyo kaliya,u guursada inaad badineysaan umada Nabi Muxamad S.C.W, U guursada inaad kudhowrsataan,2.Gabadha rabta qancinta ninkeeda waa iney ahaa gabadh asturta jirkeeda kudadaasha nadaafada guriga iyo jirkeeda,howsha guriga iney dhaqso uqabato si iyadoo nasan nadiifa ninkeeda u yimaado,3.Haka wareegin gurigaada oo banaan aadista aan dan kuwadin kajoog, 4.Badi aqrinta qur'aanka si illaah wehel kuugu ahaado,aadna oga badbaado isha sheydaan iyo tan xaasidka,5.Ahow mid ku qanacsan ninkeeda, kafogow kudayashada dad aan kugu diin aheny,6.Qalbigaada sida uu jecelyahay usheego seygaada, Kafeejignow wixii niyada jab abuuri kara,Naadafada iyo carafta aqalka waa qeybta ugu muhiimsan nolosha labada lamaane,cidiyaha iska gura timaha hoose xiira, kilkilaha kuwa kasoobaxana iska gura,7. Isticmaal wax kaa ilaaliya jeermiska,sida saabuunada Daaweysan.8.kudadaala inaad niyada isu dhistaan, isku amaantaan wanaaga aad isu sameysaan,siiba raga waxaa haboon in ay marwalba ku amaanaan xaasaskooda,wixii wanaag ahee ay qabtaan,noqda saaxiibo dhab ah aad farxad kunoolaataane,Daacadnimada iyo kalsoonida waxey kordhiyaan in xiiso la isu qabo marwalbo,Dareenka dhabta ah waxaa keena jaceyl daacada,isu ahaada daacad oo ha is laqdabeynina,8.Dareen dhaba hadaad rabto ,waa inaad iska ilaalisaa isdhaxgalka,kafogow meelaha raga ajnabiga kaa ah ay kubadan yihiin,Marwalbo umuuqo in ay nolosha kuu cusubtahay,Hanoqon mid is dhiibta markey,owlaad dhasho,Kudadaal danahaaga kumashquul sowjkaaga,waa aragtideyda karaali ahaada wixii qalada ee aad ku aragtaan. Bye R.dmr. blogan, aniga waxaan kula talin lahaa gabdhaha raba iney ragooda lawadaagaan raaxo dhaba, in ay sameyso talooyinkan,1.marka hore guurso qof kujecl adna aad jeceshahay,haba yaraato inta aad isjeceshihiin,guurkiinana ha ahaado mid aad kusaleysaan daacadnimo iyo inay dhab idinkatahay inaad nolol wadaagtaan,kafogaada guurka kusaleysan aduunyo kaliya,u guursada inaad badineysaan umada Nabi Muxamad S.C.W, U guursada inaad kudhowrsataan,2.Gabadha rabta qancinta ninkeeda waa iney ahaa gabadh asturta jirkeeda kudadaasha nadaafada guriga iyo jirkeeda,howsha guriga iney dhaqso uqabato si iyadoo nasan nadiifa ninkeeda u yimaado,3.Haka wareegin gurigaada oo banaan aadista aan dan kuwadin kajoog, 4.Badi aqrinta qur'aanka si illaah wehel kuugu ahaado,aadna oga badbaado isha sheydaan iyo tan xaasidka,5.Ahow mid ku qanacsan ninkeeda, kafogow kudayashada dad aan kugu diin aheny,6.Qalbigaada sida uu jecelyahay usheego seygaada, Kafeejignow wixii niyada jab abuuri kara,Naadafada iyo carafta aqalka waa qeybta ugu muhiimsan nolosha labada lamaane,cidiyaha iska gura timaha hoose xiira, kilkilaha kuwa kasoobaxana iska gura,7. Isticmaal wax kaa ilaaliya jeermiska,sida saabuunada Daaweysan.8.kudadaala inaad niyada isu dhistaan, isku amaantaan wanaaga aad isu sameysaan,siiba raga waxaa haboon in ay marwalba ku amaanaan xaasaskooda,wixii wanaag ahee ay qabtaan,noqda saaxiibo dhab ah aad farxad kunoolaataane,Daacadnimada iyo kalsoonida waxey kordhiyaan in xiiso la isu qabo marwalbo,Dareenka dhabta ah waxaa keena jaceyl daacada,isu ahaada daacad oo ha is laqdabeynina,8.Dareen dhaba hadaad rabto ,waa inaad iska ilaalisaa isdhaxgalka,kafogow meelaha raga ajnabiga kaa ah ay kubadan yihiin,Marwalbo umuuqo in ay nolosha kuu cusubtahay,Hanoqon mid is dhiibta markey,owlaad dhasho,Kudadaal danahaaga kumashquul sowjkaaga,waa aragtideyda karaali ahaada wixii qalada ee aad ku aragtaan. Bye R.dmr.

    ReplyDelete
  9. Anonymous10/03/2011

    wax yarbaan baan kacsanayaa sxb bareelisbaan ahay

    ReplyDelete
  10. Anonymous10/15/2011

    sxb su aashaydii igamadan kaafin war xaad isheegta kanini ama daawo kale oo aan kacsnayo markaan cuno bro hana idhibsan

    ReplyDelete
  11. Anonymous10/15/2011

    qofka soo qoray in uu dhib ka qabo xaga ragnimada waxan kugu talin laha wax daawo ah ha isticmaalin, ee dhaqtar u tag si loo ogado dhibka ku heysto kadib dhaqtarka aya ku sheegi doono waxa ku fiican ,dawadan iney dhib kale keento aya laga yaba iyada oo an lagu qorin marka sidaa yeel Ilaahna waxan kaga baryayaa inu ku fududeyo arintaan

    ReplyDelete
  12. Anonymous11/05/2011

    A/C RG sual ayaan qabaa walaalayaal aqrista kalena waa idin wayaydiiyay lagamana jawaabin.
    suaashu waxaawaaye boomaatadaan aad sheegteen LIbiGel sidee loo isticmaalaa goormaase la isticmaalaa? hadii la isticmaalo waxyaalo kale amaan malagayahay sababtoo ah waxaan ognahay dhamaan dawooyinka awooda kacsiga loo ismaalaa dhibaato ayay leeyihiin ugu danbaystii warqad dhaqtar la'aanteed malagadan karaa

    ReplyDelete
  13. waxaa la mariyaa garabka bidix 30 daqiiqo ka hor galmada ilaa iyo hadda wax dhib gaar ah laguma sheegin

    ReplyDelete
  14. Anonymous11/06/2011

    Asw nin haduu isticmaalo vaigra shahwadiisa ilmo ma ku dhalan karaan mise wax baay u dhintaa shahwada

    ReplyDelete
  15. cilmibaaris ayaa sidan sheegay fiyaagaraha inuu saamyn ku yeelanayo dhalmada ama bacriminta marka ilaa hadda ma sii cadda waxaa fiican inuu qofka ku dadaalo waxyaalo dabiici ah

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post