Sida jacaylka labada isqaba ku ilaalsamo

Asc, aqyaarta kuxiran iyo inta wax kuqorta blogan, aniga waxaan kula talin lahaa gabdhaha raba iney ragooda lawadaagaan raaxo dhaba, in ay sameyso talooyinkan,

1.marka hore guurso qof kujecl adna aad jeceshahay,haba yaraato inta aad isjeceshihiin,guurkiinana ha ahaado mid aad kusaleysaan daacadnimo iyo inay dhab idinkatahay inaad nolol wadaagtaan,kafogaada guurka kusaleysan aduunyo kaliya,u guursada inaad badineysaan umada Nabi Muxamad S.C.W, U guursada inaad kudhowrsataan,

2.Gabadha rabta qancinta ninkeeda waa iney ahaa gabadh asturta jirkeeda kudadaasha nadaafada guriga iyo jirkeeda,howsha guriga iney dhaqso uqabato si iyadoo nasan nadiifa ninkeeda u yimaado,

3.Haka wareegin gurigaada oo banaan aadista aan dan kuwadin kajoog, 

4.Badi aqrinta qur'aanka si illaah wehel kuugu ahaado,aadna oga badbaado isha sheydaan iyo tan xaasidka,

5.Ahow mid ku qanacsan ninkeeda, kafogow kudayashada dad aan kugu diin aheny,

6.Qalbigaada sida uu jecelyahay usheego seygaada, Kafeejignow wixii niyada jab abuuri kara,Naadafada iyo carafta aqalka waa qeybta ugu muhiimsan nolosha labada lamaane,cidiyaha iska gura timaha hoose xiira, kilkilaha kuwa kasoobaxana iska gura,

7. Isticmaal wax kaa ilaaliya jeermiska,sida saabuunada Daaweysan.8.kudadaala inaad niyada isu dhistaan, isku amaantaan wanaaga aad isu sameysaan,siiba raga waxaa haboon in ay marwalba ku amaanaan xaasaskooda,wixii wanaag ahee ay qabtaan,noqda saaxiibo dhab ah aad farxad kunoolaataane,Daacadnimada iyo kalsoonida waxey kordhiyaan in xiiso la isu qabo marwalbo,Dareenka dhabta ah waxaa keena jaceyl daacada,isu ahaada daacad oo ha is laqdabeynina,

8.Dareen dhaba hadaad rabto ,waa inaad iska ilaalisaa isdhaxgalka,kafogow meelaha raga ajnabiga kaa ah ay kubadan yihiin,Marwalbo umuuqo in ay nolosha kuu cusubtahay,Hanoqon mid is dhiibta markey,owlaad dhasho,Kudadaal danahaaga kumashquul sowjkaaga,waa aragtideyda karaali ahaada wixii qalada ee aad ku aragtaan.
Bye R.dmr.

4 Comments

  1. Afkaaga iyo gacanta aat kuqortay caano iyo waxyaawaha aat jeceshahay lagu qawaye.aniga ilama qaldanit!

    ReplyDelete
  2. Anonymous10/04/2011

    Mahadsanidiin maamulka bloga oo ah dad kuwanaagsan tixgalinta ra'yiga waxey ku amaa nan yihiin udulqaadashada suaalaha iyo qancinta aqyaarta kutaxan.by. R/D.d kuwanaagsan tixgalinta ra'yiga waxey ku amaa nan yihiin udulqaadashada suaalaha iyo qancinta aqyaarta kutaxan.by. R/D.

    ReplyDelete
  3. Anonymous10/04/2011

    Mahadsanid R/R.

    ReplyDelete
  4. Waxaan intaa kudarayaa. arin aanjeclaanlahaa ineey dumarka qaarkood ama xaasaska qaarkood iskadaayaan arimaha qaarkood hadii eey doonaayaan in ragooda eey kahelaan jaceeyl kuna wacaan magacyo fiican oo eey ku' amaanayaan xawiiwi xayaati macaanto malaweey shaaheey caanooy etc waa ineey taleefanka eey kuhatlaayaan dhigaan waa ineey kaftanka iyo sheekada eey lawadaan saaxiibadood jooyaan marka uuyimaado odaygiina oo aat kadawagashaan qolka hadii uu galo qolka.adigoo wejigaadana eey kamuuqato farxat iyo hiloow adoo muujinaaya.marka ninka hadii aat tusto jaceel isagna wexeey ilatahay inuusan kuhagreenin.mana umaleeynaayo hadii aat tahay wejimacbuus aan marnaba farxat kamuuqan inaat wax jaceel ahi aat arki doontaan.waxaakaloo loobaahanyahay guri nadiif caraf leh iyo inaat tustaa in aat ilaalineeyso hantidiisa oo aadan marba diraca sooboxo kadawa ordin iyo aadan joogin aroos kasto oo magaalada kajiro adigoo kaga tagaaya caruur iyo ninkii kuqaway guriga.adigana kumaqantahay aroos.marka waxyaawaha ayaga ah hadii aatahay qof kudhaqma rabtana inuu odaygaagii kuugu yeero magacyo fiican suurto gal ma' ahan ee waa inaat waxkabedeshaa.inshalaah!

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post