Noocyada bahalka ninka

1- bahal caato ah oo gaaban, inta badan howl fiican ma qaban karo
2- bahal caato ah oo dheer, inta badan howsha waa ka soo bixi karaa naagaha kacsi fudud baa jecel
3-bahal oo ballaaran oo u dhexeeya dheeraan iyo gaabnaan, noocan midka ay haweenka badan kooda ugu jecelyihiin shaqo fiicanna waa qaban karaa, inata badan ninka bahalkiisu sidan yahay waa kacsi badanyahay naagaha aadka u kacsiga badan midkan ayay aad u jecel yihiin
4- bahal dheer oo ballaaran, noocan kuma habboona naag 30 sano gaartay mooyee iyo wixii ka sii weyn

7 Comments

  1. Anonymous2/11/2013

    ninka uu bahalkiisu markuu kaco yahay 14 cm, maxaa lagu tilmaami karaa walaal, mahadsanid

    ReplyDelete
  2. 14 cm waa normal waa ok

    ReplyDelete
  3. Anonymous2/16/2013

    As-Salaamu Alaikum waan idin salaamay dhamaan.

    Walaal su'asheydu waxaa weeye maxaa weyneeya bahalka ragga oona adkegeyn kara oo natural ah oo la isticmali karaa.

    iga soo jawaab kheyr badan Allah haku siiyo.

    Wasalaamu alaikum waraxmatullahi wabarakatu.

    ReplyDelete
  4. Anonymous4/11/2013

    walaal wamahadsantihiin markahore marka xiga walaal waxanqaba su,aalo (1)walal gusgeygu wuxu aha gus balaaran hadana dhirir iyo gaabi udhaxeya aadna ukacsibadan) waxan arkay guskeygu inuu gaabtay mana fahmin ciladaas laakiin aniga aya niyad ahaan iskubaray lakiin allahu waclam waxaan qaataa kasuumoyinka aadka uyaryar maanan garaneynin manakufikir wax cilad ahi ineykeeni karto wayo markaan iskabixiyo ayaan waxan arka guskii oo kadaal kucuscusmay marka maladhihikara kasuumada aya kentay inuu gaabtay jawab ayaan idinka sugaya insha allah tankale kacsigiigii badna waigayaraty darawalna waanoqday oonan ahanjirin marka maladhihikara fadhigabadan ayakenaya kacsiga oo yaraday calooshana waa ibuuratay kistoo iyana maladhihikara sasbaba ayeykuleedahay barakallaahufiikum

    ReplyDelete
  5. Waa idin salmay walalaha sharafta mudan,waxaan qabaa su,aal oo ah ninka bahalkiisu yahay 16-17 bahalkiisa maxaa lagu timaami karaa. mahadsanidiin

    ReplyDelete
  6. Waa idin salmay walalaha sharafta mudan,waxaan qabaa su,aal oo ah ninka bahalkiisu yahay 16-17 bahalkiisa maxaa lagu timaami karaa. mahadsanidiin

    ReplyDelete
  7. Anonymous5/05/2013

    ASSALAMUCALAYKUM WR WB ikhyaarta sharafta leh
    salaan qiimo badan kadib..
    suaashan iiga jawaaba,,
    waxaan ahay wiil dhalinyaro ah oo hada dhawaan guursaday,
    waxaan isku arkay marka aan xaaskayga galmo ka doono inay wakhti igu qaadato inaan kacsado oo bahalkaygu taagmo, ana waxaan jeclaan lahaa inuu isla markiiba kaco marka sideen dareenkayga dhakhso ku kicin karaa,, talo isiiya baraakalaahu fiikum

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post