Ukun maxaa lagu fasiraa haddii lagu riyoodo

Ukun waxaa lagu fasiraa haween 
waxaa kaloo lagu fasiraa lacag badan
Ruuxa arko isagoo ukun jabiyay gabar ayuu guursan kaddib bikaaradeeda ayuu jabin
Ukun waxaa kaloo lagu fasiraa carruur badan


1 Comments

  1. Anonymous10/01/2011

    Meeqaa ukun soojejewisay maa cadadnaa walaa xisaawan.oo hadana afartankii dhaafay iyagoon weligoodna guursan.teeda kale sanadahanh hada lajoogo aad iyo aad ayeey u yartahay sidaat kuhesho gawar aan qaanadeeda soofurin oo sheeydaankii baa batay ninkii heloow gawar bekro ah ilaah kumahdi oo.dhaqtar yuusan kuufurin oo adiga furo kuna furo xalaal.sawabta aan uleenahay furana.waa arin aat uqiimo badan kanacayaari doonto doorweeyn inta aat nolosha wadaageeysaan.

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post