Sida lagu baabi'iyo dhibka kaaga yimid seegada

Seegada sida la ogyahay waxay geysanaysaa jirka dhib weyb laakin qofka raba inuu ka soo kabsado dhibkaas, waxaa laga rabaa inuu ka istaago seedaga kaddib uu cuno cuntada soo socota
1- cunta badda laga soo saaro sida kalluunka iwm.
2- looska inuu badsado waa muhim
3- inuu cabbo caano lagu daray qarfo
4- inuu timirta si fiican u cuno

intaan haddii uu muddo 6 bilood ah wado inshaa Allaah waxaa u soo noqonaya wixii uu waayay marka uu seegaysan jiray, yuusan u nqonin seegada , ha sabro ilaa uu ka guurasanyo

16 Comments

  1. Anonymous10/01/2011

    Asc walaal waxaan raway hadii aat faahfaahin dheeraad ah naga siinkarto waxtarka eey leedahay timirta adigoo mahatsan inshalaah..

    ReplyDelete
  2. Anonymous10/01/2011

    ana walalaayal kelmeda qarfo ii sharaxa

    ReplyDelete
  3. Qarfaha shaaha lagu daro waa la yaqaanaa waa caan

    ReplyDelete
  4. Anonymous10/02/2011

    Thanks Waana Ku Mahadsan Tahay Waanadada Insha Allah Six Months Kadib Waxaan Jeclahy inaan Maqaal Ku Saabsan Seegada Iy Dhibaatoyinkiisa Iyo Waanadaada Waxaan Ka Daremay Ayaan Soo Bandhigi Donaa

    ReplyDelete
  5. waan idin salaamay bahda raaxada guurka
    walal waxaad noo sheegteen in la cabo caanaha
    caanaha markaa kuwa lo'da iyo kuwa geela iyamaa wanaagsan ina aad cabto?


    mahadsanidiin bahda raaxadaguurka.

    ReplyDelete
  6. Anonymous10/02/2011

    Walal hadan kaliya iskadaayo o aanan wax yabaha aad so shegtay anan samayn kawaran? Thanks

    ReplyDelete
  7. waa ok haddii aad iska dhaafto

    ReplyDelete
  8. caanaha geela iyo kuwa lo'daba waa ok laakin kuwa lo'da ayaan ka wadaa

    ReplyDelete
  9. Anonymous10/05/2011

    walaal naagii futada laga waso uur menoqon naagaha hadi futada laga waso uur menoqtaan iga jawaab suassh

    ReplyDelete
  10. futada meel galmo loogu talagalay ma aha sidee ay uur ku yeelan weligeeda lama sheegin, naagta waxaa keli ay uur ka qaadi kartaa farjiga

    ReplyDelete
  11. Anonymous11/16/2011

    sideen siigada isaga reebaa? jawaab fiican iso sheeg

    ReplyDelete
  12. Anonymous2/09/2012

    sxb mudo badan ayan seegada isticmalayey xubinta tarankeyga wey jilacday maxan sameya bro

    ReplyDelete
  13. unknown5/09/2013

    Seegada maxaa layskaga jojin karaa

    ReplyDelete
  14. ASC walaal qasab kuma siigeysto laakiin markaan kacsado saan guska usalsalaaxaa ayaa biyuhu iga imaadaan ama markaan qofteyda telka kula sheekeysto waxaan arkaa anoo saaid ukasado deetane mararka qaar anooba rabin inee iga imaadaan ayeey xoog kusoo baxaan marka mala dhihi karaa waa siigo dhib iikeeneyso ASC

    ReplyDelete
  15. dhibka siigada iga soo gaadhey side uga Roonaada

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post