Xaaska suuban oo kooban

Xaaska wanaagsan waa midda ninkeeda warkiisa adeecda
waa midda waxbarata oo diinta ku dhaqanta 
waa midda aan yeelin beenta haweenku sheegaan oo isku dirka iyo xanta ku salaysan
xaaska dhabtu waa midda danteeda adduun iyo aakharo garanaysa
waa midda ninkeeda keliya weheshata oo ka fogaata nimanka ajnabiga ah

1 Comments

  1. Anonymous10/31/2011

    Maashaa Allah Allow sidaa naga dhig oo na sii zawj ALLAH ka baqa oo diinta ku dhaqma qaraabada xiriiriya deeqsi ah oo gacan furan , maatida iyo masaakiinta gargaara .Mashaakil Aduunka iska kaashano .

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post