Dhibaatooyinka isticmaalka dabada

Dhibaatooyinka  isticmaalka dabadaQof kaste muslin ah oo wax bartay kama qarsoona in ay mamnuuc tahay in dumarka dabada laga dhabo, laakin waxaan rabnaa inaan sheegno sababaha keenay inay arrintan soo badato waayahan dambe guud ahaan caalamka, sida la ogyahay dadka soomaaliyeed dhaqan aad bay uga fogaan jireen, laakin marka dalkooda burburay ay ku kala yaaceen daafaha dunida ayaa qaar aan badnayn dhankan qaatay ha ogaadaan inuu mamnuuc yahay ama yeeysan ogaanin, marka hore waxaan tilmaamaynaa sababaha ugu waaweyn in naagaha futada laga isticmaalo

1- filimda sexga oo dadka ku dhex faafeen,  kuwaas oo laga dhigo futada inay ka raaxo badantahay farjiga,
2- jaahilnimo, qofka oo aan ogeyn waxa ka imaan kara  ficilkan oo xun

dhibaatooyinka ay leedahay galmada dabada

1- cudurro daran
2- futada oo dildilaacdo oo naagta ay saxrada ceshan weyso
3- baabasiir, futada murqaheeda oo bannaanka u soo baxa
4- nabarro xunxun
5- marka shahwada lagu shubo meesha waxay keeni kartaa inuu jirka u arko wax dool ah, waayo looguma  talagalin, kaddib marka ay dhacdo galmo dabiici ah oo farjiga mani lagu shubo jirka wuxuu soo tuurayaa waxyaalo did ku ah manida waxay keenayaan madhalaysnimo
6- dabada waxaa ku jira bakteeriya oo misaalim ah laakin marka wax la geliyo ayay soo yaacaysaa, waxay keeni kartaa jirrooyin aad u xun xun
7- wasakha saxarada wuxuu wataa jeermis
8- qabatin, naagta waxaan barato kama hari karto, marka hore way dhibsanaysaa laakin marka dhowr jeer lagu sameeyo way la qabsan, waxay ku noqon sida daroogada oo kale, iyadoo u jeedo dhibka ay leedahay haddana kama hari karto

marka qofka caqli leh wuu fahmi karaa dhibaatadan, ILAAHAY dhammaanteena ha naga fogeeyo wax kastoo xun

78 Comments

  1. Anonymous12/17/2010

    dabada waa khatar iska ilaaliyaa

    ReplyDelete
  2. Anonymous1/15/2011

    waa danbi futada laisticmalayo xaaran waye waxi xaaranta ah inaa iska ilaalino waye

    ReplyDelete
  3. Anonymous1/18/2011

    kacsi futada ma laha laakin marka ay u barato naagta aad bay uga heshaa, siiba naagaha kacsiga badan, laakin dhib ayay kala kulmaysaa, xitaa waxaa jira naago marka laga istecmaalayo dabada ka dareema raaxada siilka

    ReplyDelete
  4. Anonymous1/18/2011

    futada waa wasakh sidee loo dhabi karaa, geedkaada wuxuu soo qaadayaa saxaro kkkk bakteriya ayaa ku jirtaa

    ReplyDelete
  5. Anonymous1/20/2011

    dhibaatooyinka waxaa ugu daran dabada oo weynaata dhuuso ama saxaro aan ceshen karin, naagaha dabada laga dhabo galmada caadiga ah way nacayaan ma kacsadaan iyagoo aan futada laga gelin, gabadha marka ay u barato aad bay u rabootaa, waxaan dhihi lahaa dhalinyarooy iska jira futada naagaha

    ReplyDelete
  6. Anonymous2/20/2011

    galmada futada waa dhib marka hore haddii ay gabadha u barato way raboon iskama reebi karto, raaxada dabada ay ka dareento waxaa laga yaabaa inay keento inay nacdo raaxada siilka marka iska jira

    ReplyDelete
  7. Anonymous4/26/2011

    kacsig futada waa maxay

    ReplyDelete
  8. Futada kacsi u gaar ha ma laha laakin marka ay u barato haweeneydu waxay ka dareemaysaa dabada cuncun oo u baahan in wax la geliyo, siiba marka biya lagu shubo futada waxay baranaysaa galmada iskama raabi karta gabadha barata galmada dabada, intii ay gaari lahayd meeshan aan laga soo laaban karin waxaa u roon inay marka horeba iska ilaaliso

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous7/21/2023

      Wall waan idin salàmay walal Horta aniga waxan ahy qof xaas ah oo leh caruur 11sano ayaa laiqabaa lkn ayaan taan ayaan baranayaa galmada futada waxan madareemaayo macaan Iyo xanuun waaayo waxan ahy qof hada baraneyso ninkeyga na anaa kadalbaday ee maxaad ígula Dalian laheed

      Delete
  9. Rnsh.dr4/26/2011

    Waxaa jirta in marka uu ninka laraaxeysanayo xaaskiisa oo uu dakarkiisa gadaal kaga keeno inta uusan soo gaarin farjiga wuxuu soo dhexmaraa labada baryood kadib wuxuu soo agmaraa hilibka yaree udhaxeeya farjiga iyo godka saxarada labadhaxdaa ayaa leh dareen iyo mcansi xataa sababi kara iney biyo baxdo naagta.waxaanse aqoon ulaheyn in dumarka dhan helaan dareenkaas iyo in qaarkood ay tahay.mana aha godka saxarada waxa aadmooday in waxlaga dareemay ee waameesha udhaxeysa labada god farjiga iyo godka saxarada.waxaadna dareemi kartaa markad u sameyso si daganaan ku jirto.hadii aad xoog umarto ama adoo dagdagaaya waxaa lagayaabaa inaad xanuujiso.nabad allaha yeelo qofkii sameeyay blogaan lagu faa iiday.Q. RSH.DR

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous10/19/2023

      Gawadha dhaheyso nin keygi aniga ka dalbaday wa dambi wll joji ama ninkada ad u cudur ukene wayo nag mar dabada gus hadey ka barato bis waye wayo nin adan ninkada ehen xata wad sineysa ninkada bis ma kugu filnan dono iga qor al ultimo na cudurka edhiska halis ugu jurta taloyin ficn ayan kusinaya e fesbuga igu so darso zakariye mubariz aya igu qoran wll

      Delete
  10. Anonymous11/04/2011

    Ninka raxo ma ka helaya dabada misa wa nagta oo kaliya haday barato?

    ReplyDelete
  11. Dabada meel loogu talagalay ma aha naagaha badankooda wax kama dareemaan dabada way dhici kartaa qaar inay wax ka dareemaan haddii ay barato, laakin nimanka way ku raaxaystaan waayo waa meel ciriiri ah oo kulul,

    ReplyDelete
  12. Anonymous11/07/2011

    wax dhiintenu xarimtay caafimaadkana u daran Ninki xaaskisa kadona waxan oran kara wax jacayl iya mustaqbala umaba hayo
    inaanti laga donaa futada ninkaagu ku dooni mayo mala oran kara?

    ReplyDelete
  13. Anonymous11/07/2011

    Qaabkee ayay u jecel yihin ragu inay ugu biya baxaan xaskoda?
    mahadsanid R.G

    ReplyDelete
  14. Anonymous11/07/2011

    gabadhu haday bikro jabto cambarkeedu ma balaadha
    ilaa iyo ineebu cambarkeedu cariiri ahaan kara?

    ReplyDelete
  15. rag si bay ka helaan inay u biyabbaxaan

    ReplyDelete
  16. cambarka waxaa weyneeya labo waxyaalood
    1- dhalmo
    2- galmo badan
    naagaha way ku kala duwanyihiin weynaanshahaas

    ReplyDelete
  17. Anonymous11/08/2011

    A.C RG waad ku mahadsantihiin dadaalka aad wadaan oo runtii ah wax soomaalidu ubaahantahay, akhyaarata RG waxaan ku noolahay Euro waxaan raadshay geedkaan ginseng oo shaah ah, marka waxaan soo helay shaah kasamaysan geedo badan oo la isku daray, oo ginsengna ku jiro mana isticmaalin oo waan kabaqay marka ila eeg waa sidaan geedaha uu kasamaysantahay iina sheeg hadii la isticmaali karo Contraindication:
    Low Libido, Impotence and Frigidity





    Product
    Mixture of
    pharmaceutical herbal tea with
    essential oils (Phytotherapy) and extracts (Homeopathy) in Deutsches Pharmacopoeia 9 ( DAB 9 )
    elderberry
    ginko
    Rosemary
    Ginseng
    Chamomile
    St John's wort
    , the herbs in the Mixture contain essential oils and tannins and bitter substances and have a versatile operation.

    ReplyDelete
  18. Anonymous11/09/2011

    majiraa qabkale oo aan ninkayga ku ilowsinkaro galmada dabada madama ay dabaada aayka helaan kullaayl iya cariiri?

    ReplyDelete
  19. geedka asal wax ka fiican ma jiro

    ReplyDelete
  20. haa waa jiraa qaab waxaa jira bahalka naagta lagu yareen karo , naagta way foorarsanaysaa waxay isku laabaysaa laba bowdo si xoog ayay isku xiraysaa meesha waxay noqon ciriiri

    ReplyDelete
  21. Anonymous11/18/2011

    asw walaal waxaan ahay gabar ku nool dalka shisheeye waxaa iga su aal ah ninkeeyga wuxuu isticmaalaa xiliga galmada gus caag ah sababo xageeyga ah kawaran taasi danbi miyeey nagu tahay

    ReplyDelete
  22. sidee ayuu u isticmaalaa idinkoo galmada hayo? wuxuu see u isticmaalaa ma isaa daciif ah, ama biyaha ayaa si degdeg uga yimaada? halkee ayuu u edeegsadaa ma horay baa ama gadaal ?

    ReplyDelete
  23. waa qanjiir ku dhex yaalla farjiga oo naagaha si daran ay ugu dareemaan kacsiga wuxuu ku yaalla meesha kintirka laga jaray oo farjiga gudihiisa ah naagaha qaar meesha marka laga riixriix biyo ayay soo daadiyaan sida kaadi oo kale

    ReplyDelete
  24. Anonymous11/19/2011

    ASC. walaal Xaaskeyga hadii ay itirah gadal iga tag anigane aan rabin! Makufurikaraa arinkas ay iila timid mise wan utixgaliyaa Baahideeda ?

    ReplyDelete
  25. Anonymous11/19/2011

    walaal meelaha qaar ayaa baneeye ama culimada qaar ilaa 3dex jeer uu ninka xaaskiisa gadaal kaga tagi karo. ARINKAS ADIGU MA,ARAGTAY AMA MAMAQASHAY ?

    ReplyDelete
  26. walaal ninka xaaskiisa ilaa 3dex jeer in uu kaga tagi karo xaaskiisa ayaa culimada qaar baneeyaan.. ee adigu arinkaas ma,aragtay

    ReplyDelete
  27. Sedex jeer qof baneeyey ma jiro in naagta gadaal looga tago soo sheeg meesha aad ka khrisay

    ReplyDelete
  28. Anonymous11/20/2011

    asw walaal sidaan horey usheegayba waxaan daganahay wadamada shisheeye ninkeeyga xiliga galamada qeeyb kamid ah wuxuu ii isticmaalaa gus caag ah waayo waa oday tabar badana malahan waana xaga farjiga ma ahan dabada miyey danbi nagu tahay please iiga soo jawaaba bahda raaxada guurka thanks

    ReplyDelete
  29. Anonymous11/20/2011

    A/s. walaal waxaan ku waydiyay qanjirku ma waxaa la riixriixi karaa gabdhaha gudniinka fircooniga ah oo kaliya misaa gabar kasta waa laga riixriixikara?

    Haday haa tahay sidee looga helikaraa gabar u gudan suni amaba kintirka intiisa badan kutaal?
    walaal ad ban ugu baahanahay jawaabtada saliim ka ah mahadsanid.

    ReplyDelete
  30. kintir iyo kintir la'aan kuma xirna meeshaas naagaha badankooda way leeyihiin gudaha ayay ku taallaa

    ReplyDelete
  31. Anonymous11/20/2011

    asw walaal ilaa hada mahelin jawaantii aan su gaayay oo ku saab saneed guska caaga ah tusaale ninkeeyga wuxuu isticmaalaa xiliga galmada gus caag ah maadaama aan ahay gabar kacsi badan nin keeygana uu oday yahay biyahayana eey dag dag ooga yimaadaan marka miyeey danbi nagu tahay taas

    ReplyDelete
  32. Walaal guud ahaan xiriirka dhexmaro ninka iyo naagta is qaba ku saabsaan galmada iyo waxa la xiriira waa la ogolyahay laakin culimo badan waxay diideen bambiirada us samaysan bahalka ninka waxay arkeen anshaxmumo inay tahay inkastoo daliil lagu xarrimo aan la haynin maa daama ay xaaladda khusayso ninka iyo naagtiisa laakin aniga waxaan ku oran lahaa ninkaaga hadduu daciif yahay gacatiisa ayaa uga fiican waxyaalhaas oo kale sida faraha oo kale

    ReplyDelete
  33. Anonymous11/21/2011

    walaal anigiba kuguso noqday
    qanjirkaas kuyaala kintirka hoostisa sidee lagu garaa farta kaliya miyaso xoqikarta misa guskuna waa gara? hadu gusku garayo qabkee lo garsiyaa?
    mahadsanid

    ReplyDelete
  34. farta way gaaraysaa bahalkana waa la gaarsiin karaa
    waxaa lagu qaarsiin karaa bahalka labo qaab

    1- naagta marka ninka ku kor fariisato oo ay isasoo qalloociso
    2- foorarka dhabarjabinta ah oo dabada kore laa taagayo

    ReplyDelete
  35. Anonymous11/22/2011

    wallal waxan raba iin aan ogaadoo gabdh kastee dhigg maa kaa iimada maarka uu horreysa gaalmoodka

    ReplyDelete
  36. Anonymous12/16/2011

    ASC: WALALAL MAXA LAGU DAWEEYAAAA BA BAASIIRTAAA?

    ReplyDelete
  37. waxaa fiican inaad dhakhtar u tagto

    ReplyDelete
  38. Anonymous12/16/2011

    wllo mudo laba sano ku dhaaw baan guri leeyahay marka hadan xagayga wax ka yimaado hirmuni jirin uur ma yeelaan kara

    ReplyDelete
  39. Anonymous12/17/2011

    ASC WLL WAXAAN DOONAYAA INAAN SU'AAL WAYDIIYO BAHDA RAAXADA GUURKA MARKII AAN QAANGAARKA AHAA IYO HADA WAX WAYNBAA IGA ISKA KAY BADALAY MARKII HORE GUSKAYGA WAA UU DHEERAA LKN 4 SANO KADIB WAXAAD MOODAA INUU SOO GAABTAY OO HOOS ISUGU SOO NOQDAY YACNI SIDII WAX GAABAN OO KALE MARKAA CILADU MASIIGADAA KOLEY SIIGADAYDU MABADNA E MISE WAXAA JIRA XANUUN KOLLEY ANIGU WAXAAN U MALEEYAY MARKII DANBE IN AY TAHAY BUUMAYAASHA AAN KU SEEXDO WAAYO GUSKU WUU ISKU SOO DUUDUUBAYAA OO WAXA UU KA DHIGAYAA WAX YAR SUBIXII MARKAAN SUULIGA GALO MARKAA SU'AASHA AAN IDIN WAYDIIN LAHAA AYAA WAXAY TAHAY GUSKA SOO GAABANAYA CILADU MA INTAA AAN KOR KUSOO SHEEGAYBAA MISE WAX KALAA JIRA OO SABABI KARA GUSKA OO SOO GAABTIN KARO QAABKIISII HORE EE DHERERKA OO AAD MOODO INUU ISKA BADALAY FADLAN SU'AASHAA AYAAN WAYDIIN LAHAA BAHDA RAAXADA GUURKA IDINKOO MAHADSAN.

    ReplyDelete
  40. yaraant bahalka ma waxaad ka wadaa marka uu kacsan yahay ama marka uu dansan yahay?

    ReplyDelete
  41. Anonymous12/18/2011

    wllo marka uu dansanyahay lkn mar mar waxaad moodaa xataa marka uu kacsan yahay in uu gaabtay

    ReplyDelete
  42. marmar qofka marka uu keeno calool uu cayilo bahalkiisa waagaabtaa marka waxaa fiican in aad hubiso waxa ku haya aad eegto

    ReplyDelete
  43. Anonymous12/21/2011

    war halay macneeyo erayga SIIGEYSI waxaa uu igu noqday wax igu cusub

    ReplyDelete
  44. siigaysi ama seegaysasho waxaa laga wadaa in biyaha gacanta la isaga keeno

    ReplyDelete
  45. Anonymous1/16/2012

    siigaysigu ma banaan yahay diin ahaan maxaase saamayn ah ee uu caafimaadka qofka raga ah kuyeelan karaa???????
    waad mahadsanthiin...

    ReplyDelete
  46. seegada ama (siigada) culimada badanooda waxay u arkeen inay xaaraan tahay, caafimaad ahaan marka aad badsato bahalka ayaa kaa daciifaya indha arggooda ayaa kaa yaraanaya iyo waxyaalo fara badan

    ReplyDelete
  47. Anonymous2/27/2012

    wata sallamantihin bahda rg waxan idin weydin gawa
    sunada loo gudi xiliga bikro jibis keyda madhik ba ya miado
    mise wa cadi
    tan lawad waxan idin weydinaya gawadha bigrada ah side
    lagu garan misanah suno au tahay
    ha ila yabina waxan ahay qpf an wili an garin
    marka sideyna ku ogan kara su alahan an idin weydiyay
    in ay tahay bikro iyo dhig in uu ka yimado bikrada gawadha ah
    misanah suna ah wad mahad san tihiin

    ReplyDelete
  48. Anonymous2/27/2012

    waxan ad u danenaya su ashan in ad iga so jawab tan
    1.gawadha sunada side lagu fahma oo gedka kintirka
    intey ugu yala
    2.gawadha bikrada ah sida lagu garan oo ma waxa ku
    yal wax yar oo xub ah marka la bikro jibiyo ma qas ba
    in dhik ka yimado
    3.macquul matahay in habeyn an ku kala turo bikrada
    jibis keyda maxaa cadey kara gawadha in ay tahay bikro
    waxaan ahay wiil raba in uu guur sado dhawan su alahana
    aad ban ugu bahanahay in aad iga so jawab taan fadlan
    idinka oo mahad san ikala dhig dhiga jawabta si an u aqon sado

    ReplyDelete
  49. dhiigga bikrajabinta labada waa ka imanayaa tan sunnaha loo guday iyo midda fircooniga u gudanba
    waxaa lagu gartaa midda sunaha loo guday kintirka dhamaantii ma go'na labada faruur yaryarna lama taabanayo

    ReplyDelete
  50. Anonymous2/27/2012

    madhici karta gawadh sunah oo bikra ah
    an ka iman wax dhig maxana ku fahmi karaya in ay tahay gawadha bikro waad mahad santihin fikir
    kina iyo taclintina ad inow so gud bisen
    jawab ayan idinka sugaya

    ReplyDelete
  51. Anonymous2/27/2012

    ee wad mahad san tihiin jwabata ad isiseyn
    barakaluhu fikum. RG
    ee mar lawad waxad ii sharaxdan
    gawadha bikradeda sida an ku aqon san karo
    iyo waxa ifududu denkaro bikrada jibiska
    mahad sanadiin

    ReplyDelete
  52. Anonymous2/27/2012

    kawaran hadi an geliyo ged kega misanah uu cariri uu ahaa lakin wax dhig uu ka iman
    mala dhihi kara waa bikri???
    jawab fican iga so sii ya hadii alla idmo

    ReplyDelete
  53. Anonymous2/27/2012

    jawabta ayan ayan idin ka sugaya bahda RG
    wad mahd santihiin

    ReplyDelete
  54. Anonymous2/27/2012

    asc waa salaamtihiin RG waxaa rabaa inaa su aal ina weydiiyo hada ka jwaabi kartiin . waxaa ahay gabadh dhalinyaro ah waxana jiraa 17 sano waxaa dhibaato xoog leh iga heysta xaga dhiiga caadada oo xanuun sa iid ah iyo walibana iga raaga marka qaar 40 cisho iga maqnaada marka maxaa la oran kara wee jiraan ! ama wax isbadal sameen karo aan samayn karo ma jiraan thankz !!

    ReplyDelete
  55. Anonymous2/27/2012

    asc waxaa qabaa su aal ah maxa jidhka lagu dhisi karaa ama miisaanka lagu kordhin kara qofku marku caato saa id ah yahay waad mahadsantiin dhamaantiin

    ReplyDelete
  56. waxaa jira naago leh bikaaro balaastiik oo kale ah oo aan birajabin oo bahalka marka lagu riixo wadagalo, marka ay dhalayaan ayay bikrajabaan kuwaas marka loo galmoonayo dhiig kama soo baxo

    ReplyDelete
  57. Anonymous2/28/2012

    waad mahad santihiin jawabta wafiga ah ad isi sen

    ReplyDelete
  58. walaal jirka waxaa lagu weynayn karaa cuntada nafaqada leh iyo nasasho

    ReplyDelete
  59. Anonymous2/29/2012

    a/s/c RG waxaan idin wey diin ee waxan ahay wiil
    dhalan yaro ah da ahan waxan u dhaxeya 30 ila 20
    marka waxaan aad u jeclahay xaas kega aan xili waliba
    aan ku helo janis aan u galmodo micnaha waxaan aad u
    jeclahay galmada marka malaga yaba in uu daciif iga
    yelo dhalan yara nimada galmadaada badan ma dhibi karta
    xaaska wax cilad maku keni karta cimri gega nah wax dhib
    kuma keni karta.
    Waxaan raba mac luu maad badan in aad iga sii saan
    mahad sanidiin

    ReplyDelete
  60. Anonymous3/01/2012

    gabar oo 2 ilmo soo dhashay ayaan guursday waxaanna is qabnaa 3 sano ilaa iyo hada siilkeeda waa sidii bikrada oo kale waa saa id ciriri markaan u ragaayana wey qey linee, lugaha ayay igu garaacee, markay biyaha iga baxaana, dhabarka ayay igu labadeeda gacmood ku haynee qadar 10 daqiiqo in aanan ka kor kicin. maxaa sababay arintaas sxbyaal ? zoz

    ReplyDelete
  61. walaal galmada sideeda dhib ma keento haddii ruuxa uu u baahan yahay waxay u noqonaysaa caafimaad iyo firfircooni, laakin haddii kacsi daran jirin oo ruuxa uu iska keenahayo kacsiga oo cabbayo waxyaalo lagu kacsado dhib ayay u keenaysaa marka cuntada ku dadaal keliya haddii aad dareento kacsi sameey wax dhib ma laha

    ReplyDelete
  62. middaas waxay noqonaysaa kacsiga gabadha waa gabar aad u dareen badan u yeel sida ay ka hesho

    ReplyDelete
  63. Anonymous3/03/2012

    asc aniyga dhibka i haysta wuxu yahay marka an saygayga is irahdo wada raxaysta wuxu sameya wuxu iso jeediya dhabarka wuna fakaraya marka wax sualana wuxu oronaya waxba iguma dhicin markan ku fahmay in dhibjirtana sidi wu dhama hada lakin wa qof dhibhaysto maxa igula talin lahayden waxan isqabna mud0 hal sanno ah aniguna waxan iska dhadhiciyay kuma jcyla niinku jwb ban idinka sugaya jzkl

    ReplyDelete
  64. Anonymous3/03/2012

    walaal aniga waxaan jiraa 20 sano kacsi ayaan tabcaan la'aahay waxana kujira waxbarasha waxaan sadax sano inaan guursado walaal hata waan somaa qamista iyo jimcada balse wali kacsigii majoksan aniga isbuuci halmar ayaan seegeystaa sifaa aan nervous u noqonin maxaan sameeya walaal mawax ayaay ee dhimeysaa manadayn karo taabcaan ayaan kacsi lagaraa@ jawaab ayaan kasugayaa thank you

    ReplyDelete
  65. Anonymous3/04/2012

    sxb waaa ka xumahay lkn hadu ku qancinwayeey iskaga taag bileen anu ku jeclahayno happy kugu haynee meel dhanto aad wajiibkaga ka heesho radso sxb

    ReplyDelete
  66. Anonymous3/04/2012

    asc walaasha ninkeeda dhibka kaheysto walal dhibku qofkasta ayuu kudhici karaa marka samir lasheeekeyso waxa sabab arintan waa inaad u kuur gashaa ood la jaan qaada niyadana u dhistaa ilahayna aad baridaa in odaygaga dhibka kasarao samir wax ka weyn oo ladugsado majiro insha alah waa ku bogsan adigagna dagaal oo arinta si wada jir ah u xaliya hana ka xishoone wax se wax ujiraan dheh aan wada xalinee asc

    ReplyDelete
  67. Anonymous3/05/2012

    ascww max luugu daaweya qofka marka hore biiyah ka yiimadan muudo dhan 1 daqiiqo marka laabadanah aan biiyo baxiin illaa muudo

    ReplyDelete
  68. Anonymous6/02/2014

    Asc RG wll waxaan ahay wiil dhalinyar waxaan cunaa raashin vitamin leh sidaa darteed kacsi badan ayaan dareema kadib biyaha ayaan iska so sara micnaha siigo ayaan isticmala dhibaato ma ii keeni kartaa? Thnks howlwadenada RG

    ReplyDelete
  69. waxaa kuu fiican inaad is celiso waayo waad u baranaysaa kaddib waxaa laga yaabaa inaad sidaa ku raaxaysatid mar walba oo markaas aad wax ka qaadi weysid xaaska aad guursan doonto, inta aadan u baran ka fogow seegada ma ficna

    ReplyDelete
  70. Anonymous7/09/2014

    Asc
    waad mahadsantihiin walaal. Waxaan rabaa in talo la i siiyo. Walaal waxan ahaa gabar fircooni lo guday waxaan Ku guutsaday 25 jir. Waxaa la i qabaa hada mudo sanad ah. Ninkeyga wuu siigeysan jiray wax badan sidaa daraadeed geedkiisu wuu jilcay, awood wuu u yeelan waste in uu I bikra jabiyo. Siigada wuxuu dhahaa marwalbo go,an ayan ka gaari kama gaaro. Labadii bil igu horeyse wuu isku daye inu I bikra jebiyo balse masuurobin, marwalbo biyihiisa ayuu igu kor shubaaye, nasiin wanaag uur ayaan yeeshte. Uur markan yeeshte wuu is dhigte hadane siigadi buy kulabte and bikran shay uurne wan leyahay. 3bil markuu uurka ahaa wet so halaaben ilmihii. Waxan ka dalbaday isbitaalka in la furo meesha leyga tolay. Was ley qale oo waala fure meeshii. Markey reysate oo dhiigii iga dhanaade 3bil kadib ayan hadane bilawne in uu bikra jabiyo, bikradi dabiiciga aheyd hadane ma awoodo oo gedki baa jilcan. Dhaqtar ban ka dalbade hadane in la furo bikradi dabiiciga aheyd, wet iga diiden. Wexey,isiiyeen gus caag ah oo ey igu yirahden adiga is geli oo baraatiko Ku samee. Hadane waan sameye wan geliye meshi isagoo ila jooga, balse caagi iyi guskiisa cabir ahaan caaga baa yar, caaga wuu galay balse wet adagtagay in uu isaga I dhex gali. Hadan gacanta ugu kiciyo wuu u kacayaa si xad dhaaf eh , balse marku igu riixo wuu damayaah. Hada waqtiga isku dar was sanad intan is qabno. Uurkale wali ma yeelan, wan jeclahay in an dhalo ilmo, data hadey suurobin in uu i galo in san biyaha igu baxay xataa ku yeshto mar 2ad wan jeclahay balse masuurobin ilaa hada. Maxaad igula talin laheyd on sameyaa??
    ma gus caag ka weyn gedkisa ban so gadaa? Ma danbibaa hadu isaga iga cawiyo.
    ma isbital private baa tagaa?
    ma isagaan isaga sabraa, koley Amiga nolol wan u baahnahayee, isagane ruux go,an leg maaha markan guriga ka maqanahay hadu kaligis noqdo wuu siigeystaa..
    Jaanis kale ma'am siiyaa haduu sidan sii ahaado istiqaaro intaan dukado furiin ma dalbada go,an kama danbees eh ma gaaraa?

    ReplyDelete
  71. walaal haddii ninkaaga uu awoodi waayo inuu bahalkiisa kugu furo farta ayuu kugu furi karaa, waayo bikrada dabiiciga farta way ku jabtaa, maadaama toliinka fircooniga la furfuray uma baahnid inaad isbitaal tagto

    ReplyDelete
  72. walaal teedada kale, meesha waxaa ka cad ninkaaga inuusan naag rabin ee uu rabo inuu seegaysto, haddii sidaa ay tahay noloshaada khatar ayay galaysaa dhinaca mustaqbalka, teedada kale guska caagga kuuma ficna waayo laftigaaga waxaad u baranaysaa inaad isaga ku siigaysato, waayo wuxuu leeyahay qaabka guska ninka, teeda kale guurka hadafkiisa waa in nafta lagu dhowro oo ubad la dhalo, haddii uusan karin ninkaaga runta u sheeg hadduu ku dhaqan karo waa ok haddii kale ha ku fasaxo nin ka wanaagsan waad heli kartaa,

    ReplyDelete
  73. Ceebwaaye inaad waxaas umada dhaxkeento waxaa jira siyaabo badan oo looxalinkaro lakiin inaad website kusooqorto ninkaga ceebtiisa waa mamnuuc

    ReplyDelete
  74. Anonymous12/30/2014

    Waxaan ahay kacsi badan waanu raaxeysanyn xaaska wuxuu galay dabda maxaa baan inaan samayno ma is guursan karnaa mise ilaa nin kale soo guursado ma guursannkaro lalaakiin wax biya oo ku dhacay ma jirti

    ReplyDelete
  75. Anonymous7/25/2016

    Gabadha ninkeda ka cabanaysa adiga jilicsan ninkaga geedkisu ma jilicsana moralka haka dilin ninkaga maxa cag ku keenay ado illahay nin ku siyay mad ninkaga moralka intad u dhisto nag nimadada tustid od darensisid inu nin yahay xita hadanu ku qancin ha darensin inanu ku qancin labtisa ku seexo hadad si jeedsato od dareensiso inanu ku qancin wax matare ayu is moodi niyada ka dhimanayda galmadu ka xishoonaya u niciba waxba dhakhtar haw tagin nag waliba iyada ninkeda dhakhtar u noqon karta geedka ninka jilcay waxba kama jiran waa qalbiga meesha jidhka laga xukuma qalbiga ninkaga ilali hadad qalbigisa ilaliso od daryeesho manafacadka jidhkiso dhanbad helaysa iska da geedkise adna is aqonso inad dhakhtar u noqon karto ninkaga waydiso galmo waan ku bahanay dheh wuxu dareemaya inu nin yahay aqligaga kaasho inad raaxo un u bahato maha waa inad la timado xalki ad ku heli lahayd raxo ninkaguna ku heli laha noloshu waa is dhiri galin iyo moral isku dhis nacas baynu geesi kaso sari karna hadaynu dumar nahay geesi baynu nacas kaso sari karna curyan hadad maqashay waa qof qalbiga laga dilay qalbiga ninkaga ada ka masula kagana isaga ka masula hala ilaliyo qalbiyada waa bakeri qurarad ah hadu jabo waa turis iskuna kabi kartid waa sidas qalbigu qalba laga nolyay wax laga dareema wax kasta
    Taloyin badan wan ku sin laha lakin meesha bublig ah lakin qofki aqli lihi wu fahmi kara waxan rajaynaya inad fahanto od buxiso melaha banan adigu

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post