Haween lagu xiray Magaalada Baladweyn Ee Gobolka Hiiraan

Waxaa maanta Xabsiga loo taxaabay 8 haween ah Magaalada baladwayne  ee xarunta Gobolka Hiiraan haweenkaan ayaa waxay ka danbeyse xarigooda kadib markii ay xijaab la,an magalada u soo bexen  sida uu sheegay  Sheekh Yuusuf oo ah taliyaha Saldhiga Magaalada Baladweyn.
Haweenkaa ayaa waxay iskugu jireen kuwa la qabo iyo kuwa dhalinyara ah waxaana ay hada ku jiraan xabsiga wayn ee magaalada Baladwayne mid kamid ah Ragii qabay haweenkaan oo lagu magacaabo Axmedey ayaa warbaahinta Caalamiga ah ee kismaayo24 u sheegay in laga kaxaystay xaaskiisii oo suuqa adeeg u doontay waxaa una  sheegay in ay 6 caruur ah u lahayd Axmedey ayaa sidoo kale sheegay in Al-shabaab ay udiideen in uu xaaskiisa soo booqdo ururka Al-shabaab ayaa sheegay in haweenkaan ay siidayn doonaan markii ay u hogaan samaan amarada

10 Comments

  1. Anonymous12/31/2012

    maxaa lagu caawin karaa nin qaba 1 Gusku waa yaryahay 2 Biyaha way degdegayaan 3 hal jeer kabadan uma galmoon karo xaaskiisa

    ReplyDelete
  2. sheekada ma aha weynida bahalka ee waa badinta waqtiga galmada ee marka ku dadaal inaad dheerayso galmada

    ReplyDelete
  3. Anonymous1/14/2013

    Walaal dhibaato ayaa i heysata waxaan ahay nin dhallin yaro ah oo 30 jir ah waxaan qabaa gabar hal sano iga weyn waxana dhib weyn iga heystaa xagga dareenka oo xaaskeyga lagama yaabo iney baahi iisoo aaddo haddii aan aadana waxay ii sheegtaa in ay 80% i dhibsaneyso oo aysan wax raaxa aha dareemeyn mana ihi ragga xaasaska badan ka hela gaarahaan yurub ayaan ku noolahay oo oo naagaha haddii la badsado dhib badani iska imaan karo mana doonayo xaaskeyga in aan si fudud ku deeyo oo aan raadiyo mid cusubo aanan garanayn wax igala gudboonaan kara ee walaal talo igu caawiya maxaan gabadha dareenkeeda ku kobcin karaa?

    ReplyDelete
  4. Anonymous1/16/2013

    asc su aasheydu waxa tahay

    ReplyDelete
  5. Anonymous1/16/2013

    ok waad ku mahad santihii jawaabaha iyo taloyin ka wacan walal ad baane idiin salaamayaa

    ReplyDelete
  6. Anonymous1/16/2013

    ASC WALALka dhiban walal alle xaaskaaga hakuu barakeeyo walal waxaa talo kugu darsan lahaa walal adiga dib isoogu noqo bal ufiirso gabadha waxa ay dhibsan hayso waa bili aadan adiga oo kala ah waxaa suura gal ah inay adiga ku dhibsan hayso bal waxad firisaa dhinaca nadaafadaada inaad kudadaasho oo markaad xaaskaga rabto soo qabeysato soo cadeysato badanaa lamanaha waxaa kamid ah waxa kala fogeeya riixda qarmuun ee uu sababo cudurka yiridka lagana yaabo inuusan fahmin qofka uu haayo taas oo qofka qaba dadka qaarkood aysan u adkeysan karin waxaa kale walal gabadha inta aadan galmo kadoonan bashaal kuday iyo fara kaciyaar iyo amaan inaad amaanto amaanta ubadi saacad walba oy kula jogto ama kaa maqantahay amaan msm udir marka aad kamaqantahay walal ilaahay ayaa xaasaskeena noogu abuuray jaceel dabeeci ah waxbaa jira ay dhibsan heyso dib isu xisaabi adiga walal hadii uu jiro yiridka walal daawadiisa gadaal ayaan kaaga soo sheegi hadad u baahato asc

    ReplyDelete
  7. Anonymous1/22/2013

    asc walal waxa ahay gabadh dhalin yara ah waxa so maray guur hore nin kii wan kala tagnay hadane wax ku nolahay yurub waxan is guur sanay nin isna ku nool malagalo kale walina ma aqal galin lakin meher kena ayaa dhacay waxuna ii imaaday markii meherka dhacay waxuu heestay 5 maal mood oo fasax ah dhanka shaqadiisa waana kala fognahay magalo ahaan walina islama so dangin mudo dhaw ayan rajey nayaa in aad aqal galno lakin mudadii yareed uu fasaxa soo qaatay oo isla joognay waxaa qabay dhiiga caadada si daa dar deed wax galmo ah ma sameen karin lakin waxa jiray baashaal jirka ama istiin sida lo yaqaan waxan arkay ninkii inta aan bashaaleynay in uu bahal kiisa uu kacen ama uu si aad ah u jilic sanaa mar wala wuu iska dan sadansaa balakisa marna ma arak isaga oo kacay waan la yaabay maxa yelay nin ki aan so kala tagnay waxan arki jiray markata aan bashaaleyno in uu bahal kisa taagmi jiray xitaa galmo iyadoo jirin sidaa dardeed ayaan uyaabay ee iga jaahil bixiya fadlan ma wax dhib ah ayaa jira mise dadka ayan isku mid ahayn sidee wax u jiraan mana ahan nin weyn waa dhalin yaro 29 jir ah da diisa waxana dare yaayay in uu daneynaayo bashaalka hadaba miyuu xanun sanayaa mise waa wax iska caadiya

    ReplyDelete
  8. Anonymous2/18/2013

    su aal baan qabaa

    ReplyDelete
  9. Anonymous2/18/2013

    walaal waxaan ahay wiil dhalinyaraa oo guurdoon ah marka ma iga caawin kadhaan inaan ku soo qorto meeshan ciwaankayga la igala soo xiriiri karo ..

    ReplyDelete
  10. asc walaalayaal page kaan wax kasta la soo bandhigaayo diinta islaamka maxay ka qabtaana

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post