Naagaha waa seddex

Naagaha waxay u qaybsamaan xaga dareenka kacsiga  3 nooc 

1- midda hore waa naag aad u kacsi badan naagta noocan ahi waxay isku aragtaa dhecaan badan siiba marka dhiigga haydka ay ka dhaqato bahlkeedana wuu bararayaa si daranna wuu u kululaanayaa, marka ay gabar aan la qabin ayay tahay waxay aragtaa riyo galmo wayna isku januubtaa gabadha noocan ah fakerkeeda 100%90 waa nin xitaa sheekada way ku kacsataa middan waa tan ay nimanka ka helaan, ruuxa helaa nasiib ayuu leeyahay

2- midda labaad  waa naag tii hore u dhow laakin ka yar dhinaca dhecaanka farjiga inta badan kuma fikirto nin laakin marka la kiciyo way kacaysaa midda ayay u badan yihiin  naagaha

3- midda seddexaad waa naag aad u qabow bahalkeeda mar kasta wuxuu yahay mid aad u qallalan galmada kama hesho aad ayay u dhibsataa marka galmada lala samaynayo xanuun ayay ka adreentaa farjiga midda noocan ah haddii uu u ku aado nin naag jacel aad bay isugu rafaadayaan
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post