Talo isiiya guur baan gali rabaa



Ninka marka uu rabo inuu wax ka fahmo raaxada galmada waxaa ugu fiican inuu akhristo buugaagta laga qoray xagga raaxada guurka, sidoo kale waxaa jira web site badan oo af soomali ku qoran oo ka sheekeysa raaxadaas, waayo marka aad u baahan tahay inaad xaaskaaga si fiican u qancisid waxaa kugu habboon inaad guurka wax ka ogaato, arrimaha guurka iyo galmada inta badan bulshada waa ka xishootaa dadka kama hadli karaan, tas keliya waxaad kaga bogan kartaa inaad aqoon u lahaato aad ka akhriso buugaagta laga siyaariyay quruxda haweenka iyo qaababka galmada sida istaagga foorarka macaanka oo dhan


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post