Soo jiidashada cillaanka

Niman badan ayaa waxay ka helaan haweenka cillaanka u saaran yahay,  waayo wuxuu dareemayaa ninka  gacan naageed inuu arkay, marka waxaa jira noocyo badan loo saarto cillaanka, qaab waxaa loogu saaraa aroosadda qaabna haweenka waaweyn ayaa u saarta, marka waxaa habboon haweeneydu inay saarato si ay u yeelato astaan naageed, inta badan dumarka yurub ku nool oo Soomaalida ah way ka tageen cillaanka waxay ku saamooween haweenka caddaanka aan garanaynin sida cillaanka loo saarto, qaar baa u arkay inuu yahay dib u dhac, wadamada  si xoog loo adeegsado cillaanka waa  dalalka ..... India iyo Oman iyo UAE  iyo Somalia iyo Pakistan iyo dalal kale, cillaanka wuxuu ninka soo xusuusinayaa bisha malab
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post