Rag badan ayaa ka sheegta kacsi la`aan ay kala kulmaan lamaanayaashooda taasi oo ku reebta niyad jab , hadaba maxaa u sabab ah kacsi la`aanta haweenka .
Hadaba sedex qeyb ayaan u kala qaadeynaa , qeybta koowaad haweeneyda ayuu la xariira midda labaad ninka halka midka sedexaadna uu ka dhaxeeyo labadooda.
Qeybta koowaad ee haweeneyda la xariirta: waxaa ku keena kacsi la`aanta in ay jiraan xanuuno ka haya dhanka xubinta taranka , in miskaha laga hayo , ama in qaladaad ay ka jiraan dhanka Hormonadeeda.
In ay jiraan mashaakilo dhanka nasfiga ah oo haysta sida wel wel, neerfo kacsanaan, , murgo , rajo beel , cariiri , in ay jiraan xasuusyo xanuuno ku reebay., waxaana sii dheer haddi ay sameeyaan galmo gacmeed(Siigo) iyo in xubinta taranka ay xanuuneyso marka weerarka la sameynayo.
Qeybta labaad ee ninka la xariirta: in ninku yahay macangag, in uu la dhaqankiisa xun yahay, iyo in uu balwad leeyahay sida qamri.
In Ninka uusan sameynba baashaalka iyo gogolka xaarka physiological-ka loo yaqaan ee ka horeeya gilinta malabyarowga xubinta taranka gabarta .
Sidoo kale in biyaha uu durbo soo tuuro iyo in da`diisa weyn tahay ama uu qabo jahli jinsiyadeed(Galmada Wax Ka Aqoon).
Qeybta sedexaad ee labada lamaane ka dhaxeeysa:In uu jiro is faham la`aan iyo in aan la helinba fursad lagu wada hadlo .
In dhibaatooyin qoys oo aan fadhin in uu ka jiro dhexdooda , iyo in ay jirto qiyaano qoyseed oo ninka ama naagta ka tamid .
Walaalayaal waad mahadsantihiin RG waxaan idin waydiin lahaa suaal kusaabsan noocyada galmada ama positions looyaqaano xaaskayga majecla inay iga kor marto si aan aniga udareemo raaxo oo waxay doonaysaa kaliya halka nooc ee traditionalka ah marka maxaan sameeyaa oo aan kubadali karaa inay noocyada badan ee wanaagsan ay ogolaato mahadsanidiin.
ReplyDeletewalaal waxaad ku dadaashaa inaad ku qanciso xaaskaaga noocyada badan ee galmada, ruuxa marka loo bandhigo wax ku cusub kama helo laakin marka si aayar loo baro hadhow isgaga ayaa soo raadsanaya, weli naagaha soomaalida aad waxay u necayb yihiin foorarka
ReplyDeletewalaal aniga raaxo badan ma dareemo marka aanu u galmoonayo xaaskayga maxaa yeelay iyada ayaan ila raaxeysanayn oo waxaabay jeceshay inaan hore biyaha iskaga keeno oo waxay leedahay hore u dhameyso howshaada, markaa maxaan yeelaa sxbyalaal bal ila taliya????????????????????????
ReplyDeletewaxaa lagaa rabaa inaad baarto dhibka haysta xaaskaaga oo ka reebay inay kacsato kaddib markaad ogaato waad xallin kartaa
ReplyDeletesc dhmantiin walal anigu wxan ku waydiin laha macanha siigda eraygaas waan maqalaa uuun ...
ReplyDeleteasc dhamantiin.dhib waxaa uu nakala haystaa
ReplyDeleteaniga iyo xaaskayga waa waxaan aad u is ticmaalaa basbaska waqtiyada qaar sharaab ahaan ayaaban u cabaa markaan hadaba
xaaskayga u galmoonaayo waxaa na dhex mara dagaal galmada dhexdeeda ah
marka ay dareento biyahayga waxay sameysaa
qandhiifo ama cidiyaha ayay igu goosataa
anigana waa hamad jabaaba
dhibkaas wax iiga sheega
baasbaaska inuu wax saameeyo oo biyaha kululeeyo ma cadda ilaal iyo hadda, laakin wax suuraggal ah
ReplyDeleteWaxaa layidhi Nabi Allow Nuur Allow Ninba Afkii ku gu Amaan Waamaxa baasbaasku haduu biyaha kululaynayo waaban cunilahaa nikaygu ha idaayee
ReplyDeleteasc sxbyal hal dhib ayaa jiro markaan xaaskeyga la gal moonayo ma dhaafsiin kari mudo 5 daqiiqo dhib kaas xaguu ka yimaaadaa bal iga jaahil bixiya waxaan rabaa mudo dheer in aan qaaato plz
ReplyDeleteAsc suaal odeyga hore aan kala tagney oo wali aan is jecel nahney qofkeen qofka kale balse dhibka jiro naag kale buu guursadey wuxuuna ii dhahaya adiga ba aifka kugu jeclahay ee maxaan sameeye wuuna ii og yahay aan share la noqon karin maxaan sameeye talo doon.com
ReplyDeleteAs\c all ninka xaaskisa ak soo dacwootay isagana aya qaldan saan ani is oran laha ma yaqaan xaaskisa nooca ay rabto iyo duqeeda ama waa nin la nacay oo la jecleen qof aadan jeclaan ku macaansan maysid raaxdis soo ragow kow naftina ha ka fakarin ee xaaskaga ka fakar hadii aad iyada qancisid adna waad qanci oo way ku qancinaysa balse hadii ay tahay me me me adna your love aad iloowdiid de hoosho waa adiga kaliya.
ReplyDeleteninkaaga haddii uu naag kale guursaday oona weli uu jacayl kuu qabo u noqo waayo wax dhib ma laha naag kale inuu kula qabo waayo waxaa u banneeyey sharciga
ReplyDeleteasc walaal waxaan rabaa in aan kula hadlo hadee suura gal tahay waxaan jeclahay in aan guursado hadane shaki ayaa iga galay oo waxaan is dhahay maguursan kartid arin taas ayaan kuu sheegi lahaay walaal macaan maleedahay nambar lagaa soo wici karo si aan kuula hadlo mahadsanid
ReplyDeletehaa waad ila hadli kartaa waxaad iga soo wici kartaa taleefankan +201116741156
ReplyDeleteBisbaaska ragga shahwadooda wuu kululeeya taas aniga ayaa og oo dareema markuu ninkeygu bisbaaska badsado shahwadiisa wey i gubtaa
ReplyDeletexaaskayga hadaan telefoonka uga raaxeeyo maxay diintu ka qabtaa, ma ogi inay iyadu gacan istimaasho iyo inkale laakin laakin anigu iyada uunban is iraa u raaxee pls si deg deg ah iigu jawaab
ReplyDeletehalkaan ka akhriso
ReplyDeletehttp://raaxadaguurka.blogspot.com/2011/11/ninka-iyo-xaaskiisa-kala-maqan-ma-u.html
aniga ma hubo in basbaas biyo kululeeyo waa la iqabaa saygaygana basbaas macuno markastana waa igubaan biyahiisa waliba kulayl daran waaye marka hore cabaar kadibna ok ayaan iska noqdaa, marka waxaan umalaynaa in waxa raga oo dhami kulayl yihiih sax? basbaas iyo basbaas la'aan
ReplyDeleteWAR WAA NAWARERISEN WALIGAYBA MARKINE WAXKULU KULEEK LASHEGAYO BENMIYAA MISEH WAA RUUN IKALACADEY DAADOW
ReplyDelete