Sidee ugu fiican aad ku ilaalin kartaa qooraha


 
Xiniinyaha waa nimco Ilaahay ina siiyay waxaa lagaaga baahan yahay inaad ka ilaaliso dhibka soo gaari kara, waayo biyaha manida meesha ayay ku caddaadaan marka ay jirka ka soo baxaan iaygoo dhiig ah, kacsiga ninkana iyaga ayuu ku xiran yahay, rag aan raayo lahayn raaliyad ma rogi karo, waxaa lagaa rabaa inaad baarto mar kasta wixii ku soo kordho aad ogaato sida buro ama barar oo kale, qaabka ugu fiican loo baaro waxaa weeye marka aad ku qubaysanayso biyo qandac ah, dhowr jeer ku shub markaas ayay kaduudka ka baxayaan labada qoor ayaad ogaan kartaa inay wax buro ama barar leeyihiin iyo in kale, waxaa dhici karta inaad dareento inay kala dheeraadaan mid ay gaaban tahay midna ay dheer tahay taas waa cadi haka walwalin, haddii xaaskaaga ay buuran tahay iska ilaali xiliga galmada inay kugu fariisato waayo dhib ayay kaa gaarsiin kartaa marka aad wada raaxaysanaysaan.

20 Comments

  1. Ma wax dhina ayaa ka imankara hadii la jid-jiido XANIINYAHA.

    ReplyDelete
  2. Anonymous12/28/2011

    ASM WAAD MAHADNSANTIHIIN bahdaab waxaan idim waydiin lahaa ..labad xaniin makala dheraadaan mise wa is la ikadaan (macnaha equal ).. mar walba ...?? ma dhicikrtaa in mid yara ka wayntaha AYDOON WAX XANUUN JIRIN BASLE MIDA BIDIX YARA MOODO IN YARA WAYTAHAY XANUUN MAJIRO DAREEN WAA SIDIISII ...??.. SU ASHA 3.. MAJIRTAA IN MARKA AAD WAX DAREEMOTO SIDA WAXAAD ARGATAY NAAG QAAWAN (IMMEDIATLY .. MAXDA GASHAY DAREEN KAAS THEN XANUUN YAR LAGA DAREEMAYAA (XANIINTA) WAAD ARGATAY BASLE MA A WOODID IN QAX QABATO MACANAH WAAD TAHAY SINGLE KACSI DARAADIIS AYUU XANUUN KAAS YAR U JIRAA , WAA KACSI THEN DAREEN XANUUN YAR XAGGA (XANINYAHA ) ADOO RAALI AH SI WANAAGSAN IGA JAAHI BIXI WALAL ..JAZAAKAL LAAHO QEER .........

    ReplyDelete
  3. Anonymous12/28/2011

    ASM WAAD MAHAD SANTIHIIN DHAMAATIIN..WALAL XANINTA MAKALA DHEERAAN KARAA ? AYADOO WAX NAUUN AAN JRIN IYO AMA MAKALA WAYNAAN KARAAN ADOO WAX NUUN AYSAN JIRIN WALAL ?? WAXAAN MAQALAY MIDA BIDIX AYAA YARA DHEER MAXAA KA JIRA ??.. TEEDA KALE WALAL ADOO DOB AYAA WAXAAD ARGATAY WAX AAD KU KACSATO WALAL OO AAD KUU KICIYA DAREEN KAAGA OO DHAN WAXAA JIRA XANUUN YAR oo xagga niinta walal

    ReplyDelete
  4. xiniinyaha way kala dheeraan karaan xanuunka aad dareemayso waxaa laga yaabaa inuu kaaga yimid jug iwm. waxaad waxaad marisaa saliid xabba sowdo subax walba ku daliig

    ReplyDelete
  5. Anonymous12/29/2011

    walaal muddo 4 sano ah ayaan xaaskeyga kala maqannahay ilaa hadana xaaskale maguursan mana isku dayin galmo marka mar mar ayaan waxaan dareemaa in aan aad oogu baahanahay iyada kacsi saa id ayaan dareemaa kadibna waan iska siigeystaa siigada ka sukow inta aan kujiro raaxada ama isticmaalka gacanteyda ubogayaa laakiin marka ay biyaha iga baxayaan ma dareemo raaxo macaan sida xaaskeyga marka aan utagayo aan u dareemi jiray oo kale macaanta marka malagayaabaa in ay dhibaato iiga timaado isticmaalka gacanteyda ? mideeda kale dhul aad u qabow ayaan ku noolahay mar ka aan farjigeyga dhaqayo oo aan suuliga kujiro waxaan isticmaalaa biyo aad uqabow malaga yaabaa in ay biyo haasi qabow dhibaato ukeento xubinteyda taran ka ama galmadeyda ?

    ReplyDelete
  6. walaal seegada run ahaantii raaxo badan ma laha, naagta ayaa ka macaan badan naagto waa loogu talagalay in lagu raaxaysto, biyaha maquunis iyo awood ayay ku yimaadaan marka la seegaysan hayo marka biyaha qabow ma saamayn karaan raaxada bahalka

    ReplyDelete
  7. Anonymous12/29/2011

    walal siigada hadi ay biyaha 1 daqiqo ku so turo malaga yaba marka an xaskisa u tagu i uu ciyow sas camal u biyo bixi karo mahadsanidiin

    ReplyDelete
  8. Anonymous1/01/2012

    Walaaal waxaan leyahay xaas. Xaaskeyga markaan sameeno galmo sidaan u bashaaleyno marku soo dhaw yahay biyaha ayaa biyihii igu noqo nayaa ka dibna dhabarka ayaa aad I xanuunaya marka tas awgeed kuma degdego xaaskeyga balse dareen waan leyahay waan kacsadaa biyaha igama imadaan walaal iga soo sheeg hadaad si ficaan igu soo sharixi kartid oo dhaqso ah jazaakallaah

    ReplyDelete
  9. Anonymous7/09/2012

    walaal waxaan rabaa inaad iga jaahil saartan su'aal aan qabo
    walal waxa dhacda markaan kaajayo in biyahaygu kaadida soo raacaan in yar oo aan badnayd
    fadlan hadaad ii hayso waxtalo ah ama daawayn aan isticmaali karo iga caawiya mahadsanid

    ReplyDelete
  10. kaadidaada waxa soo raaco biyo inay yihiin maxaa caddaynaya? mar kasta miyay soo raacaan ama marmar ?

    ReplyDelete
  11. Anonymous7/27/2013

    Asc walal aniga waaxaan rabaa in la iga jawaabo su'al ku sabsan xaninyaha. Xaninyaha mid ka mid ah yaa leh burtoqyo oo xididyo cml wax xanun ah uguma hayaan kacsigeygana waa badan yahay. Marka xaninyaha waa kala dheryihiin markaan qato nigiska igu dhagan wey i dhibayaan waxey iga qabanayaan xanin yaha mida leh burtoqyada. mar marna waxey noqdaa cadi xidido lee oo biyo cml ah . Talo

    ReplyDelete
  12. Asc wll mudo badan waxaa igu soo noq-noqda xanuun xiniinyaha igaga dhacay oo waa sida cambaarta oo kale ah. wuxuu xanuunkaasi iga raacay mar uu igu dhacay xanuunka ISNidaamisku. markaas xanuunkani mar mar ayuu igu soo noqdaa , markaasna waxaan isticmaalaa saabuunta DETOL. wll maxaad igula talin laheyd.

    ReplyDelete
    Replies
    1. cuncun ma leeyahay ama waa caadi wuu iimaanaya oo tagayaa iasgoo aan kuu keenin cuncun? waayo meeshaas waa meel muhim ah wax kasta ha u adeegsanin, nadaafadda ku dadaal saabuunta lifeboy ayaa haboon oo wasakhda rida Detol ka dhaaf

      Delete
    2. Aniga waxaa ku dhihi laha xabad soda tijabi wa dawo fcn anigaba biyo dag dag ayaa qabe ayada ayaa isticmale hada mansha Allah waa kareste adigana xaniyaha mari wax weyn ayaad iga daremi jwbtana igu so celi

      Delete
    3. wan idin salmey bacd saln walaalaheyga cun cunka iyo canbar ka cabanaaya waxaa dhihi lahaa dharkiina gacanta ku meedha oo doobiga ha u geenina kuna maydha saabunta marista ah oo keli ah sidaa tijaabiya waa mahadsanthn






      Delete
  13. Asc brothers aniga waxaa qabi jire biyo dag dag waxan isticmale xabad socda waxaa mariya xubinta da hada mansha Allah waa kareste wilkana waxaa dhihi laha xabad soda tijabi wa dawo fcn o nago tage nabigena scw

    ReplyDelete
  14. Asc digtoor waxan nin xasa leh waxanan ka soo maqanay lix sano inta an ka soo maqna wax galma aha maan samayn marmar markan adkaysan kariwayo kacsiga wa sigaystaa hadaba mudo afar biloda waxan isku arkay xanun xinita midiga iyo inta badan oo kor aadayso xinintu dhakhtar sadex jerban tagay konbiyutar la isaray waxba ma qabtid ayaa la igu yiri wali xanunkii wuu ihayaa mararkar marka shahwadu iga soo baxayso xanun ayan ka daremaya xinita midig arikasu muxu noqon kara sigada miya dhib i kentay

    ReplyDelete
  15. Asc digtoor waxan nin xasa leh waxanan ka soo maqanay lix sano inta an ka soo maqna wax galma aha maan samayn marmar markan adkaysan kariwayo kacsiga wa sigaystaa hadaba mudo afar biloda waxan isku arkay xanun xinita midiga iyo inta badan oo kor aadayso xinintu dhakhtar sadex jerban tagay konbiyutar la isaray waxba ma qabtid ayaa la igu yiri wali xanunkii wuu ihayaa mararkar marka shahwadu iga soo baxayso xanun ayan ka daremaya xinita midig arikasu muxu noqon kara sigada miya dhib i kentay

    ReplyDelete
    Replies
    1. ninka marka muddo uusan galmo samaynin oo mar kasta uu is kicinayo ama galmo xusuusanayo wuxuu ka qaadaa xaniinyo xanuun, sidoo kale marka siigada aysan dhamaystirmin oo ninka aan biyabbixin iyada xanuu ayay keentaa

      Delete
  16. Asc waxan ahay nin xaskisa ka so maqan lix sano ibtana wax galma aha ma samay mar marka qar kacsi gu marku iga bato wan sogaystaa hadaba waxan isku arkay xanun xiniinta midig mudo shan bila dhakhtarkina waan tagay si fican ba la i baray waxba ma qabtid ayu igu yiri marmarna way yarata ninta midig kor bay ada inta badan xanunkina wa i haya waliba shahdu markay iga imanayso ayan xanun badan ka darema maxad talo isiin layd digtor mahadsanid

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post