Seegada diinta maxay ka qabtaa?

Dadka Soomaaliyeed waa kuwo dhaqan soo jireen ah leh kana xishooda waxyaabaha qaarkood ineey weeydiiyaan Culumada waa weeyn ee dhanka Diinta aqoonta u leh.Mararka qaar waxaa dhacda in shaqsi Soomaaliyeed isaga oo ay dhibaato heeysato hadane aanan u bandhigi karin Culumada maadaama dhibka uu tirsanaayo uu yahay mid Soomaalidu ay la xishooto.
Mid ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa waxa uu Su´aal kulul weey diiyay Sheekha weeyn ee lagu magacaabo Sheekh Mahamed Cabdi Umal. Su´aashaan Wiilka Sheekh Umul weey diiyay afka kama weeydiin ee waxa uu u soo qoray Warqad iyada oo Qoraal ah in kastoo Wiilkaan ka yaabsaday Mashaaiqda uu fadhiyey goobtii uu ka dhacayey Siminaarka ama Aqoon is weeydaarsiga dhanka Diinta ah.
Wiilkaan ayaa Sheekh Mahamed Cabdi Umal weey diiyay maxeey Diinta ka qabtaa ruuxii Biyaha iska keeno isaga oo ka cararaya Macsida ama inuu Sino galo, Diinta mexeey ka qabtaa Qofka Siigeeysta isaga oo Daruufo fara badan ay ku kalifeeyso? ?

2 Comments

  1. Aniga oo ku hadlaayo magaca bahwaynta ku tixan websitkaan ayaan waxaan ka codsanayaa in qoraayayaasha qora topigyada ay dhamaystiraan waxa ay ka hadlaayaan. tusaale ahaan. bal fiiri mawduucaan. sida uu ku bilaabanaayo waa si sax ah balse sheikh umul jawaabtiisa ma ku qorna , mawduucana dhamaystir ma laha. Marka waynu aragnaa sheikh umul suaasha la waydiiyay balse jabaawtuu bixiyay ma la qorin.

    ReplyDelete
  2. Anonymous2/01/2012

    asc wr wbr
    salaab kadib waa kumahadsantihiin sida wanaaga badan aad nooga jawaabtaan su aalaheena
    andi waxan qabaa su aal ku saabsan dhanka galmada
    waxan ahay xaasle , isbuucii waxaan sameeya galo laba jeer inta kale waqti looma haayo

    sidaas dartee labadaas jeer waxaan sameeyaa waqtiga aan sameeyneyno aniga iyo xaaskeyga galmada

    anigoo waxba aan istacmaalin oo kaniini ah
    ayaa waxa dhacda in aan iska raaxeysano ama aan wado galmada modo 20 --30 ugu badnaan waxaana jecelnahay labadeenaba in aan sifiican isku qancino
    xaaskeygana ma ahan gabdhaha lagoday sifiican ayey raaxada uqadataa anigana wan awoodaa ilaal ayada ka dharagto ama ka biya baxdo in aan aboodo ishaqada

    angoo waxaba dawo an istacmaalin waxaa dhacdo inta shaqada socoto iney laba jeer biyaa baxdo xaaska aniga igana ahan biya la aan iney iheyso aniga ayan ugu tala galay inaan modadaas aaan iska raaxesto hadii aan rabo wan iska keenikaraa 5daqiiqo gudahoo lakin marabo

    waxan usameeyneynin xaaska oo qancin in aniga biya baxo ayan diidaya suaasheyda waxawaye wax dhib ah ma iiga imanayaan sidaas hadii aan ku wado , ama wax dhibah ayaa ka imanayaan caafimaadkeyka wax ma udhimaayan mudadaas dheer mahad sanid isdawey@hotmail.com

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post