Waqtiyada galmada ma kala duwan yihiin

Galmada la galmooda subaxii (6 am to 12pm), galabtii (12:01 pm to 6 pm),  fiidka (6:01 pm to 12am) ama habeenkii (12:01 am to 6 am) wax farqi ah oo u dhaxeeya ma jirto dhamaantoodna wax saameyn ah oo caafimaadka ku yeelan karto ma jirto.
Haddii galmada aadan ku walfin (aadan ku waalanin) wax dhibaato caafimaad ah malahan, laakiin hadii maalintii 1 ama 2 wax ka badan aad galmo sameysid waxaa dhici kara waxyeelo badan inay kuu geysato sida tabardarri iwm.

22 Comments

  1. Anonymous1/21/2012

    ZEE NINKAAN WAX UU KA HADLAYAAO ARAG

    http://www.youtube.com/watch?v=vhdCPwXoB5k&feature=player_embedded

    ReplyDelete
  2. Anonymous1/22/2012

    Asc walal salaan ka dib waxaan ahay gabar soomaliyeed oo xaas ah laakin ninkeeda ka maqan yahay walal waxan isku arkay in aan aad u xiiseynaayo filmada sex ah si kasta oo aan yeelo waan ku guuleysan la,ahay in aan iska gooyo ee fadlan talo iga soo siiya sidi aan yeelo hadiisa aan raaxo dareemo ma qubeeys baa waajib igu ah

    ReplyDelete
  3. walaal filimada xun aad bay u dhib badan yihiin, dhanka diinta iyo aduunkaba marka waxaad isaga reebi kartaa inaad sida ugu dhaqsiyaha badan ugu tagto ninkaaga aad ka fikirto marwalba dhibaatada kaaga imaan karto inta muslin ah Ilaahay haka ilaaliyo filimada xunxun

    ReplyDelete
  4. Anonymous1/24/2012

    walaaal waxa ka hadashay suuman ka caloosha yareeya sidee ku heli karaa keese ugu fiican waxaa jogaa uk magacooda sidese ugu haboon oo caloosha ku yareen karaa calool weyn malhi lkn waxaa dareemayaa in ay igu soo kordheysa bilba bisha ka dabeysa waxaa ahaan jiray ciyaartoy oo banooniga dheela markii wadankii aan jogay lkn hada waaa isku arkaa calool talo fiican adiga oo mahadsan

    ReplyDelete
  5. walaal waxaa fiican inaad isaga yareeyso caloosha nidaamka cuntada ama dhakhtar aad u tagto suumanka waxaa lagu gadaa rugta caafimaadka waxaad dhahaysaa waxaan rabaa Sauna Belts

    ReplyDelete
  6. Anonymous1/25/2012

    As/ca.
    Aniga oo tixraacayo cinwaanka meesha ku qoran,aniga waxaa i haysto hal cilad ah,taasoo ku saabsan xagga wakhtiga.
    Waxan ahay nin xaasle ah oo muddo ay wada nolayen xaskiisa runtiina aan isugu qanacsannahay si kabadan 100%,laakiin cillaada i haysato ayaa waxa ay tahay gabadhayda wakhti ay ugu talo gasho sariirta maba jirto inta badan,macnaheedu waxuu yahay markuu waaga baryo illaa inta lajifanayo waxay ku mashquul tahay hawlaheeda guriga ama dibadda xilliga jiifka markii laggaarana hadaan fursad isu helno Ok,haddii kale sariirta dhinacada ka qabso,waxa marka iyana ku jirto waxaa nahay famili caruurbadan haysto hawlahooduna badan yihiin, saasooytahay haddii maanata ay fursad hesho xaajiyada ogama fakirto caawo kaga faa,iidayso ee waxay un ka fikirtaa saacadaas iyo shaqo.
    Su,aashayda waxay tahay dadku markii ay xaas noqdaan masidanbaa mise waa kaligay?..
    Maxaanse sameeyaa aniga ahaan,mana jecli markasto qof,aanan horey u diyaarsanayn inaan dhibo.
    Aad ayaad u mahadsantihiin

    ReplyDelete
  7. walaal inta badan naagaha marka ay caruur yeeshaan aad bay u mashquulaan, laakin waxaa fiican inaad wada sheekaysataan oo aad u nidaamiso waqtigeeda si aad heshaan waqi aad ku raaxaysan kartaan, teeda kale adiga ayaa lagaaga baahanyahay inaad jacayl la jisho si adigoo hadda shukaansanaya oo kale, waxaa laga yaabaa dhinacaaga in ay ka taagantahay mushkilada

    ReplyDelete
  8. farxan1/30/2012

    hadii xaaskaaga eey tahay ruux said u dareen badan adigu aad tahay caajis loow hadana 12 saacadood shaqeya malin walba ku bahantahay maxaa samen kartaa maalmaha sabtida iyo axadana kubad ayaa ciyaaraa iyo hoosha familka marka talo wanagsan

    ReplyDelete
  9. sxb naag waqti uma haysid ee waqti u samayso

    ReplyDelete
  10. Anonymous2/01/2012

    asc wr wbr
    salaab kadib waa kumahadsantihiin sida wanaaga badan aad nooga jawaabtaan su aalaheena
    andi waxan qabaa su aal ku saabsan dhanka galmada
    waxan ahay xaasle , isbuucii waxaan sameeya galo laba jeer inta kale waqti looma haayo

    sidaas dartee labadaas jeer waxaan sameeyaa waqtiga aan sameeyneyno aniga iyo xaaskeyga galmada

    anigoo waxba aan istacmaalin oo kaniini ah
    ayaa waxa dhacda in aan iska raaxeysano ama aan wado galmada modo 20 --30 ugu badnaan waxaana jecelnahay labadeenaba in aan sifiican isku qancino
    xaaskeygana ma ahan gabdhaha lagoday sifiican ayey raaxada uqadataa anigana wan awoodaa ilaal ayada ka dharagto ama ka biya baxdo in aan aboodo ishaqada

    angoo waxaba dawo an istacmaalin waxaa dhacdo inta shaqada socoto iney laba jeer biyaa baxdo xaaska aniga igana ahan biya la aan iney iheyso aniga ayan ugu tala galay inaan modadaas aaan iska raaxesto hadii aan rabo wan iska keenikaraa 5daqiiqo gudahoo lakin marabo

    waxan usameeyneynin xaaska oo qancin in aniga biya baxo ayan diidaya suaasheyda waxawaye wax dhib ah ma iiga imanayaan sidaas hadii aan ku wado , ama wax dhibah ayaa ka imanayaan caafimaadkeyka wax ma udhimaayan mudadaas dheer mahad sanid

    ReplyDelete
  11. Anonymous2/01/2012

  12. Anonymous2/01/2012

    waxan usameeyneynin xaaska oo qancin in aniga biya baxo ayan diidaya suaasheyda waxawaye wax dhib ah ma iiga imanayaan sidaas hadii aan ku wado , ama wax dhibah ayaa ka imanayaan caafimaadkeyka wax ma udhimaayan mudadaas dheer mahad sanid i

    ReplyDelete
  13. galmada xaaska dhib ma keento haddii ruuxa uu u bahanyahay

    ReplyDelete
  14. Anonymous2/02/2012

    mahadsanid

    ReplyDelete
  15. Anonymous2/13/2012

    asc waxaan qaba hal su'aal walal waxaan ahay wiil dhalin yaro ah xaasna leh caruurna leh
    'sú'aashaydu waxaa weyaan markii aan galmada samaynayno aniga iyo xaaskayga marwalba waan ka hordhamaystaa iyada oo aan dhamaysan maxaa xal ah
    oo aan sameeyaa majirtaa wax da'wa ah oo dahin karta biyahayga ?

    ReplyDelete
  16. daawo ha adeegsanin si aad u daahiso biyahaaga sida ugufudud xaaskaaga aad ku gaarsiin karto biyahabbaxa adoon weli biyabbixin waa istiinka badan naagaha caadifo ayay ku salaysan yihiin haddii aad u galmooto naagta adoon hadalo macmacaan u dhihin oon koolkoolinin way adagtahay inay galmada seekada ah inay ku biyobaxdo

    ReplyDelete
  17. Anonymous2/26/2012

    asc wrb waxan kugula talin lahaa nikanow kasheganaya biya xaba degdega ag inaad istacmaasho mooska ama aad cabitan camal ushiidato iyo xaniinyaha atriga cun wa daawo biyahana wa soo dahiyaan guskana wuu adkeeyaagarmadana waa uu dheeraayaa xaaskaagana way ku qancidoontaa
    hada istacmasho cunida xaiinyaha ariga wa xalaal xaran ma ahan in lacuno hada sida sameso waxa ka ka dhamanaaya biya baxa degdega

    ReplyDelete
  18. Anonymous2/27/2012

    qof ayaa dhawr mar soo qoray in xaniinyaha ariga oo lacuno lagu daaweeyo biyo baxa degdegta ah, do you have any proof, tankale dad badan oo cilmi baaris sameeyay hada kahor ma sheegin waxaan aad sheegayso, tankale see xaniin loocunikaraa qofkaasow? that is really incredible

    ReplyDelete
  19. wlalao aniga wxn ahay nin dhlinyar xaas leh wlaal wxn isku arkay in hDii aan halmar biyo bxo aan nacYo xubinta xaskeyka wxn kloo isku arkay in ay jilceyso xbinteda kolbada lBaad tan hre wey adagtahahy xubinteyda talo aaaan sugaa eeboow

    ReplyDelete
  20. Anonymous7/26/2012

    walaal maxaa ka wadaa

    ReplyDelete
  21. Anonymous7/29/2012

    ascw walaal aniga waxan ahay wiil dhalinyar lehna xaas dhibka jira wuxuu yahay xaaskeyga markaan u baahano inaan galmada samayno waay ka baqani galmada oo masameyni karto maxaa ila gudboon waad mahadsantihiin

    ReplyDelete
  22. Raaxada Galmada7/30/2012

    Asc wr

    Saaxiib xaaska ha kula degdegin hawsha ee salaaxidda (istiinka) u badi, wakhti ay dareenkeedu ku kacana sii. ka dibna si tartiib tartiib ah hawsha u billow. Hadallo baqdinta ka saarayana dhagta ugu sheeg intaad salaaxayso. Mar kastana waydii iney jiraan wax ay dhibsanayso. Isku day inaad fahanto waxa baqdinta keenaya. Ma xanuunbaa mise waa nafsiyan. Mise adigeyba kaa cabsanaysaa. Isku day inaad la sheekeysato iyadoon galmo jirin.

    Raaxada Galmada

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post