Cayaarta fudud oo dhexmarta ninka iyo xaaskiisa waa muhim Responsibility House



Horta aniga web sitkaan waan ka helay waanada iyo tusaalooyinkiisa teeda kale nin waxaa la yiri afar wiil uu dhalay afartiisa farood uu dhuuqdhuuquu ka jecel yahay marka dumarka somaliyeedna mashaa kilka naga heesta waa isu soo dhawaashaha ayaaba yar maha nolosha in uun soo dhawaan shaha uu noqdo oo kaliya markii sariirta la tago lakiin inta guriga la joogo xitaa waa in la helee sida shumis u soo dhawoow taabo dheh soo dul fadhiiso mar mar markaad cidlada tahiin wax yar isku ruub tusna bilicdaada si sawirkaaga uu maskaxdiisa ugu qoro quruxdaada si hablaha kale uusan u firin war goa hoostiisa kaliya hadaad ka dhigtaan haleesku arko oo mugdi kaliya ha leesku cunoo kasoo bax taas dharag maha kadharji ninkaaga quruxdaada bilicdaada dabeecadaaada jaceelkaaga isgana sidoo kale nimanka xitaa waa in sidaas si la mida sameeyaan lakiin markii midkood diido war ma sameen karo war marabo ma yeeli karo amaba uu isgoon la waydiin ugu deeqi waayo muufo aan iidaan laheen baan cuneeynaa ogaada

====================================
waxaa qoray akhristaha la magacbaxay  kadiye88

18 Comments

  1. Anonymous2/15/2012

    su'aal adin koo raali ah.
    madhici karaataa in aysan gabadhu biyobixinba galmo kastaa oo la sameeyo? hadaydadhdase maxaa u sabab ah?
    gabar aan marnaba dareen lahayn wax kastoo oo lasuubiyo oo geed meel iska jiifa ah kawarama?

    mahadsanidiin

    ReplyDelete
  2. Asc wr
    Anigu waxaan qabaa in isfahamka iyo isdhexgalka lammanaha ay wax badan ku xidhan yihiin ninka.
    Sideynu wada ognahay dumarku way xishood iyo baqdin badan yihiin. Sidaas darteed waxaa laga rabaa ninku inuu isu furfuro oo la kaftamo la ciyaaro xooggana saaro inuu ka saaro xaaskiisa xishoodka iyo baqdinta dhankiisa ah. Waxaad gaadhsiin kartaa xaaskaaga heer ay markay raaxo kaaga baahato ku soo doonato iney adiga ku sugi lahayd. Heer ay wax kasta kaala sheekeysan karto. Marka saaxiibow intaadan iyada eedeynin horta adigu isu furfur xaaskaaga oo saaxiib ka dhigo aad wax kasta kala sheekeysan karto, adaa arki doonee.

    Salaam

    ReplyDelete
  3. haa way dhici kartaa gabadha inaysan biyabbixin tasna waxay u noqonaysaa dareen la'aanta gabdha

    ReplyDelete
  4. xoriyo2/16/2012

    qoraaga webkan iyo qofkii kaloo aqoon u lehba su aal ayaa doon doonayaa jawaabteeda.ma dhici kartaa nin in uu xaaskuusa dhinac seexdo.wiig oo uusan dhunkan wax kale iskaba daayee?? maxaa ugu wacan rabaga dareen la aanta? maxaanse lagu caawin karaa ku socota ugu horayn r g

    ReplyDelete
  5. haa way dhici kartaa nin inuu xaaskiisa ak seexdo uusanna damcin taas waxay noqonaysaa dareenka ninkaas nimanka dareenka way ku kala duwan yihiin nin waxaa jira 2 usbuuc hal mar wax sameeya nin waxaa jira habeen kasta wax raba marka waxaa kaloo keeni karta ninka marka uu ka aaminsan yahay galmada in carruur lagu dhalo keliya dan kama laha sidii ay ahaan jireen dadka reer baadiyaha, daawadiisa waa in la ogaadaa marka hore mushilada haysata

    ReplyDelete
  6. Anonymous2/18/2012

    walaal waxaan idin weydiina ninkeyga ayaan aad uga yaabay baryahaan danbe maxaa yeelay markiisii hore wuxuu ahaa nin normal ah dareenkiisa runtii muddo badana waan is qabnaa caruur badana waan isku dhalnay wax khilaaf ahna nama dhex marin wax welwelkana qoyskeena kuma furna nimco ALLAH baan ku jirnaa walaalayaalbaryahaan danbe wax dareen ahba wuu iska waayey runtii nin xun oo aan ka shakisanahyna maaha , dhakhtarn wuu tagay waxba ma qabtid buu yidhi markaa walaalayaal hidii aad arintaas khibrad u leedihiin talo naga siiya waxa keeni kara waad mahadsantihiin

    ReplyDelete
  7. walaal inta badan nimanka kacsigooda wuxuu u noqonayaa nafsiyaadka, waxaalaga yaabaa inuuu maskax ahaan aad u mashquulsanyahay oo ka fikiya waxyaalo adag, haddii cudur uusan jirin arrinka wuxuu u noqonayaa nafta iyo maskaxda marka qaababka baddala kuna sheekaysta galmada iyo raaxada soo xusuusi waayaha hore

    ReplyDelete
  8. Asc
    Anigu waxaan kugu talin lahaa haddaad deggen tihiin wadamada dibedda, maadaama uu ninkaagu saan filayo uu dhakhtarka caafimaadka guud u tegey oo loo sheegey inuusan waxba qabin, bal inaad tijaabisaan dhakhaatriirta cilmi nafsiga iyo dhakhaatiirta ku takhasustey arrimaha galmada (Sexual therepist). Ogowna iney ragga badankii ku dhacdo mar marka qaar in uusan dareen yeelan iyadoo ay xaaskiisu la jiifto. Marka u dul qaado iskuna day inaad la xalliso dhibka haysta, hana u muujinin inaad dhibsaneyso marnaba. Sida uu RG sheegeyna kala sheekeyso arrimaha galmada oo adigu adoon ka xishoon si furfuran ugala sheekeyso arrimahaas.
    Baryada Ilaahayna ha illoobin.

    Allaha idiin fududeeyo way xanuun badan tahay in xaaskaagoo kuu baahan aadan waxba ka qaban karin.

    Salaam

    DW

    ReplyDelete
  9. Anonymous2/18/2012

    anigana waaan kugula talin lahaa si uu usoo noqdo dareemihiisi hore iyo mid ka siifiicanba
    waxaa loo istamaali kara ama lagu soo celin karaa kacsiga horeyna loo tijabeeyey laguna guleystay dad badana istamalaan lakiin somalida ma cunaan lakin carabta walaga cuna waa xaniiyaha ariga hadii uu cuni karo isbuucii labaxabo maba malin kadib hal xabo hadii sidas sameeyo cadigiisi hore ayuu ku soo laabanaya kacsi zaaid ayey leyihiin xaniinyaha ariga qofki istacmalo aya garanaya marki lakariyana waxa ay udhadhamaan ama isku hilib jihiin hilibka digaaga ama doorada kudadaala dhamaan dhaga kacsiga kalaciifay

    ReplyDelete
  10. Anonymous2/18/2012

    asc waxaan kula talin lahaa dhamaan heysata ciladahan ninkii kacsan wayo ama hesato laciifnima taranka raga ha istacmaalo ama hacuno xadiinyahay ariga waxalaal wana dago wana kacsiga ayu xoojiyaa taranka ragana wuu agkeeyaa biyabaxana waa soo daahiya

    ReplyDelete
  11. umu nasteexa2/19/2012

    ASCWW waxaan kula talin lahaaa walaashayda dhibaataysan in ay samirto OO ALLAh ku xidhnaato waxaa laga yaabaa in uu qabo xanuun aan inta badan dadkeenu ku baraarugsaneyn oo ah xanuunada sixirka oo dad baas oo shaydaanada la shaqaystaa sameeyaan si ay u kala geeyaan qoysaska wanaagsa ee jacaylka iyo raynraynta badan ku nool si ay uga xaasidaan nolosha wanaagsan ee u dhaxaysa markey ku guuleysan waayeen in ay helaan noloshaasoo kale , waana meesha ugu fudud ee lagu kala kaxayn karo labada lamaane . walaashayeey samir oo ka caawi ninkaaga marxalad kasta oo uu ku jiro ,noloshu wey is bedbedal badantay hadaad wanaagsanaataan qaar baan jeclaaneynin wanaagiin Isha & xaasidka si aad uga bad baadaan quraanka ALLAH afka Ku haya & Adkaartii rasuulka, oo bal la kaasho culumda quraanka ALLAh wax ku daweysa & dhirta si ay idiin caawiyaan hadii xanuunkaasi jiro walaashayey naxariista rabina haka quusan , ALLAH wax soo ag marayaa ma jiraan ,Aduunkana qof aan la imtaxaamin ma jiro . INALAAHA MACA SAABIRIIN.

    ReplyDelete
  12. Anonymous3/06/2012

    i.j.s
    WAANo.
    waxan akhristay arimaha,dhibatoyinka raga qaarkod ka haysta xaga galmada, qaarkood iska wayay hamiga xaga dumarka.waxna kena dhibatoyin badan.
    1.qofka oo ku dhaco dhibato dhinaca nafsada
    2.qofka oo ka shaqeeya shaqooyinka adeg mudo dheer
    3.daal badan oo qofku ka daalo maskaxda iyo jirkaba.
    4. qofka oo cadaysta filimda sex in uu fiirsado.
    5.iyo qofka oo xadka kasara galmada,ooo naagta ka dalba dhuuqista,guska, arimahas oo dhan waxay nkeenan in hamiga qofku ka guuro ama uu ka dhumo

    ReplyDelete
  13. waaal waan idin salamay salaan kidib waxaan rabay inaan weeydiiyo dadka isku hoowlay ka shaqeynta webkaan hal su aal waxeeeyna tahay maxaaa lagu dheereey karaaaaaa biyaha waxaan jecleeystaaa inaan xaaskeeyga ka danbeeyo wax badan dhinaca biyaha marka maxaa lagu xaliyaaaaa adoo mahadsan

    ReplyDelete
  14. rooraaye4/30/2013

    aniga waxan qabaa su'aal ah waan gartay biyaha raga ee biyaha dumarka la mid miyaa mise waa ka duwanyihiin medeb, tiro, iyo qaab ahaanba?

    ReplyDelete
  15. Asc waan idin slaamay dhamaan bahda RX waxaan qabaa 1 suaal oo ah waaa maxay biyabaxa naagtaaaada sidee ugu imaadaaan ? Sideen ku fahmi karaaa

    ReplyDelete
  16. Naagta inay biyabbaxayso waxaa lagu gartaa dhowr shey

    1- way ugu dhegtaa
    2- bahalkeeda wuu ku qabqabanayaa
    3- aad bay u neef tuuraysaa
    4- taah daran ayaa ka yimaada

    ReplyDelete
  17. Anonymous7/24/2015

    Asc all asxbta webkan jimco wanagsan su.aal aniga waxa aan jeclahay xaskeeyga in aan lafara ciyaaro jameeca ka hor marka istimtaaca waa caadadeena iyadoo caado qabto hadaan istimtaac suubino ay sidaasi biyo uga yimaadaan raaxada awgeet dhib miyee u keena cafimaadkeeda ani majecli in ay dareento in uu caado ujoogo sababto ah dumarka waqtiga caadada dhimanka way ka dheeraadan oo waxay iska dhaadhiyaan in ay u reeso taasna ma ahan in ay niyadda ka shato

    ReplyDelete
  18. Naagaha marka caado ay ku dhacdo labo nooc ayay u kala baxaan qaar kacsi ma dareemaan qaarna aad bay u kacsadaan marka haddii ay sidaa ku raaxaysato oo ay biyaha ka baxaan wax dhib ah malaha

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post