Maan Arag Dawladnimo waxay tahay

Anigooo ah hodan haybe dayuurda Waxaa mankayga ka guuxaya waxa ka dhici doonan 20ka sane soo socda Somalia waa inuu qofkasta oo soomlia ah  ka fakaro maxaa dhicidoona .
waxaa laayaab igu Noqotay  ani ,waxan dhashay Somaliya oo la qaxayo waxan ku barbaaray ayadoo laqaxayo waxn ku caqlisaday ayadoo laqaxayo hada kahor waxan lakulmay oday da ha oo Dawladii Somaliya kusoo Barbaaray kana Soo Shaqeeyay waxan waydiyay adeer dowlda macnaheed ii sharax runtii wuu oo yay waayo
waxanku iri a deer waxn dhashay dalkoo laqaxayo awalna waxa cago dhigtay maan araga , wuxuu yiri adeer hadaan eego say Somali ku socoto dowladan aragnay inaa arkaysaan uma malaynayo waayo dadkii qalbiga bini aadamka lahaa majogaan ayaan u malayanayaa waayo  dalkii somaaliya la oran jiray waxay soo martay xaalada adag hadan waxan aad ku indho dilaac sateen maanan arag waayo maan arag dhalin laxasuuqo, maan arag shacaab lalaayo, maan arag soomliya dalal kale tuugsta, maan arag waxa somaaliya ka socoda ,hada maan arag somaali calamku dhaho gargar halala gaaro ,maan arag indhaxumada somalia taal.
hadaba waxaa is waydiin midan dadka dowldii hore oo kale dhisi lahaa waayo dhalintii dhisi lahayd waxay ku leeyihii dowladi waa maxay  waxan arki jirnay dhalin ladhaho waa dhalankii qaranka waxan arki jirnay shacb lagu faano .
runtii ani laftigayaga waan oyay waayo waxn layaabay xaalada lasoo maray iyo tan lagu sugan yahay waxa eegtaa hada somalida jirta waalidku wuxuu ku oran inan taydii wan diray inaan kaygii wn diray war xagee wax loo wadaa waa dalal aynaa lahayan dalkeeni iyo dadkeniina waxay ku sugan yihiin marxalada adag iyo qax iyo barakac waxaa suura gala inuu qofkasta uu is leeyahay xagee ku nolaataa ee uu san is lahayan xagee dadkaaga iyo dalkaagu ku danbayan .
runtii wax aduunka lajoogaya waa wax yara qofkasta oo somaaliya waa inuu isgoo dalka ka fakaraya dhintaa waa inaa noqodaa dad ka mu rugooda xalada somaliya .
waxaa is waydiin mudan inay somaalia ka jiraan maamula badan oo midkasta uu leeyahay anaa soomali dhab ah kan kale waa tuug waxaa layaab in anuu midkasta dhaho anaa xalka Somaliya wada waa arin is waydiin mudan maamulada Somaliya ka jira ma danta dadkaa mise dan dadkle.
Anigu Waxaan ahay Inan somaliyeed waxan ku dhayshay Somaliya waxan ku barbaaray Somaliya hadaba waxaan Gabay yar oo baaqa u dirayaa Dadka Somaaliyeed.
waxan baaq udiraya bulshada balaarano
baalaha aduun yada beerbeer ujiifa
bahdiin beelihiinii baroor diiq aan ba;ayn
ayaay baalaha ku haystaan
somaliyay taariikh deena quruxda lahayd
qiimaha aana lagoyan karinyo
qomiydaha duniduunyadu qalaalasaha galiyeen
mayanay qiiro kaahayn
calankii qurxoonaa cisihii iyo wanaagii
dhaxalkii awoowgeen
dowldii macaanayad cishqigii dhexdeeniyo
waay colol fiyowgii
waa maxay colaadani
caqligan aanan shaqaynyo
caruurtan colaadiyo lagu dhalay ciqaabta
calankeen quruxdiyo qiimaha aan lagoyan karin
yaa u keenay ceebta somaaliayay
caqli anaan shaqayniyo colaad
Aam dhamanayan ciil aan la oyno
iyo cawaaqib xumaa nahaysee
kac oo calooshi noodhay canbaaraha
waan calool hif laynaye noodoo nabadii 
calankii quruxoona nooraadsha sharaftii))))))))))))))))))))
waxan ahay inan somaliyeed oo u dhaltay G.sanaag oo ku barbaartay somalia
waxaa maanata iga keenay oo igu kalifay qoraalkan waa qiirada nahaysa waxan ahay 20jir walina maan arag meel nabadi taal iyo soomalinimo waxan wax kabaratay Mid kamida  dugsiyada maamul gobaleedka puntland hadana inaa dowlda nimada qoraal ku arko mooye maan arag waligay waxan jeclahay intaan noolahay inaan arko qiimaha nabada lakiin see suuragal utahay inan arko SOMALIYAY TOOS OO TACABKII HABAABIN.
hodan haybe dayuurad
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post