Ninka xaaskiisa aan la sheekaysanin

Naagaha badan kooda waxay ka helaan ninka u naxariista oo aan yasin siiba ninka aan bkhaylka ahayn, nimanka soomaaliyeed badankooda lama dhaqmi karaan xaaskooda, waxaad arkaysaa nin xaas leh oo u aadaya xaafad kale si uu ula soo sheekaysto naag kale, xaaskiisa kaligeedana guriga ayay iska fadhisaa marka uu ka soo laabto sheekadiisa wuxuu imaanayaa guriga isagoo daalan oo aan sheekaynin karin waayo wuxuu ka soo dhergay maano cadeey sheekadeed, laakin marka ay naagta shukaansanayaan waxay iska dhigayaan in uu aad u jecelyihiin, ruuxa waxaa laga rabaa inuu xaaskiisa la sheekaysto si asoo hadda shukaansanaya oo kale

12 Comments

  1. Anonymous2/25/2012

    Walee been kumaadan sheegin Niman meesha kuma heysano...kkkkk

    ReplyDelete
  2. Anonymous2/27/2012

    nagaha iyaga ma sheekeeyaan miyaa=?

    ReplyDelete
  3. Kkkkkk waa arin loo baahan yahay in liswey diyo waay jiran arima haas. Gabdhaha somaliyed dhibkoda ayaa wuxuu yahay ragood uma dulqaatan mana u sabran 24hrs. Qof qaalineyso yaa ku ag noolankaro
    Sidaas ayaa kentay in lacidleeyo.

    ReplyDelete
  4. Anonymous3/13/2012

    asc walaalayaal ra,ayigaan waa lagu kala duwan yahay.Aniga shaqsi ahaan waxan jeclahay ninka in uu la skeekeysto xaaskiisa waqtiga uu firaaqada yahay hadii aanay ka fakaneyn wax muhiin ah. waa hadii uu u baahan yahay nolol raaxaleh oo waarta ninmanka inta badan waxa aay u sheekeyn yaqaanan gabdhaha inta aay shukaansanayan oo kaliya mar hadii aay guri geystaan ninku kiiba maahan marka aniga waxan idin dhihi lahaa ragoow xaasaskiina usheekeya mar waliba waa aay idiin baahan yihiin markaas ayaad heleysaan wax waliba oo aad jeceshihine

    ReplyDelete
  5. Anonymous3/18/2012

    waryaadha scww. war waa runoo anaa saa ahaan jiray, alxamdu lilaaah waxaan iminka bilaabay inaan u sheekeeyo oo waxan arkay iyadoo sheekadayda ka helaysa oo aad ugu farxaysa oo hoosta iga soo galaysa, markaa dumarku waa caruur wayne haloo sheekeeyo dhibaatooyin badanoo aamusku keeno una badan kala shaki, iyo ima rabtid. iwm

    ReplyDelete
  6. Anonymous3/18/2012

    asc dhiba kala haysta dadki walahay illahay waxanka bar yahaya horta in illahay xaqa ina wafujiyo dhamanten tedakale waxa wacan in la sheekaysto oo niin somaliyow aad gabadhadiy waqti siyso aykugula hadasho waayo qofkan wabila adan intay siirti guriyga qofkala sheekaysan lahayd oo hadalkini dabada u bixilaha la sheekayso oo waliba adiygu doono macan xabiib maxa sokordhay maxa ino kala danbeyay macaney wanku xiisay inti yared anka maqna waxan idin sheegaya gabadhi miidhka qarin mayso waxkasta wati sheegta lakin marka ado xiidh xidhan guriga sogasho adan dhunkan miidku sheegi mayso tedakale ragan somalida waxba kaqaldan walayaba qarkod say u dhaqman waxa wacan niinkan inu naagtisa unaku agnolan balse lanolada waayo qoftan wa iska haaf maslaxad bay waxku ledahay maslaxadina magaranaya niimanki qar marka waxan idinkula talin laha ragow dumarkina haku agnolalina ee la nolada plz oo wanaga iyo diinta miidkinba miidkakale hakala hadlo oo waxan kalo idin sheegaya ina kalatashatan qoftan dumara waxkasta oo idiin quseya waayo waxay daremaysa inay qoska xubinku ledahay balse marka taladada go ansato oo ado tigidh iska gostay dhahdo wanbaxaya africa ama melakale waxay daremaysa diiqad iyo kumaba jecyla niinkan xuun waayo marka waxa inaga maqan is fahanla an tasna labada qof iyaga isku haya waayo qof sadexeya uma bahanaysan marka waxan idinkaga tagaya inu illahay inaga dhigo kuwii xaqa isku fahanta adun iyo akhiraba dhaman tin waxan idin leyahay caafis

    ReplyDelete
  7. Anonymous7/31/2012

    Runtii waa cajaaib ma aniga oo kaliyaa mise raga xaaslayaasha ah way ila qabaan. Xaaskaygu markaan la joogo taleefan ayay ku jirtaa markaan banaanka aadana waxay rabtaa in aan maanta oo dhan ugu sheekeeyo taleefanka. Xaqiiqdii marar badan ayaan isku qabsanay oon ku dhahay aniga asaxaabtayda, ama banooni ayaan dheelayaa oo hadal badan ma galikaro. Marka waxaan kala saari la ahay in ay xaaskaygu shakisantahay iyo in ay si kale wax u jiraan. Hadiise haweenka soomaaliyeed dhaqan u tahay sidaan. runtii sidaan waxay dhalinaysaa is aaminid la' aan, dagaal badan, marka dambane waxaa laga yaabaaa waxaan jirin in lagu kala tago. marka iska dhaafa. haday jirto wax ku shaki galiyo si cad ugu sheeg si uu kaaga jaahil bixiyo.

    ReplyDelete
  8. Anonymous7/31/2012

    Amina....

    Aboowe aniga waxaan family ahay 10 yrs aniga 18 yrs ah ayaan guursaday marka nin aan intaas ka so akacayey hadii aan dhaho cagta cagta u saar i dont think reerkana inuu sii jirayo,,the same time ninkaga waa la ilashadaa,, gabdhaha somalida mayaqanaan sida ninka lo ilaliyo at the same time freedon loo siyo

    ReplyDelete
  9. Anonymous8/01/2012

    Cilmi Baadhis shaacisay In Dumarku jacayl u qaadan Ragga Aan Muujin Dareenadda Jacayl Ee Ay U Hayaan Haweenka
    Cilmi baadhis ay sameeyeen xeel dheerayaal khubaro ah oo ka kala tirsan Jaamacaddaha University of Virginia Iyo Harvard University ee dalka Maraykana ayaa iftiimiyay qaybo kamid ah siraha gaarka ah ee Haweyn waynaha caalamka. Natiijo ka soo baxday cilmi baadhis sahamin ah oo cusub oo ay dhawaan sameeyeen xeel dheerayaal khubaro ah oo ka kala tirsan Jaamacaddaha University of Virginia Iyo Harvard University, ayaa lagu shaaciyay in dumarku ay aad u jecel yihiin oo ay soo jiitaan Ragga aan inta badan muujin ee aan cadayn jacaylka ay u qabaan dumarka iyaga jecel. Sahamintan oo lagu sameeyay haween aad u tiro badan ayaa lagu xusay in ay dumarka aad u soo jiitaan ragga aan muujin dareenadooda jacaylka kuwaas oo ay dumarka ku adkaato in ay ogaadaan heerka uu gaadhsiisan yahay Jacaylka ay ragga noocan ahi u qabaan dumarka ay jeclaadaan. Cilmi baadhistan waxa natiijadii ka soo baxday lagu ogaaday in hadii aynu doonayno in aynu ogaano intee in leeg ayuu gaadhsiisan yahay heerka ay gabadhi jeceshahay ninka uu xidhiidh jacayl dhex maraa in ay ku xidhan tahay hadba inta ay ka fikirto ogaanshaha heerka uu gaadhsiisan yahay jacaylka uu ninkaasi u qabo gabadha.
    Todoba iyo Lixdan haween ah oo ka tirsan ardaydda wax ka barata Jaamacadda University of Virginia oo ka qayb galay sahamintan ayaa celcelis ahaan si dhab ah loogu ogaaday in ay dumarku aad u jecel yihiin oo ay aad uga warwaraan ragga aan u muujin jacaylka ay u hayaan dumarka taas oo keenta in ay dumarku wakhti badan ku lumiyaan in ay ka fikiraan jacaylka ay u qabaan ragga noocan kale ah, arrintan oo dumarka dhaxalsiisa in uu ku sii fido jacaylku.

    Haatuf News,Harheisa,Somland

    ReplyDelete
  10. Anonymous8/01/2012

    ASC dhamaan waad salaamatihiin,
    Walaalaha waxan kudarsan lahaa dhowr arin oo kala ah sida , in ninka ragga ah haduu doonayo nolol aad qaali u ah waa inuu ula sheekaystaa afadiisa sida marku doondonayay iyo sikadar waayo markan buuba u haystaa fasax aad ufiican iyo waqti aan laguuxisaabinayn waad ogaydeen markaad shukaansanaysee waqtiga inuu dhamaan jiray adinkoon kahadlin dhamaan ariinoo odhan, Sababaha keena in ay qaalidaadu ubaahantahay sheeko waxaa kamid ah sidan.
    1-waad garan karta qof xabsi kujira cidlada uudareemo iyadoy uguwacanahay in ay yihiin gabdho dhowrsoon oon doonayn in ay ku ag xamato saygeeda tukale oodayuusad ah sidaa darteed way is xirxirtaa si ay adiga kuugu ilaaliso sirtaada adigana waad ka cararaysaa waa yaab.
    2)-waxaad kasoo kaxaysatay walaal reer ay kudhexjirtay iyadoo farxsan lagu qanacsanyahay hadalkeeda asxaab jecel iyo Rag doondonaya oo uu ku kastaba been gooni ah iyo ismacays watay waxad kentay gurigaaga waadna ka aamustay maxay daremikartaa wan ognahay inaga oodhan, iyo qaarkaloobadan.
    (( TALO ))--horay lotijaabiyay.--
    xaskaaga usheekee xita waxkasta oo qosol le ama layaab leh nacayb iyo kalatag ha ugasheekayn wayao way qalbi jilicsanyihiin kexee oo soowareeji xitaa markay aadayso meel dhow ay wax kasogadanayso uraac ama adigaba ad wax soo gadanayso iyadoo diidan ogow diidmadu ma aha dhab ee waxay katahay makugusii wadayo e muxuu kubarayaa aniga tijaabiyay xita malagaaga shakiyayo qofkale waayo wax kasta oy ubaahato xaaskaaga hadaad ka haqab tirto way ku aaminaysaa, xitaa haday xaamilo tahay oo damacdo in aad wax sooqabsato kexee wan ogahay waxay kuleedahay xaasid in aad idisho ayaad rabtaa lakin way kuqanacsantahay qalbi ahaan,
    markaad wada socotaa gacanta kaqabso xitaa iyadoo xishoonaysa kunaqasab, ha eegin tukale ha amaanin tukale dharka ay xirantahay ku amaan oo kudheh dadka dhan maxay sidaan ugusoo labisanwaayeen hadii ayna xidhnayn dhar aan qaawni ahay hadii aad u oglaato dhar qawni ah waa dayuusnimo iyo in aadan dankalahayn, muda kadib waxad arkaysaa faa iidada dhabta ah iyo rabita dhaafay xadkiisi insha ALLAH tijaabiya by walaakin KHADAR DAACAD

    ReplyDelete
  11. Anonymous8/12/2012

    ASC dhamaan waad salaamatihiin Soomaliweyn meelkasta kunoshahay walalyaal,
    nolosha guurku waa is amiin iyo isfahan ka yimada labada lamaane iyago miid waaliba qadarinayo qofkuu nolosha la wadagoo iyo qarabada lamanihisa tusale ahaan taloo wadag ay ka wada tashadan wixi ariino soo waajacha.
    miid waalbana ixtiiram dheerad ah siiyo kuna , alxamdu lilaaasdo noloshiisa qaliga ah uu laqabsanadolamaniihisa uu naa waakhtii siido miidba miidka kalee.

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post