waxaa jira naago marka loo galmoonayo soo daadiya biyo sida kaadida u eg ha kala badnaadeenee, waxay soo tuurayaan dhowr jeer mana laha urka kaadida laakin waxay ka soo baxaan duleelka kaadida, maxaa sababa biyahaas, waxaa jirta meel la yiraahdo gspot waa sida qanjiir oo kale ku taalla bahalka naagta gudihiisa naagaha dareenkaas way ku kala duwan yihiin, marka laga garaaco meesha ayay dareemaysaa macaan aad u daran markaas ayay soo daadinaysaa biyahaas, inta badan dadka waxay u malayaan inay kaadi yihiin laakin marka la baaray waxaa la ogaaday inaysan kaadi ahayn, laakin ay soo maraan duleelka kaadida, waxaa laga yaabaa inay dhowr jeer soo daadiso inta galmada socoto oo ay sariirta oo dhan qoydo naagahaas waa kuwa si daran u macaansado galmada kumana xirna gudniinka waayo waa dareen gudaha laga dareemo
ok waad mahadsantihiin bahda raaxada guurka
ReplyDeletewaxan qabaa su.aalo waxay tahy
Naagaha bislaada kwaran
maleeyihiin gspot ama qajirkaan
hadii ay leeyihiin is ku mid miyee udereemayaa
raaxada macaan --- naagaha bislaaday iyo kuwa kale
su;aasheeda kale waxa weeyaan
gspotka xagee buu ogayaalaa naagaha ma isku meelbaa ? hadii ay isku
meel yihiin markii godka aan galiyo xubinkeega xagee iga jiraa gspotka
ma kor buu jiraa mise hoos guda
su'aasheeda udambeeysa Naago aan laheen ma jiraan gspotka ?? sideesa
tan leh iyo midaan laheen ku dareemi karaa calaamado ma jiraan
ama meel lataabanayo oo aan ka dareemayo jirka kacsi ama is badal
waad ku mahasantihiin bh rxg
Aniga waxa isku arka ciladaan ko waa qoyaa biyo cad waye marmarka qaar ninkeyga waxo dhaha ma kaadiya marwalba biyaxaas iga so burqadaan waa tir tira inte galamda socoto maxa lagu dawenkara mardhaw aya guursady da.da ween miya kenta 30 jir aya ahay ila taliya walal yaal
Deletesalam dhaman taa waangartay laakiin waxaan rabaa inaan waxka ogaado silka wayn iyo kayar marka laga hadlayo waynaashaha siilka mawaxaalaga hadlayaa jeexa dheer mise inta gusku gelayo takale maxaalooga hadli waayay arimahaa sida ay saamayn uguleedahay galmada waata laga hadlo guskabe iyo waxaan rabaa naagaha siilka weyn iyo kuwa siilka yar calaamadaha lagu kalagarto jawaab wanaagsan byyy
ReplyDeletenaagaha qaar saamayn weyn kuma laha gspotka , gspotkana waa gudaha bahalka aan sii fogayn farta waa la gaarsiin karaa wuxuu xigaa dhanka kintirka ka hoosaysa, naagaha qaar gspotkooda ma muuqdo
ReplyDeletebahalka naagta oo weyn waxaa laga wadaa duleelka oo weyn oo holof ah, oo aan raaxo lahayn inta badan wuxuu ka shashaa dalmada badan naago ku dhalanya way jiraan, astaamaha lagu garto waa afka haddii naagta afkeeda weyn yahay duleelkeeda waa weyn yahay haddii afkeeda yaryahay duleelkeena waa yaryahay waa sida badan
ReplyDeleteSCWW wl mijaan wax lagu yareen karo duleelkaas haduu weynaado aan qaliin eheen ka hortag malasameynkaraa si aanuu hlof u noqonin?
ReplyDeletewaxa la sheego oo la dhaho bahalka haweenka ayaa lagu yareeyaa ma jiraan, naagta haddii ay kacsi badan tahay bahalkeeda holof ma noqdo waayo murqihiisa ayaa ku qabanayaba, laakin waxaad samayn kartaa qaabab oo bahalka ciriiri ku noqda sida foorarsiga oo lugaha la isku dhejinayo ama dhinacdhinac iwm
ReplyDeletemahadcelin kadib waxaan qabaa labo su'aalood.
ReplyDeletehadii bahadka gabadha uu afkiisa aad cariiri u yahay aadna u qalalan yahay oo ay adagtahay in wax lagaliyo faslinka ma isticmaali karaa caafimaad ahaan iyo dhanwalbabo?
miyahayga aad bay udagdagaan maxaa sababo dagdagaas? maxaanse kuxalin karaa?
maxaa lagu gartaa baabasiirka? asaga iyo galmadase xariir maka dhaxeeyaa?
a/c
aniga ninkeyga waa truck ayu wada ani gana wan shaqeya ila hada ne wax iskuma dalin,,waxa laga yaba bishi 2 ama 1 jer inu imado ,waxana lagayaba in an is arkin marku imado because ani ga haben aya shaqeya ,,marka tas ani mey damibi igu tahe mase asi because asi aya shaqadas dorte ,,,,thksss
ReplyDeletewan idil salamay bahda raaxada guurka ! su'aal ayaan qabaa walal marka aan habeenkii xaaskayga u galmoonayo ee aan geedkayga galiyo cambarkeeda aniga oon hawsha ku jirin 1daqiiqo ayay biyuhu iga imaadaan... maxaa fikrad ah ood igu soo kordhin karaysaan walal
ReplyDeletebahda raaxada guurka waan idin salamay walal seen msg idiinku soo diri karaa waxan aad ugu baahnahay su'aal private ah oo aniga igu sahabsan inaan ku waydiiyo pls emailkaga i soo sii ? sc
ReplyDeleteAsc asxaabay dhididka wejiga maxa lagu sameeyaa aniga oon kulayl i hayn oo meel qabaw ah jooga wajiga uun ayaan ka dhididayaa hadaan joogo meel kulu sidoo kale plz jawaabtinu muhuum ayay ii tahay
ReplyDeletexaaska markan ugalmon rabo e galiyo aya waxa so butaacaya biyo sidii bac biyo ku jireen o qaraxday arinta sideed u aragtan ma caadi ba mise wan ka joogsadaa
ReplyDeletenaagta hadii marka an u galmoonayo biyo badan kaso burqanayan sidii bac biyo lagu shubay o qaraxday o kale maxa layela ma iska caadiba arintasi mise wan ka joogsada
ReplyDeletehaka joogsanin waa caadi
ReplyDeletehadii noloshiisu uu ku qanacsan yahay wax dhib ah kama imanayaan laakin waxaa fiican inaad waqti fiican u heshaan nolosha qoyska isaga bishii hal mar hadduu imanayo adigiina aad shaqynaysid waa dhib marka labadiina ku heshiiya
ReplyDeletefasiliinta waxaa ka fiican wax kale biyobiyo ah
ReplyDeletewalaal dhididka sidiisaba waa fiican yahay wuxuu ka ilaaliyaa jirka kulaylka marka waxaad adeegsan kartaa dawadan DRICLOR haddii Alle idmo way ka joojinaysaa dhididka badan
ReplyDeleteasc wallal waxaan qaba 2 su aalood ooo ah maxaa miisanka qofka kordhin kara oo la cuni kara iyo waxaa iga yimaada kilinkilada ama jaqfasha dhidid badan kaas oo marka socda iska imanaya ama marku qof isoo dhwaado waad mahadsantiihin
ReplyDeletemiisanka waxaa lagu kordhin karaa cuntada nafaqada leh sida hilibka, caanaha, ukunta, qudaarta, xulbada , iyo nasasho jirka iyo maskaxdaba, dhididka saad u sheegtay marka uu qof kuu soo dhowaado ayuu kaa iman taas waxay ku xiran tahay nafsiyadkada waxaad tahay qof xishood badan ama cabsanaya
ReplyDeleteasc gabadha odageeda truck-ga wado
ReplyDeletewalaashay waxaan kugula talin lahaa inaad isku daydo inaad waqtiguu imaanaayo ninkaaga shaqada off qaadatid allaha idiin fududeeyo insha allah.
SUAAL NINKA ALABTISA YAR TAHAY MAQAN CINKARA XAASKISA MANA KU DHIB QABEYSA XAASKA NINKAS SIDEENA LAGU DHEEREEN KARA BAHALKA WAD MAHADSAN TIHIN
ReplyDeleteWAXA RABA SU ASHAN IN AIIGA JAWABTAN AQYARTA SU ASHA WAXA WEYE WAXA JIRO KAREM LAGU WEYNEYO BAHALKA MARKA WAXAS WAX JIRO MIYA MISE WAA SHEKO ARINTAAS IGA JAAHIL BIXIYA
ReplyDeletekareemka la mariyo bahalka barariya inta galmadu socoto ma ficna ha la iska jiro
ReplyDeleteasc waxan raba aniyga inlayga jahil saro dhibkan iga haysta naftayda waxan ahay niin dhibka ihaysta wuxu yahay xaga galmada kacsanba mayo maxa la cuna oo aad is ledihin qofkan way cawin karan xalkan see loxalinkara mahad sanidin
ReplyDeleteRG waad mahadsantihiin walaale aniga suaashayda waxay tahay xaaskaygana igu rafaaday biyahayga dhaqso mayimaadaan wax dawa aan qaatana majirto sidaasna ma ahaanjirin ilaa xaaskayga iga shikiso oo dhahday dawooyin ayaad qaadatay marka maxaa iska kay badalay oo biyahayga usoo daahaan ayada labo jeer camal ayay biyo baxaysaa anigan wali igama imaanin? mahasanidiin
ReplyDeleteanigu waxaan ahay wiil 20 jir ah oo aan wali guursan aana awoodin inuu guursado waayo waxaan ahay arday marka waxaa dhacda mararka qaar marka aan arko gabadh dareen kacsi ayaa i gala si aan iskaga biiyo waan siigaystaa biyahana saas ayaan iskaga keenaa marka maxaa dhibaato caafimaad iyo diiniyan ayaa iiga imaanayo fadlan talo i siiya ,,,waad mahadsan tihiin
ReplyDeleteAsc walal wad mahadsantihin dhaman waxan waydinaya bahda RG sua'al taso ah Markan xaskayga u galmodo on biyo bexo kadib geedka ka bixiyo in biyaha qarkod so butacan maxa kenaya ma wax cadi aha mise wa igu kali asc.
ReplyDeleteSalam
ReplyDeletewalaal waan idiin salaamay dhawaan `waxaan guursaday gabadh yar 17 jir horay waxaan uhaa dadka siigaysa oo waliba ku raaxaysata hada oo aan xaas yeeshay naagtay mudo 50 daqiiqo ah ayaan naagtay la raaxaysaystaa raaxo fiicana ma dareemo markay daasho ayay idhahdaa bas iga dheh kadib biya ayaan iska keenee marka maxaa sabababy in aan raaaxo heli waayo iyo in ay naagtaydu idhibsasto galmadayda
ReplyDeleteasc waan idin salaamya dhamaan umada islaamka ah walal waxa qabaa su aal ah qofka dumarka haduu leeyahay wagdo ama lugaha oo isku jeeda maxaaa la sameeyn kara oo simi kara waa meesha jilibka ka hooseysa una dhaxeysa kubka yaa is eegayaan laba lagugood wax xanuuna maaha ee waa caadi wadgo caadiya waad thanks all
ReplyDeleteasc wallal waxan rabaa ina leyga caawiyo hal su aal oo ah maxaa u dawo ah dumarka wagdaha ama laguhu is eegayaan waa meesha lowga ka soo keysa iyo inta u dhaxeysa kubka wax kale na maaha waa wadgo kaliya wax xanuuna maaha marka maxa toosin kara ooo la cuni kara ama la marin karaa jiza ALLAH QEYR EE IGA jaawba walalayaal.
ReplyDeletecunto kasta barutiin badan leh siiba kalluunka caanaha iwm.
ReplyDeletewalaal biyaha inay ka soo baxaan bahalka naagta marka aad ku shubto waa wax caadi ah ee adiga kuguma eka
ReplyDeleteasc waxa qabaa su aal oo ah gamcaha dhuububan ama caata ah maxaaa lacu karaa oo korin kara walal gamcahay aadbey caato u yihiin waxana jira 19 sano gabarbana ahay ma kori karaan waxii da.dan ka danbeysa thankxz
ReplyDeleteasc b.h maxaa dabada lagu wyenen kara oo lacuni kara :THANKS
ReplyDeletewalaal u tag dhakhtar lafaha qaalbilsan lugaha daawo oo geedo ah ma arag
ReplyDeletehaddii aad caato tahay cun raashin nafaqo leh haddii aad isleedahay waad xanuunsan tahay dhakhtar aad
ReplyDeleteRG waad mahadsantihiin walaale aniga suaashayda waxay tahay xaaskaygana igu rafaaday biyahayga dhaqso mayimaadaan wax dawa aan qaatana majirto sidaasna ma ahaanjirin ilaa xaaskayga iga shikiso oo dhahday dawooyin ayaad qaadatay marka maxaa iska kay badalay oo biyahayga usoo daahaan ayada labo jeer camal ayay biyo baxaysaa anigan wali igama imaanin? mahasanidiin
ReplyDeletedadka halkaan ku soo qoro su'aalaha waxay ka sheegtaan biyaha oo soo degdega laakin adiga waxaad ka sheeganaysaa biyaha oo soo daahayo, waxba ha iska baddalin xaaskaaga sidaas ayaad ku qancin kartaa, galmada qaabka foorarka adeegso haddii aad rabto biyhaaga inay soo degdegaan
ReplyDeleteok walal hadii eey daahayaaan waaba nasiib e hadiii eey 1 daqiiqad ka soo hor marayaaan waa sideee ?? maxaase lagu sameyn karaaa thanks
ReplyDeleteSc.bahda raaxada guurka waad salaamanthiin s/l ka bacdi waxaan rabaa in aad wax iiga sheegtaan sigaarka cabidiisu galmada wax ma u dhimaysaa?
ReplyDeleteSc.walaa xaasku hadii ay dabeecad xuntahay malala guursan karaa
ReplyDeleteWalal salan sare kabacdi wad mahadsan tihin marka hore,, suashan iga jaahil bixiya gabadhayda markan utagaayo istiimin iyo raaxaysi kadib anigon biyo iga imaanin magalin karaa guskayga? Iyadase bahalkeedoo qalalan magalin kara bahalkayga? Iyado biyuhu kayimaden istiminta kadib anon biyo iga imanin malagali kara guskayga siilkeda? Please jwb wcn isiiya tnx asxabta
ReplyDeleteHunoyal ninka iyo xaskisu afka ma iska dhuqi karan? Xalal miya mise waa xaran? Raguse ma jecel yihin raxana maka helan in afka laga jaqo? Plse ijawaba wadna mahadsan tihin wad dadalaysan runti
ReplyDeleteAslaamu caleycum marka hore salaan kadib walaalaha bahda raaxada guurka waxaan idin weydiinayaa naagaha biyaha ka soo burqaan malaga joojinkaa mise waa dabiici?
ReplyDeletewaa dabiici wax dhib ma laha, naagaha biyaha ka soo burqadaan way yaryihiin sidoodaba
ReplyDeletedaawashada pornka ma wax dhibaato ah ayaa ku sugan.
ReplyDeleteSln kadib wll waxaan ahay qof kadhidida gacmaha iyo lugaca maxaan daawo qaataa oo iigula talinaysaa oon qalliinka aheeen plz jwb
ReplyDeleteWaan idin salaamay wllyaal gabadh 20 jir ah waxan ku qaan gaadhey 13 jir weligayna nin iima galmoon lkn Anoo yar baan telephone land line ah ragg Kala hadli jirey meelahaa 12 Baan ahaa markaan bilasnbay inaan nin telephone Kala hadlo mid ayaa I Baray dhaqan xun farta is gali buu i odhan jirey sidiibaan farta isku galin jirey lkn ka dib waan qaangaadhey waxaanan isku Arkey inaan aad u macaansado far is gelintii biyo ayaanan isku arkey markey iga imanayeen aan aad u wareeray oo aad u macaanaa ilaaa maanta fartaan is geliyaaa welina nin iima galmoon oo anaa isu raaxeeya lkn dhib ayey tahay baan maqlay far is gelintaaasi maxaan sameeyaaa ila taliya wax ragga xidhiidh lama lihi telephone ayan ka hadli jirney ragga markaan ballanana uma tagi jirin midkastana wuxuu iiga sheekeeyaa qaabka aan ula raaxaysan lahaa lkn markaa aan wada hadleynoba waan is geliyaa farta biyuhuna way iga yimaadaN nafis baan dareema ii sheega saameynta ay igu leedahay far is galintu waxaan waddaa ilaa 7 sanno ka hor tan iyo mlntaan qaan gaadhey fadlan iisoo jawaaba mahadsanidiin
ReplyDeletewaxaad u baratay nidaamkaas oo seego wadata hadal nimeed, waxaad uga bixi kartaa inaad halmaanto oo aad ka tagto oo aad guursato nin xalaal kuu ah oo marka galmada caadiga macaankeeda aad ku raaxaysato
ReplyDeleteFarta iska daa raaxada macaankeeda tijaabi
ReplyDeleteAsc RG salaan ka dib waxaan guursaday gabar bikro ah oo fircooni loo guday bil baan hada is qabnaa weli xanuun bay dareemasaa waan isticmaalnay fasliin iyo lubricants kale wax dhiig ah kuma arkin bikra jabinteedii guskuna wuu wada galayaa ciriiri ba'ana waan dareemayaa maxaa dhiigii bikrada ku dhacay maxaase sababaya xanuunkan daba dheeraaday
ReplyDeleteinta badan fircooniga dhibkan ayuu leeyahay meesha oo nabar daran yeelata bigrajabinta kadib
ReplyDeleteasc plz waxaan ahay qof horey usoo codsaday oo rabay in jawaab lagasiiyo illaa haddana idin kama helin plz waxaan idin ka codsanayaa markaan si dhaqso leh inaa iiga soo jawaabtaan.. waxaan ahay qof kadhidida gacmaha iyo lugaha waxaa jira qalliin lagalo haddaan qalliinkaas galo wax dhibaato maa iiga imaan karta RG plz jwb
ReplyDeleteASC WR WB ANIGU WAXAN RABA INA LAYGA JAHIIL TIIRO QORFAHA SIDEBA SHARAB LOGA DHIGI KARA SU`AASHA LABAD WAXAY TAHAY GEEDKA LA YIDHAHO GENSING XAGA LAGA HELA WAAD MAHAD SANTIHIN
ReplyDeletewalaal waan kuu soo jawaabnay dartaada ayaan u qornay maqaalkan halkaan ka gal dhididka gacmaha sida loo daaweeyo
ReplyDeletehttp://www.xidig.com/2014/07/sida-loo-daaweeyo-dhididka-gacmaha-iyo.html
Känna
DeleteASC walal RG salan ka diib waxan raba inaad iga jahiil bixiso lafa xanuunka maxa keeno isbitaal an tagin malahan wili daawo ma heellin.su.aasha labad ilaa mudo ayan is farta adeegsan jiirey illaa hatan marka ninkeyga i galmodo xiitaa kintiirka ayan gacanta ku tab tabta ma wax cadi baa mise waa wax dhib i keeni kara jawaab thanks
ReplyDeleteWlo waad mahadsantihiin laakiin suaalbaan qabaa iaga jawaba
ReplyDeleteASC walal RG salan ka diib waxan raba inaad iga jahiil bixiso lafa xanuunka maxa keeno isbitaal an tagin malahan wili daawo ma heellin.su.aasha labad ilaa mudo ayan is farta adeegsan jiirey illaa hatan marka ninkeyga i galmodo xiitaa kintiirka ayan gacanta ku tab tabta ma wax cadi baa mise waa wax dhib i keeni kara jawaab thank
ReplyDeletenaagaha badankooda waxay raaxo culus ka dareemaan kintirka iyo qaybta hore ee fajiga haddii aad meesha gacanta ku riixdo marka aad ninkaaga galmo la samaynaysid wax dhib ma laha seegana ma aha waayo galmo ayaad kula jirtaa ninkaaga
ReplyDeleteWan idiin salamay salan kadib maxa keena dhididka shiirka uraayo waqtiga galmada yimado mahadsanidin
ReplyDeleteshiirka guud ahaan wuxuu yimaada marka qofka uu dareemo kulayl ama shaqo culus qabto ama uu baqayo ama uu xishoonayo ama uu kacsan yahay, taas waa wax Ilaahay ku abuuray dadka isbaddalka ku imaanaya jirka ayuu tilmaamayaa shiirka guud ahaan
ReplyDeletekacsiga xad dhaafka ah ee aad kacsanayso mar kasta oo aad naag si qurxoon u labbisan ba maxaa lagula tacaali karaa?
ReplyDeleteAniga 30 sano aya ku guursady waxa isku arkay in biyo badan igu so burqanaya galmada oo qooyo sariirta ninkeyga waxan cad makadiba ugu dhaha xatta markan raxeysaneyna qooyan badan aya so dayaa biya bax dag dag aniga dumar isku arka illaa cawaa dhan hadii ley tago biyahas madhamanaya wax daawa ah lo cuna majirta ila tali wll
ReplyDeletecudur ma ah dumar sidaas ah way jiraan
DeleteTaas ma aha cudur waa wax caadi ah naagaha qaar ayaa sdaas ah waxayna ka mid tahay shahwada badan
ReplyDeleteXaaskayga gabar ay habaryar u tahay hadaan guursado shareecadu ma ii ogoshahay fadlan walaal iisoo jawaaba
DeleteChhjjjj
ReplyDeleteAsc
ReplyDeleteAadban idiin salaamaya dhamaan bahda RG wll waxan ahay gabadh da,yar 18 ah ninkayga waan kala maqan nahay Aadna Waan Udareen Badanahay Ana dhib ayay igu tahay kala maqnan shahaasi ila taliya shukrn
ReplyDeleteYaa
ReplyDeleteYaa
ReplyDeleteYaa
ReplyDeleteYaa
ReplyDeleteHhhh
ReplyDeleteA sc walaal xaaskayga gabar ay habaryar u tahay hadaan la galmoodo ama aan guursado xaaskayga ma iga furmasaa
ReplyDeleteXaaskayga gabar ay habaryar u tahay hadaan guursado shareecadu maxay ka qabtaa walaal mahadsanid
ReplyDelete