Gormee Ayaa Laga Donayaa Hooyada In Ay Barto Gabadheeda Maamulka Guriga

Hooyo walba waxay ladoneysaa caruur teeda hor mar wanagsan iyo mustaqbal fiican lakin waalidka waxay isku qilaafsan yahin oo aysan hooyooyinka qaar garaneyn halka hormarka u ah caruur tooda gaar ahaan gabadhaha inta ay yar yar yahin ayaa laga donayaa in ay bartaan maamulka hoosha guriga dhinac walba hanoqotee.

Hooyo walbana waxaa laga donayaa in arin kaas ay aad ula socoto oo ay xooga saarto sida gabadha ay dhashay ay hormarka guriga iyo hoosha guriga ay mel wacan ugu soo bixi laheed ma’ahan wax dhib leh hadii aad lee dahay gabar in aad bari weeso hoosha xaafada looga baahan yahay in ay ka qabato lakin hadii ay dhacdo gabadha waa ay yar tahay wax hool ah iyo shaqo umadir sanaayo taasi hadi ay dhacdo gabadhaas wax laga sugaayo ayaanba jirin waa mid qasaartay waajibkii laga donaayay oo dhana ka soo bixi weesay ayey noqoneysaa.

Reer hadi ay noqoto oo ay guursato waxa laga sugaayo oo kaliya ayaa waxay tahay in si dhaqsi ah uu ku soo bur buro gurigeeda maxaa yeelay hore ayeyba wax u soo baran weesay waalidkii dhalayna wax uu u soo bari waayay aqoonta gabadha ay lee dahay ama ay yeelato waxuu u samenayaa homar wanagsan aqli iyo fahmad badan ayey yeela neysaa gabadha aqoonta leh ee wax barata.

Ma’ahan in aan lee yahay oo kaliya aqoonta guriga oo kaliya ayaa laga donayaa in ay barato ee aqoon walba ayaa laga donayaa oo ay ugu horeyso diinteeda wanagsan ee muslimka ah in sifiican ay u taqaano ama ay u barato aqoonta kalana waa laga donayaa in ay xooga saarto sida gabadhaas ay u noqoto gabar dhinac walba ka dhamees tiran oo isku filan alle kaliya u baahan lakin qof kale oo bini aadan ah aysan waxba karabin oo aysan sugeyn.

Aqoon la’aan waa iftiin la’aan hore ayaa sidaas loo dhahay lakin aniga waxaan dhihi lahaa aqoon la’aan waa nolol xumo iyo murogo iyo nolol aan iftiin iyo nuur tooba aan laheyn waa in mar walba aad wax ka sugtaa qof adiga oo kale ah lakin hore wax u soo bartay iskana soo taxadaray waa in aad adigana noqotaa qof aad wax u bartay oo isku filan iskana soo taxadaray noloshaada waa in aad u naxdaa oo aan u garataa.

Nolosha qofka bini aadanka ah asiga ayey ku xeran tahay marba waa sida asiga uu ka dhigto ama uu ka yeelo waxaan gabar walba lee yahay aqoon yeelo aqooon taas oo ah mid aduun iyo aaqiraba ku anfacdo waxku tarta adiga iyo cariirta aad hooyada u noqon doonta hadii alle uu ku siyo hooyo ayaad noqoneysaa waa in aad midaas ogataa mar walba sooqoraha mahad aan lasoo kobi kareyn allaha kasiyee waa Xasan Wadani hal kaan ayaan ku soo kobayaa inshaa allah is arag denbe oo xiiso badan leh ayaan idin lee yahay Dhamaad.

4 Comments

  1. Anonymous3/21/2012

    asc waxa raba in leyga caawiyo B.G waxaa wajiga ku leeyahay mod modow badan kaas oo sabab u ah waaa dagaal badanaa markaa yara soo xagtima wajiga iga yaaley hadana marka qaan gaaray waxaa iga soo baxay finan yar yar marka ka dib wajiga dhan madmodwo yar yarba iga buuxsanay so waxaa rabay inaa ee sheegtiiin kreem natural ah oo aan isticmaalo oo iga baa biin kara mad mad madowga cadarna ku jirin waayo waxaa kuleeyahay elarji. oo laga heli karo yurub waayo waxaa jooga yurub 18 sano ayaana jira thankz fadlan hadaa garaynesiin ii sheega

    ReplyDelete
  2. Anonymous3/21/2012

    Ani Waxan raba in aa lataliyo gabadha iga horeeso oo tiri 18 aa jira wajiga aa mad madoow iga gale abaayadiis horta waxa soo gadata yusra luuza karemkisa iyo saabuuntiisa koow saabuunta wajiga ku dhaq kadib karemka marso habenki iyo subaxdi iskana ilaali kareem walbo oo caraf in aad marsato ama gacantada oo carfayso wajiga korsaarto malabne wajiga marso ugu yaraan 10 daqiiqo maalin kasto asaa nadiifinaye make up kana iska ilaali ha marsanin ayadoo qoraxda kulushahay ama habeenki in aa ku seexatid waayo wajigaaga dhan duq duq uu u ekeesiinaayaa mahadsanid
    By Hamdi M Abd

    ReplyDelete
  3. Anonymous3/23/2012

    thankz abayo waaa ku mahadsantahay tala laakiin ma yuzra luuza waa leysku cadeeya ee maxaaa ka jira teedakale malabka ma joogo africa oo malab saafiya lama helaya ee ma malab oo dhanba wajiga mariya xataa ka supermarkada lagu iibiyo

    ReplyDelete
  4. Anonymous9/02/2012

    MR-Queck.
    wll waxaan ahay wiil dhalinyaro waynaday ah 36 jir ah
    waxaan in badan Segaysanayay 15 sandood waxan isku arkay
    Biyahayga oo iga soo Baxaya si dag daga Qiyaastii 1 daqiiqo
    iyo wax ka siiyar arintaas waxbadan yaan xal u raadiyay lakiin
    wax isbadala maan Helin wali meelo badan waan akhristay
    oo talooyin Bixinaya sida Dhakhtar.com iyo RG .com iyo meelo
    Kale oo badan kana hadalaya Biyo Baxa degdegaa ,
    wll xalldayda Kacsi waa caadi oo waa sa iid lakiin waxaan
    ka cabanayaa waa Biyo Bax dagdaga oo Halminit
    Gudaheed aan ku biyo baxayo
    Arintaas ayaan aad iyo aad iyo aaad iyo aad Kaga cosnasanyaa
    sxb inaad Iga la talisaan sidaan uga Bixilahaa
    waliba Waxaan doonayaa inaan guursado Modo Laba Biloood Gudohood ah,
    Tasina waxay iskaayo nacsiinaysaa xaaskayga Cusb , oo ah mid iyana doonaysa 2-sacadood
    Dareenbadan . oo aaanu sida aadka ah isu Jecelnahay markaan Guursado si xalaal ah oo aan
    Qancin waayo ama hal daqiiqo Ku biyo baxo , Sow ceeeb iyo raganimo la'aan maahan walalo
    Please iga rali ahada hadalkiina waan idinku badaiyay Sidag daga wall wax ila qabta Tallo iyo
    Tusaleba oo aan kaga baxo Dhibatadan aan isu Gaysatay ee ay sabatay ama aan ka dhaxlay
    Seegaysigaygii dheera ilaa 20 sano ayaaban u malaylanayaa !!!!!!!!!!!!!!!!!

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post