Xishood Dartii Habluhu Kama Hadlaan Baahitirka Galmada.

Nolosha Haboon ee Lamaanaha wadaagay guurka xalaasha ahi waxa ay ku wanaagsan tahay qanacsanaan dhan weliba haba ugu badnaata in Dumarka lagu qanciyo sheeko mug leh,labis heer sare ah, rajo gelin mustaqbal wanaagsan, iyo xaalada lagu tilmaamo dagaalka qabow ee ka dhaca sariirta dusheeda.

Sariirta dusheeda nolosha lagu wadaago daraasad ayaa tilmaameysa in ay tahay gogoldhiga guurka sidoo kale waxa lagu tilmaamaab bandhig ay ku kulmaan labo jinsi oo lab iyo dhedig ah sida ku cad daraasad kale firaash wadaaga labada jinsi waxaa shukaanta u haya ragga walow ay daraasadu leedahay in dumarka leeyihiin sharaxaada iyo qurxinta ciyaarta oo door muhiim ku leh.

Dumarka qaarkii ayaa la ogaaday in ay xishood dartii aysan dhag jalaq u siin hanaan wanaaga galmada ee sariirta dusheeda, iyada oo ay ugu wacan tahay dhacdadaasi in ay u arkaan wax ceeb ah in laga hadlo ha yeeshee waxaa meesha ka baxa kaalinta ay ku leeyihiin ciyaarsiinta raggooda xalaasha ah.

Xishoodka oo astaan u ah haweenka soomaaliyeed waa ifofaale muujineysa mid farxad gelineysa ragga soomaaliyeed waayo dumarka ugu xun waa tan aan xishoon oo aan ka sariigan waxyaabaha xunxun, laakiinse ragga ayaa waxaa la gudboon in ay xaasaskoodu furfuraan oo aysan xaajadu u noqon keligiis daneyste oo arrinku aanu noqon in dumarku yahay weel wax lagu shubto kaliya.

37 Comments

  1. Anonymous3/16/2012

    s/c waad wada salaaman tihiin aqyaarta iyo bahda
    RG oo mar waliba inowgu so ban dhigan si hufon jawab
    teyna waxaan raba in su ashan aad iga jawab sisan
    waxa weye waxan aad u cuna bis baas waxana ahay qof
    xaas la ah marka markan cuno shah wadeyda waxa ay noqo
    taa mid kulul marka malaga yaba in xaas ka wax dhib u keyni
    karto hadii ay uur leh dahay iyo hadii kale
    waad mahad san tihiin jawab wacan

    ReplyDelete
  2. basbaaska haddii uu kululeeyo biyahaaga oo aad ku shubto xaaska dhib uma keenayaan, laakin basbaaska badan iska ilaali wax kasta marka uu dhaafo xadkiisa wuxuu isu baddalayaa dhib

    ReplyDelete
  3. Anonymous3/19/2012

    asc thankz bahada guurka , maxaa naasaha waa weyneeya koriya oo la isticmaali karaa ma lacuni karaa txs

    ReplyDelete
  4. wax u roon naasaha weynayntooda waa xulbo inaad marwalba cunto

    ReplyDelete
  5. Anonymous3/20/2012

    asc wan idin salamay dhaamaan waxa ahay gabar jirta 18 sano waxaa i heysta broblem kaas oo ah inaa wajigeyga ka buuxan modmodow waayo waa dagaal badnaa marka yaaraa marka wajigey dhan meel nadiifa wey ku yar tahay maxaa talo ah hadana waxa ku leeyahay xasaasid^ gareemada catarku ku jiro marka waxaa rabay inaa ii sheegtiin giriim caadi ah ooo aan isticmaali karo wajigeygana sidii hore ku soo celinaya dabaaciyana lagana helo yurubta ii sheegtiiin aad ayaa ugu bahanahay waa mahadsantiin walayaaal

    ReplyDelete
  6. Anonymous3/21/2012

    see walal xulbada loo cuni kara waa la cabaa ayaa maqlee

    ReplyDelete
  7. caream baa jira loogu talagalay dhaawacyada wejiga soo gaaray tirtira

    ReplyDelete
  8. xulbada waa miro waa la karin karaa

    ReplyDelete
  9. Anonymous3/21/2012

    maxaa la dhaaha caream kaas

    ReplyDelete
  10. Anonymous3/21/2012

    creamkaas dhaawacyada wajiga tirtira magacasiisa ii sheeg fadkan ana waan ubaahanahaye

    ReplyDelete
  11. Anonymous3/21/2012

    ASW waan idin salamay,waxaan ahay Nin xaas leh, dhibka i hayaa waa Sex fantasies, markaan xaaska hawsha kula jiro waxa i soo hor maraaya Naag xijaab iyo naqaab xiran, suuqa haddaan ku arko naag niqaab iyo xijaab xiran waan u hamoonayaa, xaas kaygu ma xirato.

    ReplyDelete
  12. walaal qalbiga ayaad gashatay sidaa, siiba marka aad soo qaangaaraysay

    ReplyDelete
  13. Anonymous3/22/2012

    Asw jizah ka-la khayr walaal waa runtaa, waxaan rabay inaan guursdo gabar wada xijaban.

    ReplyDelete
  14. Anonymous3/24/2012

    asc walaal waxaan ahay gabar 18sano jirtay waxaan jecelaahay nin aad u quruxbadan markaa ninku ima qabo oo wali is maanu guursan oo marka uu telka igala soo hadlayo aad ayuu ii dareemaa oo ana aad ayaan u dareemaa xitaa waxad moodaysaa sidaanu u wada sheekaysanayno inaanu is qabno markaa ana walaal u ma adkaysan karo waxaasoo dhan isna u ma adkaysan karo waxaa soo dhan hadii aanu nolosha qaybsan lahayna waalid kay ayaa ii didaya markaa walalo anuu marka uu ila hadlayo aad ayaan u xishooda oo marmarka qaar waxa dhacda inan wax aan donayo is diidsiiyo markaa maxaan xishoodka iskaga biin karaa walaalo idin koo mahadsan waana idin salaamaayaa jawaab wacan

    ReplyDelete
  15. nin aan ku qabin inaad kala sheekaysato waxyaabo nin iyo xaaskiisa ay ku sheekaystaan diin ahaan waa xaaraan dhaqan ahaanna waa edebdarro, walaal xishood ayaa lagaaga baahan yahay, haddii aad jeceshahay u sheeg waalidkaaga runta ee si xalaal ku guurso Alle dartii ruuxa xumaanta uga leexda Alle ayaa caawiya marka Ilaahay ayaan ka baryayaa inuu naga dhigo kuwa xumaanta ka fogaado

    ReplyDelete
  16. Asc,RG walaal waxan ahey wiil wax barasho ku jiro marka waxan siigeysta hal mar 2 todobaadkii ama todobaadkii sifo aan kacsiga iska dajiyo marka dhib ma leedahay mustaqbalka inkasto aan badsan seegada,asc,jawab thanx,bye

    ReplyDelete
  17. Anonymous3/25/2012

    asc walaal waxan raba in aan ku waydiiyo maxaa lagu waynayn karaa hadii siilku yaryahay duleekiisa uuna cariiri yahay gabadha waxay dareenta mararka qaarkood xanuunka meesha ayaa ku yar maxa lagu wayneenkaraa wax la istiimalo miyaa jira wax talo ah ma iga siin kartaa walal waxa dhacda marka qaarkood inay ka so baxaaan dullelka hortiisa wax yar oo jilicsan oo aan is dhahay waa minka oo so baxayo maxay yahiin waxas jawaab degdeg ah thnkz

    ReplyDelete
  18. seegada si kasta waxaa habboon inaad ka fogaato inakstoo marka ruuxa uu samaynay usbuucii hal mar dhibaato weyn aysan ku yeelanayn laakin hadda na waxaa fiican in laga fogaado

    ReplyDelete
  19. bahalka naagta hadduu yaryahay wuxuu ku weynaan karaa galmada iyo dhalmada

    ReplyDelete
  20. Anonymous8/17/2012

    RG maxad kula talin lahayid raga geedkisu yaryahay. Jawab wacan ayan ka sugaya

    ReplyDelete
  21. haddii geedka ninka yaryahay waxaa u fiican inuu ugu galmoodo xaaskiisa qaab uu dhamaan ku wada gali karo

    ReplyDelete
  22. Anonymous8/24/2012

    Asc Rg sln kadib waxan qaba su'ashan waxa habon in ninka & xaskisa kabogtan galmada garana garir hadaba gabdhaha firconiga ugudan sidey kugari karan marxalada garirka mana jiran xubno xasasi ah oo darenkoda za'id yahay oo ay leyihin gabdhaha firconiga ah. Jwb wcn wadna mahadsantihin

    ReplyDelete
  23. naagta fircooniga u gudan waa laga yaabaa inay noqoto naag kacsi badan laakin inta badan sidaas ma aha, marka meelo kale ka dayday sida naasaha oo kale istiinka guud cajiraha baryaha

    ReplyDelete
  24. Anonymous8/29/2012

    asalaamu calaykuum walal aniga tixraacaya suaal hore waxaan ahay gabar la qabo 3 sano baan ninkeyga wada jognaa lakiiin intaas an wada jognay haben xataa gariir iyo raaxo macaan ma dareemin ma firconiga la ii gudey baa kalifey mise ninkeyga weeye qaladku. ma uu ogola in uu cayarsiin dheer sameeyo ama kintirka mesha laga gooyay uu salaxo.aniga gudaha waxba kama dareemaayo walalyaal ma qadar rabbi baaa mise dhib kale ii haysta? bal waxi fikradiina ah iso sheega hadiii aan ninka ii fur dhaho madama raaxadeyda uu kala jeclayn ma denbi baa iigu jira?

    ReplyDelete
  25. walaal waxaa fiican inaad ka wada hadashaan adiga iyi ninkaaga raaxada ee ma aha inaad u malayso inuu ku qancinwaysan yahay, waxa aad ka hesho u sheeg waxaa dhici karta si inaad rabto uu isaga kuu yeelin marka isku fahma , teeda kale dareenka gudaha naagaha inta badan wuxuu imaanayaa marka ay 30 sano gaaraan, inta ka horraysa dareenkooda waa meesha kintirka , xitaa haddii fircooni loo guday meesha kintirka laga gooyay way ka dareemaan haba yaraatee marka wax dhib ma jiro keenaya inaad furriin dalbato,

    ReplyDelete
  26. Raaxada Galmada8/30/2012

    Asc wr
    Gabadha ka cabanaysa gariir la'aanta.
    Waxaan qiyaasayaa inay idin haysato is faham darro
    oo aydaan adiga iyo odaygaagu ka sheekaysan arrimha
    galmada. Uguna wacan tahay kala xishood dhexdiina ah. Adigu ma sheegan kartid sidaad rabto, isaguna kuma weydiin karo ee dantiisuu fushada (ku-dhufoo-ka dhaqaaq), Kumabana oga dhibka ku haysta. Sidaas darteed qofka dhibbani waa adiga. Xalkuna ma aha furriin. Haddaad iska furto ma ogtahay intey kugu qaadan doonto inaad nin kale guursato (Ha iska dhaadhicinin berribaan helayaa). Haddiise aadba berriba hesho ma hubtaa inaad ka heleyso sidaad jeceshahay. Sow lagama yaabo inuu kan ka sii xumaado. Waxan kugula talinayaa inaad adigu tallaabo geesinimo qaado, oo aad adoon hal mar ku boodin, si tartiib tartiib ah ninkaaga u billowda inaad la sheekeysato. Kolley waad xishonaysaa ee ka billow sheekada arrimaha guud, ka dibna hoos ugu soo deg mowduuca galmada. Isu fur fur ninkaaga. Markaad hawsha samayneysaanna haddaad hadalka ka xishoonayso soo qabo gacantiisa ee meeshaad jeceshahay u saar wuu fahmiye. Wax walba maalinbaa la billaabaa ee billow inaad geesinimo iska raadiso. Waxaan kuu sheegi in raggu ku farxaan kuna raaxaystaan markay arkaan xaaskiisa oo ku qanacsan shaqaduu qabtay. Gurigaaga ha duminin ee ka dhig mid farxad iyo as faham aad kuwada nooshihiin. Galmadu waa qayb aad muhiim ugu ah 2da is qabta. Waxaana kuugu filan caddeyn waatan aad adigu leedahay ma iska furaa galmadoo oo saad rabtay aadan u helin darteed. Marka waan ku dheeraaday ee xaajiga ha iska furine isu fur fur oo ka dhigo saad jeceshahay.

    Salaam
    Raaxada Galmada


    ReplyDelete
  27. Anonymous8/30/2012

    walal aad baa u mahadsantihiiiiiiiiiin inshlaah taladiina waa idin ka qaatay ilaahay ha idin barakeeyo

    ReplyDelete
  28. Anonymous9/05/2012

    s.w.w

    xaas baan leeyahay waxaan aad iigu adag inaan ogaado inay xaaskaygu biyo baxday iyo inkale iyo xitaa in ay raaxada ila qaadatay iyo inkale? markasta waan waydiiyaa hawsha kadib hadana jawaab cad ima siiso waxayna iigu soo koobtaa waa fiicnayd ama waa bas ee adigu ma qanacday? hadda waxaan isqabnaa qiyaastii 5 sano waxaana jeclahay inaan gabadhayda qanciyo markasta ee maxaan sameeyaa? maxaan ku ogaadaa in ay gaartay biyo bax ama waxaan ay dhahaan orgasmka amaba ay qanacday iyo in kale inkastoo aysan iyado waxba ii sheegaynin xishood darti?

    ReplyDelete
  29. waxaad ku dareemi kartaa inay xaaskaagu raaxaysanayso bahalkeeda ayaa ku qabanaya si dabajoog ah, marka ay biyabbaxdona waa ku daaynayaa

    ReplyDelete
  30. Anonymous9/07/2012

    salaan iyo mahadcelin kadib anigu waxaan jeclahay inaan urraaxayo xaaskayga sida ayjeceshay oon waliba usalaaxo mesha laga gooyey kintirka lkn ma ogalo inaan ka taabto ama aan usalaaxo waxayna dhahaysaa waan xadatoone igadhaaf waan isku wareeray aniguna waxan rabaa inaan meelwalba gacata soo mariyo xishood ayaan filayaa 2 sanan waan is qabnaaa ee maxaan kusameeyaa talo insha allah

    ReplyDelete
  31. way dhici kartaa inay xasaasiyo ka qaadayso meesha kintirka laga gooyay naagaha way kala duwan yihiin, meelaha ay ka hesho weyddii oo u salaax haddii ay ka xishoonayso arrinkaas kala sheekayso galmada iyo raaxada si ay u barato oo ay kula waddo shaqada galmada iyo raaxada guurka

    ReplyDelete
  32. Anonymous9/14/2012

    Asc dhamaan,walaal suaasheydu waa mid kayara duwan kuwaan, wiil horey naag uu qabey oo caruur leh baan isbaraney aad baan isga helney dabadeed sheytaan baa ina faaiideysto isu tag baa dhacey dabadeed uur baan qadey soo rid buu igula taliyey ana aan ka diidey waayo waa danbi kale, meher baan suubiney oo dag dag ah markaan waxey suaasheydu tahey xalaal ma isunahey aniyo isaga walina waa islajoognaa? horana meher iguma dhicin aniga kaliya miyuu meherku iqabtey mise meherba majiro since aan uur lahaa? walal isoo jawaaba dhaqasa thanks, london, uk

    ReplyDelete
  33. walaaley falka aad ku dhacday waa fal aad weyn marka culimada qaar baa oggol in ay guursato haweeneyda ninka uureeyay ilmahana isagaa loo tiirinaya, marka ceebtan iska qari hana u noqonin ilmahana waxaa loo tiirinayaa ninka ku uureeyay waa haddii aad hubto in nin kale kuu galmoon, inkastoo culimada qaar aysan ogooleyn in loo tiiriyo midka zinaystay ilmaha kuu sino ku dhalo, laakin qaar baa qaba in loo tiiriyo ilmaha oo laga soo qaado cunug sharci ah

    ReplyDelete
  34. Anonymous9/16/2012

    walal aad baad u mahadsantahey, waa qalad qornaa inuu dhaco denbana uma noqon doono inshallah, marka waxaan wali si fiican u fahmin meherkii waa jiraa miyaa mise markaan dhalo baan dib mid kale in loo subiyo si uu halaal isugu ahaano ani iyo isaga?? i knw its very complicated but i need a truth answers please, balqiisa uk

    ReplyDelete
  35. Anonymous12/27/2012

    Asc walal aniga waa Mohamed waxan raba inan kula hadlo xage kaa helaa bro adigo mahadsan please oo dhib kayga aan kuu sheego wll

    ReplyDelete
  36. Anonymous3/23/2013

    CIBRADU WAA CASHRAKA BERI
    Scww waxaan salaamayaa umada soomaaliyeed meel iyo waa ay ku suganyihiin waxaan ilahay uga baryayaa in uu u yeelo waxay jecelyihiin oo aan ku jirin xumaan iyo wax walboo ilahay looga fogaado wayo dadkay,diintayda, iyo dalkayga aad baan u jeclahay waxaana jeclahay quruxdooda. Waxaan kaloo u mahadcelinayaa shabakada KOBCIYE adeega muhiimka ah ee ay u hayaan umada. Meeshaan waxaan jeclahay inaan ku soo gudbiyo maqaal yar oo magiciisa kor ku qoran waayo waxaan la yaabay sidan ugu fiicanahay inaan is dhaqgaysano islamarkaana aan ugu liidano inaan ku cibro qaadano waxaan aragnay iyo waxaan maqalnay. Marka dhawaan ayaan waxaan booqday web saayidyada wax ka qora arimaha bulshada siiba jeceelka iyo arimaha jinsiga waxaan ku arkay bahi ween oo ka jirta dhinaca guurka, wada noolaashaha iyo xaga is qancinta galmada. Hadaba talooyinkayga waa kuawan:
    1- Hala guursado islamarkaana la la fududeeyo arimaha guurka siiba wiilasha iyo gabdha jooga qurbaha si looga hortago xumaanta iyo fuxshiga waayo wiilasha iyo gabdhaha waxay sheegeen inay kacsiga isaga jabiyaan siigaysi waaba wali kuwa is dhoora oo aan balaanka fadeexada kacsiga la soo bixin siiba wiilasha wa inaad gabdhaha aad asturtaan oo idinka horseed arintaas ka noqotan waayo gabdhaha xishoodkooda ayaa iska badan.
    2- Fadlan hadii aad guursatay ku dadaal waxay kugu qaadataba inaad meel kuwada noolaataan adiga iyo naagtaada ama ninkaada waayo asturaad baad isaga baahantihiin waliba gabdhaha adkaysigooda wuu yaryahay xaalada gabdaha laga maqanyahayna meel xun bay maraysaa, gabar qabdhaha ka mid ah kuwa mesha faalada wax ku qoray waxay tiri waxaan ahay gabar la qabo oo joogta Nairobi oo ninkeeda yurub kaga maqan ana waana ku daalay inuu ii imaado oo wada noolaano ana kacsibaa i dilaayo saar daraadeeda waxay tiri nin baan u baahanahay ee ninkii naag rabo ha iga soo waco telefoonkayga oo meesha ay ku soo qortay.
    3- Waa loo baahanyahay in la barto oo wax laga ogaado arimada jinsiga iyo sidii la isu qancinlahaa markay timaado dhinaca sariirta laakin hala ilaaliyo anshaha iyo asluubta iyo dhaqankeena suuban ee islaamka marka laga wadahalyaayo arimahaas hana laga hortago sameenta iyo is barashada wax walboo dhaqankeena ka soo horjeeda.
    4- Fadalan diinta aan barano waayo diinta wax walba ayadaa kuu sheegaysa kuna baraysa waayo waxaan la yaabay su aalaha wiilasha iyi gabdhaha ay dadka waydiinayaan oo qofkastoo muslim ah aan islahaa wuu yaqaanaa sida naagtayda ama ninkayga ma ugu tagi kara ama ma iigu tagi karaa xaga dambe.
    5- Magacaga qari markii arimaas laga hadlaayo waayo wali umada uma bislaanin arimahaan oo isticmaal wiil ama gabar meeshaad ku qori laheed magacaaga waayo waa laga fiicanyahay in walidiintaada,walaalahga,ninkaaga, naagtaada iyo inta kle ee ku taqaana ay arkaan .
    Waad mahadsantihiin ilaahay hana wada ilaaliyo kuwii cibradaha dhaca wax ku qaata oo ka faaideesta ilahay hanaga dhigo.
    fadlan boga hore ku soo qor. shukran

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post