Sida loo tirtiro summadaha ka dhasha gubniinka iyo dhaawaca jirka

Waxaa jira dad ay soo gaareen gubniin iyo dhaawacyo ka muuqada jirkooda ama la gugubay, oo raba inay iska baabi'iyaan astaamaha noocaas ah, waxaa jira bomaato la yiraahdo Contractubex  oo loogu talagay meelaha la gubay inay sida dabiiciga u soo celiso qofka raba inuu adeegsado waa miiddan

52 Comments

  1. Anonymous11/14/2011

    Wadankee laga heli karaa?

    ReplyDelete
  2. meel ksta in laga heli ayaan filayaa

    ReplyDelete
  3. Anonymous11/20/2011

    scwrwb walaal dab kee bi isaa, aniga waa la gubgubay markaan joogay somalia weli dabkii oo buur yar leh baa igu hadhay taas ma iga bi inaysaa, mise waa dab cusub.

    ReplyDelete
  4. labada noocba way baabi'isaa dab hore iyo mid cusub

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous2/04/2023

      Kawar wll meel la tolay oo gunaanad yeelatay

      Delete
  5. Anonymous11/22/2011

    wallal ma baabin karta sida xagtimaha ama cijiyaha iyo modmadowga faninka ka hadha hadana qofku haduu 18 ka yar yahay ma isticmaali karaa oo wac dhibaato ah mey u keeney aadba u mahadsantihiin RG

    ReplyDelete
  6. haa qof ilmo carruur ah mooye dadkoo dhan way isticmaali karaan

    ReplyDelete
  7. Anonymous12/09/2011

    walal waxan rabaa in ad iga cawiso daawo ba bi ineyso nabrha wa jiga ka soo baxo o ay somalidu utaqano fin qooq

    ReplyDelete
  8. walaal waxaad isticmaashaa kaninigan Roaccutane

    ReplyDelete
  9. Anonymous12/22/2011

    walal qof isticmalay ma jiraa oo ka bi isay weli, 15 yrs ka hor baa dab la igu gubay somalia ka dib markaan imi qurbaha dhakhtaradii waxay dhaheen ma kaa baa ba ayaan weligaa, markaa ismaba lahayn wax bi iya baad helaysaa

    ReplyDelete
  10. Anonymous12/22/2011

    naag uur leh ma ka marsan kartaa dab laga gubay beri hore

    ReplyDelete
  11. walaal sidaas ayaan kahriyay in muddo badan xitaa wixii ka soo wareegta ay baabbi'iso daawadan

    ReplyDelete
  12. taas waxaa fiican inaad weydiiso dhakhtaradda uurkaaga la socota

    ReplyDelete
  13. Anonymous12/22/2011

    walaal waxa i sheegta wax baa,biyo dildilaca jirka sida marka qof caatobo dildilaca ka so baxa dawadaan wax ma u tarta hadii ay aysan u tarin ma i sheegi kartaa wax lagu baa,biyo adigo mahadsan R G

    ReplyDelete
  14. Anonymous12/22/2011

    asc walaal waxaan rabaa in aad ra yi iga siisid waxaa naaskeega ku yaalo qaniinyo majirtaa daawo aan marsan karo si ee iiga baabado qaniin yadaas oona xanuun ii keeneenin

    ReplyDelete
  15. Anonymous12/22/2011

    asc walaal waxaan isku arkay qoyaan cad oo jiidjiidmaayo markaan tiish ka iskaga tiro oo uriyo waxa uu u soo uraa si suyucsuyuc dheecaankaas mawaxaa lagu tirinaa kuwa uro mise teeda kalana weesada miyuu jabiyaa

    ReplyDelete
  16. Anonymous12/22/2011

    walaal dawadan ma baabi,inaysa cijida iyo garafoyinka wajiga ku yaala thnkz

    ReplyDelete
  17. Anonymous12/23/2011

    walal dawadan aad sheegtay inay nabra dabka biinayso ma biinaysa nabarada sida qaniinyada oo kale waad mahad santahay

    ReplyDelete
  18. daawadan waxaa loogu talagalay gubniinka nabraha dhaawacyada kala duwan dhammaan

    ReplyDelete
  19. qoyaanka haddii uu ku yimaado fikir iyo kacsi iwm. weysada waa jabiyaa waa waa madyi ama kuulato laakin haddii uu yahay qoyaanka aan soo dhafin farjiga sida dhididka iwm waysada ma jabiyo

    ReplyDelete
  20. Anonymous12/23/2011

    walaal waxanka codsanaa inaad i sheegto qof aad u qooq badan ayaah ahay marka markasta waxaan jeclahay inaan raxeysto ama biyaha iska keeno marka aadban u dhibsaday mana iska goyn karo maxaan sameyaa walaal adigo mahadsan

    ReplyDelete
  21. Anonymous12/23/2011

    walaal markasta biyaha inla iska keeno ma wanaagsana lkn hadii qofka iska celin waayo maxala gudboon walaal

    ReplyDelete
  22. Anonymous12/23/2011

    dawadan aad sheegtay inay nabra biinayso sida loo isticmalaya ma sida kremka mise si ka duwan ta kale wllo ma jaraysa nabarada aan ahayn dabka

    ReplyDelete
  23. Anonymous12/23/2011

    walal waxaan kaaga mahdcilanayaa sida aad dadkaga u adeegayso ilaah ajarkkeda haku siiyo walal waxaan ku waydiinayaa wajiga ayaan waxaan ku leeyahay haaro madow waxaana iga soo saartay daawo an marsaday oo kuwa la isku cadeeyo ah mudo hada ma marsan waan iska daayey marka boomaatadan ma i anfacaysaa allah khayr badan hakuugu badalo

    ReplyDelete
  24. Anonymous12/23/2011

    walal boomatdan haaraha maloo marsan karaa adoo mahdsan wajiga haaro iiga yaalaan maxaan sameeyaa

    ReplyDelete
  25. Anonymous12/24/2011

    naag uur leh ma marsan kartaa daawadan oo dab hore looga gubay....

    ReplyDelete
  26. haa way anfacaysaa daawadan waxaana loo istaicmaalaa si caadi ah waa la marsan keliya

    ReplyDelete
  27. Anonymous12/30/2011

    sck walal waxaaan rabaa in aad iga jaahil bixisaan ,, dawada naasaha lagu yareeyo ama lagu wayneeyo ,, wax xanuun ah ma keentaa , wax dambi ah maleeyihiin
    mahadsanidin

    ReplyDelete
  28. daawo kasta inta badan dhib ayay leedahay marka diin ahaan haddii daawo lagu weyneynayo naasaha ay tahay lama ogola laakin cuntooyonka dabiiciga sida xulbada iyo slaiidda macsarada iwm ha wax dhib ma laha

    ReplyDelete
  29. Anonymous2/08/2012

    my name is mohamed walaal waxa i sheegta wax baa, biyo dab la iga gubay bari hore madaxa oo dhor xabo

    ReplyDelete
  30. Anonymous2/08/2012

    walaal waxa i sheegta wax baa, biyo dab la iga gubay beri hore madaxa dhor male

    ReplyDelete
  31. madaxa waxaan filayaa in aan la baab'in karin

    ReplyDelete
  32. Anonymous2/08/2012

    waxaa igu tiray in aan baab'in karin maxaan samay yaa qurba ha ayaan jooga ma feraya

    ReplyDelete
  33. Anonymous2/24/2012

    asc aboowe nabara aay igu yaal wejiga meelo badan oo yurub ah dawadan wan ka dirtay wan waayey aniga sweden aan ku noolahay pharmacy badan wan waydiiyey markaas meel saxa aan ka helo aboowe ii soo sheeg hadaad garaniso asc

    ReplyDelete
  34. walaal si fiican raadi waa la helaa

    ReplyDelete
  35. Anonymous3/15/2012

    wl daawadaan maloo isticmaali karaa ilmo 7sano jir ah oo wajiga nabro dab kasoo gaareen sideese loogu marinaa nabaradu wali waa cusubyihiin ? wl jawaab..... wa madsanthin

    ReplyDelete
  36. daawada waxaa loogu talagalay keliya in lagu tirtiro astaamaha nabraha, iayadoo meesha ay dhaawac tahay oo weli aysan raysanin ha u marinin

    ReplyDelete
  37. Anonymous3/23/2012

    ascww walaal waa mahad san tahayi

    ReplyDelete
  38. Anonymous4/16/2015

    Asc Adbaad u mahadsantey marka hore Alle Ajar ha kaa siiyo sida hufan ee aad dadka ugu adeegayso.
    Waxan wajiga iga soo baxdey buro markaa surogal mantey in la heli karo daawo Lagu baabin karayo ? Jazakallah Kheyr

    ReplyDelete
  39. burada waxaa fiican inuu dhakhtarka qalliinka jaro

    ReplyDelete
  40. Anonymous4/18/2015

    asc walaaal qof gubtay aso yar o qeybo badan o jirkisa dabka gaaray ayna ka muqato sameyntisi wali ma babi'in karta daawadan

    ReplyDelete
  41. taas waxay u noqonaysaa samayska gubniinka hadduu weyn yahay way adag tahay inay tirtirto

    ReplyDelete
  42. Asc wallo daawadan waxaan rabaa inaad iisharaxdo qofka dabyar gaadhay makabiineysàa marka uu marsado mise waligiis ayuu istic maalayaa

    ReplyDelete
  43. gubniika dabka inta uu la egyahay ayay ku xiran tahay

    ReplyDelete
  44. Anonymous6/30/2018

    Wll ma babaabi nasa nabarada sida dhagaxa dhagax ayaa igaga dhacay wajiga kadib waa latolay nabarkina wuuu muuqda mrkaa ma baabi naysa mise only gubniinka ayaa loogu talo galay dawadan thnkz

    ReplyDelete
  45. Anonymous5/06/2022

    Asc wll dab hore aya igu yal ma baa bi ineyso bomadan xage laga hela ?

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post