Galmada dabada maxaa keena oo maxaa faafiyay

Marka laga hadlayo galmada dabada dumarka waxaa lays weyddiiyaa dhib ay leedahay, taasoo waayahan aad u soo badatay, siiba naagaha ku nool waddamada reer galbeedka, marka hore naagaha dabada kacsi maka dareemaan ? su'aashan waa su'aal u baahan faahfaahin dheeraad ah, runtii naagaha way ku kala duwan yihiin guud ahaan dareenka kacsiga, naago waxaa jira aad u kacsado iyo kuwo dhexdhexaad ah iyo kuwo liita, marka naagaha aadka u kacsado waxaa laga yaabaa inay dareen ku yeeshtaan futada waayo xididaha siilka ku xiran ayaa u dhow futada marka waa laga yaabaa inay raaxo ka dareento haddii laga galiyo far ama xubinta ninka, laakin kuwa caadiga ah aad bay uga xanuunsadaan galmada dabada, sidaa awgeed waxaad maqlaysaa gabdho ka dalbayo ninka inuu gadaal ka galiyo sidoo kale gabdho diidaya in laga galiyo dabada, sidoo kale dad badan ku wareersan inay naagta ka kacsato dabada iyo in kale, saan horayba u soo sheegnay naagta dabada kama kacsato ee naagaha kacsiga badan ayaa ka dareemo kacsiga siilka dartii marka waxay rabtaa in meel kasto wax laga geliyo, sidoo kale dabada waxay ka mid tahay meelaha ugu daran oo cudur la isaga qaadi, waxay ka daran tahay galmada siilka 10 laballaab, maxaa ku kallifa nimanka inay naagaha gadaal kaga tagaan? sababo badan ayaa  jira waxaa kamid ah ciriiriga iyo kulaylka dabada aad bay u kulushahay aadna way u yartahay sidaa daraadeed ninka meesha ayuu la aadayaa bahalkiisa, naagaha maxay u dalbaan in gadaal laga maro inta badan waxay ka baqaan bikaarada ama waxay ka cabsadaan uur, nagahee u badan galmada futada, naagaha da;da weyn ayaa aad u jecel marka aan ka hadalno galmada noocaas ah, galmada dabada uur ma keeni kartaa? jawaabtu waa maya laakin waxaa dhici karta inay biyaha ka soo daaraan oo ay farjiga galaan, sidoo kale galmada noocan ah waxay keenaysaa xanuun daran iyo inay meesha didldillaacdo, galmada noocan ah ninka xaaskiisa ku sameeyo miyay ka furmaysaa ? jawaabtu waa maya laakin waa inuu mar dambe uuna samaynin oo uu ka fagaadaa

4 Comments

  1. naag saaxibo aannu nahay ayaa waxy ii sheegtay in ka hesho galmada gadaal marka la istiimiyo gadaal ayay ka dreentaa raaxo waxay rabtaa in wax la geliyo ama la fareeyo sidey u joojin kartaa dareenkaas pleess

    ReplyDelete
  2. Walaal waxaa laga yaabaa inay horay u baratay waxaa habboon inay maskaxdeeda ka saarto, waayo aad bay u adag tahay inay illowdo haddii falkaas ay ka sheekaynayso ama haddii samaynayso

    ReplyDelete
  3. Anonymous5/07/2015

    waxan jecelahay inan gabadha uga tago futada oo aan aad u jecelahay siiba badhida oo duamarka ta badhida leh ayaan aad u jecelaay marka hadii aan guursado sideen u dayn karaa

    ReplyDelete
  4. haddii aad ka wado inaad abahlkaaga labada bari geliso oo aad ku raaxaysato wax dhib ma laha, meesha dhibka ah ah waa daloolka futada

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post