Omar Sholi Maxaa ku xambaaray arrinta uu sameeyay sir culus

Maxaa keenay gabdhaha soomaaliyeed inay oggolaadaan in laga duubo video iyagoo xumaan lagu samaynayo ama qaawan, su'aashan waxaa is weydiiya dad badan soomaali ah.
run ahaantii dadka soomaalida oo ku nool dibadda badankooda waa dad jaahil ah oo aan diin baran ama asalkooda ka soo jeeda baadiye, sidaa awgeed marka ay tageen dalalka yurub waxay moodeen inay jannada galeen oo wax kasta ay samayn karaan, taasoo keentay inay ku dhaqaaqaan wax walbo xun, tusaale ahaan cumar shooli sheekada uu sameeyay ayaa nagu filan dabcan cumar shooli yare waa fanaan dadka fanaaniinta ah caadi ahaan waa dad diin aan lahayn oo oggol inay wax kasta sameeyaan, keliya waxay ka baqaan bulshada taas waxaad ka garan kartaan cumar shooli marka uu duubay videowga xun dadka ayuu u soo duubay video kale oo uu kagag dalbanayo cafis iyo masaamax, taas waxay tusinaysaa inuu dadka keliya ka baqayo, laakin gabdhaha oggolaanaya in sidaa loo qaawiyo oo lagu raaxaysto filin sex laga sameeyo oo sariita sidaa loo saaro ayaa aad u sii liita waayo gabadha waxay sheegaynaysaa inay tahay muslim, waxay leedahay waalid iyo qaraabo, fadeexadda ka soo gaaraysa arrinka iyada keliya kuma koobna waxay gaaraysaa dhamaan dadkeeda xitaa qabiilkeeda, sidoo kale waxaa soo batay gabdhaha ku faana sawirkooda qaawan oo soo dhiga faceboogga ama uu sawiro nin marka uu xumaan ku sameeynayo iyadoo naaso qaawan ama hoose ka qaawan sida hooyadeeda ku dhashay ah, qaladkaas waxaa kaalin weyn ka qaadanaya waalidka dhalay dadka noocaas ah
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post