Somali Dalka hindiya joogto Oo Gaajo Darteed U Cunno Cunnada Sanamyada Loo Sameeyo

Dadkani waa kuwo sabool ah oo haddana u Nuglaaday Gaajada ,Waa dad Aan sharci laheyn oo hadna hindiya kujoogo bilaa Aqoonsi /qaxooti,Dowlada hinyida ayaa ka mid ah dawladihii saxiixay sharciga qaxootiga aduunka ee shirkii janiifa.

Magaalooyinka Waa weyn sida caasimada mambai ayay tageen ilaa 20-kii sano ee ugu dambeeyay,

Sharci la Aan toodu waxaa ay dhaxalsiisay inay cunaan cunada Sanamyada loo Sameeyo,waa qiyaano iyo qiyaali Nololxumo oo isku laran'waxaana dadkani heysato Dhibaato Aadane ayagoo ubahaan in noloshooda la taageero oo ay helaan 'gargaar degdeg ah,

Qaar ka mid ah dadkaas oo cododkooda Aan helnay ayaa waxaa la qarinayaa magacyadooda Sababo la xiriiro Xaga bulshada ay kasoo jeedan iyo amaankooda.

Wadanka Somalia oo dawlad la'aan ahaa 1990-kii sanadku markii ahaa waxaa Somali badan u firxadeen dalal fara badan'laakiinse africa markaynu joogno'Somalida Sharciga hel ayaa u badan dalalka soodimaha la leh Somalia sida dalalka Ethopio Iyo Kenyo halka Dawladaha dalalka Jabuuti iyo Koonfurta afrikana ay ku yaryihiin dadka magan galyada u raadsada,

freelancer journalist
Mohamed Salad Abdulle
Nairobi-kenya
254728431368
msalaad5@hotmail.com
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post