Daraasad cusub oo lagu sameyey magalada London ayaa lagu cadeeyey in haweenka inta danbe ubuuran ay leeyihiin Dareeen aad u macaan waqtiga galmada waxaa la xusay in haweenka leh BACK ama Bowdaha waaween misana raaraca ay ay ka dareen badan yihiin kuwa dhuu dhuuban.
marka la tilmaamayo quruxda haweenka ayaa lagu tilmaamaa misana ruux walbo dooqdaa marka aad weydiiiso dooqaagu waa kee kolka aad dumarka mid kala soo baxayso Raga ayaa jwaabtoodu u badatay ,,,, In ay u weyntahay xaga danbe xaga sarana ay u yar yartahay leedahayna boowdooyin aad u buur buuran waa in ay u yar yartahy xaga lugaha jilbaha inta kasii hooseysa ilaa cirbaha .
Waa Cajjiiiiib oo maxay Raggu ku doortaan haweenka sidaaas ah maahan wax aad u weyn oo lala yaabo misana 16 March 2011 ayaa daraaasad la sameyey lagu xusay in Hablaha uweyn xaga danbe ay ka Galmo Kululyihiin kuwa aanan lahyn , Raggu waxa ay keenaan dhidid badan waxa uu yeeshaa awoood aad ufara badan waqtigaas uu ku guda jiro durbaba waa uu miir daboolmaa Sababta o ah dheecaamo saa’id ah ayuu so deynaya Qalabka heblayadas.
Ragga qaar aya ka cabta hababka ay ugu galmoon lahayen xaasaskooda buur buurani, qaarkood waxa ay ku daaleen hal naqshad ama hal qaab ooy hameen iyo maalin kasta ugu galmoodan xaasaskoda Buur buuran Ama cayilan , waxa ay Shabakadani aduun.com ugu soo gudbin doontaa Saacada soo socda Naqshado cusub ood ugu galmoon karto Haweeneydaada Buuuran.
I dont get it.. naag buuran sidee lugu tagaa..
ReplyDeleteninkayga waa inaa waydiyo inuu rabo buurni wax badan aan cunto cunee
waan ka noqday my question mada uu idhaho naag ka daba qorxan ma jirto
ReplyDeleteMaaha mid hada la ogaaday ee waa horaa la ogaa qubaro france ah ayaa cadeeyay qarnigii tagay,weyninka maahan buurni ee waa sida uu ku quruxsan yahay in dumarka udhuubnaadaan qaarka hore una weynaadaan danbeedka. Quruxda dumarka waa iney caati qalalan noqon buurni aan larogi karina noqon qiyaas iyo dumarkoo aad isaga nadiifiya jirka qaas ahaan qeybta hoose. Biyo qandac ah iyo sabuunada dila jeermiska timaha hoose oo aad iska nadiifiso carafta jirkaada waa muhiim. Maalinwalbo ama saacad walba umuuqo inaad hada kuu cusubtahay nolosha ninkana sidoi kale af carfaaya iyo jirnadiifa waa muhiime hakudadaalaan. Buurni iyo dhuubni dareen ma kordhiyaane farsamo iyo jaceyl iyo in loo sameeyo xiiso iyo daganaan ayaa larabaa. Waa fakarka aan qabo.by aqriste hore, RDmr.
ReplyDeletemarka kasta oo aan isku tagayno xaaskaygu xanuun xubinka taranka ah bay sheegataa waxayna jeceshahay in ay biyo kulul ku dhaqdo galmada ka dib ee waa maxay sababtu?
ReplyDeletea mesan qoyaan la heen silkeda ama aysan kacsi daramin
ReplyDeleteWalal ani waxan ahay gabar yar oo aan wali guursan, wiilka aan isla socono oo mudo 2 sano kadib aan ku balanay inan is guursano, wiilkaas markan arko dareemayaasheyda dhan wey kacaan, heer aan is celin waayo ayan gaara, asna waa wadaad inuu jirkayga taabto ma rabo ana waan is celin la'ahay, ee walal maxa sameeya ila taliya!
ReplyDeleteWaxaad samaysa walal ALLAAH baadeqda bixiyee is Maher’s aad oo waa inaad dhamaysataan ood xalaal iskagadharsgtaan
Deleteka fogow ilaa aad iska guursanaysaan
ReplyDeleteWalaal mcn aniga Waxan ahay gabar aan wali guursan. Wiil Aan isla soconnaa mudo 1sano ah.. Waligena isma arag. Wiilkan marka aan shekeysaneyno xaqa telfoonka dereemaheyga dhan wey kacaan.. Asiga ne ilama joogo. Maxaan subiya mararka qaar waxaa jirto heer aan is celi waayo oo aan faraheyga isticmaalo.
ReplyDeletegabadha sheegatay in uu dareenkeeda saa'id yahay , marka wiilka telka kula hadleyso. Waxaan kuugula talin lahaa laba mid 1. in waxey kuugu qaadaneyso hakuugu qadatee in aad wiilkas guursatid- 2. in aad soontid oona wiilkaas arimihiisa ka fogaatid. waa labada wado oo kuu banaan oo kaliya, hadii kale waxaa guugu dhacaayo sexual frostration. waligaana siigo ma deyneysid iyo in aad galmo ka fikirto oo kaliya.
ReplyDeletekkkkk lo
ReplyDeletekkk lo
ReplyDeletekkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ReplyDeleteAsc walal gabadhas kaligeyd ma ahan anigu xata wan lawadaga daremaheyga waa saa id manta hada wax dareymin biri ayan darema xata anigo sooman rabi wan barya ilaa ankahelayo nin wanagsan inan waxdareymin lknse wandareyma xata waxan xasusta anigo anqangarin inaa lahaa dareymo marka walal arintan anigo yar ayey ihesatey waxanah hada jira 19sano wan sigeysan jiray lkn hada wan is adkeya marka wax dareymo maxad igula talilaheyd walal mahadsanid jwb
ReplyDeleteAsc walal
ReplyDeleteAsc walal waxan ahay gabar hada gashay 19 jir walaal daramaheyga waa saa id anigo qangarin ayan wax dareymayey ilahada wandareyma lkn wan sigeysan jiray lknse hada wan isku qasba inaa sigeysan walal wanba iskayabanahay darenkan wan soma waa sidi ina hada gursado marabo waxan barta maxad igula taline walal asc
ReplyDeleteAscl Walaal aniga wiilban is mehersaney ama aan arkey oon ila galmoodey wankala tagney wilki Ilaa hadana isaga moyee mid kale marabyo Keligii unbu dareenkeygu ku kacaa ama aan saaid u dareema Mar maka qaar waxaan donaa inan u tago si uu wixi uu ibarey iigu sameyo lkn ma heli maxan sameya Aboowe
ReplyDeletewaad ku mahadsan tihiin sida dadka aad u la talisaan
ReplyDeleteabaayo hadii aad ninka isfurteen why aad isugu tagaysaan... first its xaraan... marka waxaad samaysaa ninkale guurso. waxii uu kubaray ninka aad gursato u sheeg waxaad ka hesho siduu kugu samaayo wax ceeb ah kuma jirto inaad u sheegto
ReplyDeleteaniga ninkeyga waxaan ku kac sado ayaan u shegaa...Good luck..
Asc walaal waxan raba su al inakuweydiyo waxan ahay gabar kacsibadan man gursan marka wax dareymo wansigeysta lkn markan gariro malmo badan korka ixanunayo qasatan dhawarka marka maxad ileydahay walaal
ReplyDeleteASC dhamaantiin.
ReplyDeleteRuntii gabdhaha inta danbe uu buuran aad ayeey u raaxo macaanyihiin waa xaqiiqo. Qoyaan badan iyo galmada oo dheeraato sababta ooh meesha oo aad cariiri u ah oo uroon dareenka raga.
Asc waxan jwb waxayn tahay aniga marka an kacsado guska ayaa i xanuuna oo yacni marki uu aad u kaco maxay tahay sababta keenta arinta wan sigaysan jiray lkn wan iska jaray hal sano hadan waxan jira 18sano maxay tahay cilada xanuunkaas
ReplyDeletesababta waxay u badan tahay inuu cabbur iyo waxaa fiican inaad ka harto inaad iskiciso muddo sidaadi ayaad ku soo noqonaysaa inshaa allaah
ReplyDeleteaniga wxn ahay wiil dareen bdn runtii markan cod naag maqlo ama qof dumar ah itaabato wn kacsadaa si aad ah dareen waali ah ayn qabaa advice me
ReplyDeleteAsc waxan ahay wiil dhalinyaro ah oo aad udhowrsan waxan jeclahay oo aan waligey niyada ku hayn jiray In aan guursado gabar kacsi badan oo fircooni eheen oo markasta itabeysa sida gabadha kor kusoo qortay 19 jir aya ahay saa id ayaana u kscsadaa ilaa iykwim intanan qangarin. Waankahelay walhi ganadhaas mashallah maan maleyn jirin gabar Somali ah oo saas ah ayaa kirta plz fadlan ilasoxirir gabadhii arimaha aanshegay ah E.mail: tyohon@hotmail.com thank you very much melkasta ay kajogto adunka waan ugutagayaa inshallah .
ReplyDeleteAsalaamu Alaikum,
ReplyDeletewaan idin salaamay dhamaanteen, walaal waxaan rabay in aan ku waydiiyo cuncunka jirka maxaa keeno mida kale waxaan aad iyo aad ii cuncuntaa (mytesticals)maxaa keeno walaal. Allah waxaan kaaga baryayaa in kheyr badan idin siiyo adunya wal akhiro aamee, Allah hana caafiyo dhamaan muslimeenta kunool adunnka ameen. walaal iiga soo jawaab.
cuncunka jirka waxa laga yaabaa inuu ka dhaho cuntooyinka qaarkood ama wasakh jirka soo gaarta waxaad ku dadaashaa nadaafadda
ReplyDeleteasc waxaan ahay wiil dhalinyaro ah waan siikaystaa maxaan isaga daayaa hada waxaan jiraa22sano ila taliya walaal please
ReplyDeletewaxaad isaga reebi kartaa siigada inaad leedahay go'aan adag iyo inaad ka fogaato waxa ku kiciya, inaad ka fogaato sheekada naagaha, inaad soonto, inaadan ku soo daahin musqusha, inaadan kaligaa qol seexan
ReplyDeleteasc
ReplyDeleteshahwada ilaa 17 aqiiqo baan heen karaa, xanuun maa jiro mise waa caai
ReplyDeleteplz jawaab
DeleteAsc dhan wad salaman tihiin aniga su.aashaydu waxaa weeye sanjabiishu geedka raga ma u daran tahay mise way u fican tahy? Thnks
ReplyDeletesanjabiisha waxay ka mid tahay waxyaalaha kacsiga u keena ragga iyo dumarka waxay la mid tahay basbaaska
ReplyDelete