dalka masar oo masiibooyinka somaliya lagu maadsanayo, mid.ka.mid.ah.wargeysyada kasoo baxa dalka masar ayaa lagu daabacay war.af.lagaado iyo jeesjees ah oo dad badan oo damiir leh ay si weyn uga caroodeen wargeyska Akhbaarul yowm ee aadka loo akhristo ayaa ku soo dabacay boggiisa.maadeyska sawir wiil yar oo somaliyeed oo qolfoof noqday baahi darteed ka.dibna waxaa la raaciyay hadal kooban oo oranaya JINI AYAA KU DAGTAY QOF SO MALI AH KA DIBNA JINIGII AYAA BAAHI U DHINTAY, dad badan ayaa aad uga xumaday arintaan uu wargeysku sameyay oo ay ku tilmameen iney tahay ku digasho aadane dhibaateysan, dowladaha.carabta.oo.shegt a.iney yihiin dad islaam ah ayaa horay uga gaabiyay islama markaana aanan wax gacan ah ka geysan markii umada somaliyeed ay ku habsadeen abaaro iyo masiibooyinkii xaga Allle ka yimid, ayadoon.ay wali.umadda,somaliyeed dareemin in dowladaha carabtu yihiin cadawgooda koobaad