Gabar Soomaaliyeed oo Meher kadhigatay calanka Soomaaliya

Gabadhaan oo lagu magacaabo Ubax Cabdi ayaa sameeysay wax aan horay uga dhicin soomalida dhexdeeda una muuqda iskoor cusub ayaa waxa ay meher ka dhigatay calanka soomalaiya sida lagu daabacay jaraa’idka ka soo baxa magaalada dooxa ee xaraunta dalka qadar.


Gabadhaan calanka soomaaliya meherka ka dhigatay ayeey jaraa’idka dalka qadar ku tilmaameen wadaniyad dhab ah iyagoo buun buunin u sameeyay .


Jaraa’idka dalka qadar ayaa Bogooda hore ku soo dabacay cinwaana oga dhigay “gabadh soomaaliyeed oo meherkeeda ka dhigatay calanka dalkeeda hooyo xili ay soomalida kala daadsan tahay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post