inta badan dumarku way xishood badan yihiin, siiba arrimaha galmada sida nimanka oo kale naago caddaysanya inay galmo u baahan yihiin way yaryihiin siiba kuwa da'da yar oo u dhexaa 15 ilaa 29 marka haddii ay u baahan tahay xaaska galmo waxaa laga dareemaa waxyaalo ku tusinaya inay diyaar tahay waxaa ka mid ah :
1- inay is qurxiso oo dhar fiican ay soo qaadato oo ay ninkeeda sugto hadduu maqan yahay
2- inay kaftan farakacayaar ah la gasho ninkeeda
3- inay dhar khafiif soo qaadato sida diraca oo kale iyadoo aan hoos wax ka gashanayn oo ninkeeda sidaa ku soo ag fariisato ama hortiisa ku foofoorarsata iyadoo si daran baryaheeda u muujinaysa oo iska dhigaysa inay wax dhulka ka gurbinayso
4- inay ninka ku tiraahdo dhabarka baa la iga hayaa ee ii riixriix
dabcan ninka wuu iska fahmi karaa waxa ay rabto isagoo aan kaali oran buu weerarayaa
1- inay is qurxiso oo dhar fiican ay soo qaadato oo ay ninkeeda sugto hadduu maqan yahay
2- inay kaftan farakacayaar ah la gasho ninkeeda
3- inay dhar khafiif soo qaadato sida diraca oo kale iyadoo aan hoos wax ka gashanayn oo ninkeeda sidaa ku soo ag fariisato ama hortiisa ku foofoorarsata iyadoo si daran baryaheeda u muujinaysa oo iska dhigaysa inay wax dhulka ka gurbinayso
4- inay ninka ku tiraahdo dhabarka baa la iga hayaa ee ii riixriix
dabcan ninka wuu iska fahmi karaa waxa ay rabto isagoo aan kaali oran buu weerarayaa
Dirac khafiif ah oon hoosta waxba laga wadan oo horteyda la mar marayo ama la forfoorarsanayaa/ mmmmmmmm ma anaaba iscelin kara.
ReplyDeleteanigu walal su aal baan aad ugu baahanay in layga jaahil saaro waana tan soo socota
ReplyDeletewxan guri lahaa mudo 8months ah wax uur ah maan yeelan dhaqaatiirtuna wxay yidhaahdeen caadi baad tahay waxba kaama xuma wxan bahdan raaxada guurka ka aqristay inay jiraan naago biyo khafiif ah oosida kaadida ah kasoo burqadaan siday usifeeyeena anaabaad moodaysay inay i ogyiin markaa biyo caadiyi marna igama iman waxaa aan urta lahayn ee aad kaadida moodo mooyaan wll bal ila taliya fadlan
biyaha noocaas ah goorma ay kaa imanayaan ? masee badan yihiin?
ReplyDeleteCadi maha
ReplyDeleteA,S,C. walaal su,aal ayaan qabaayee iga jaahil bixiya aniga waxaan ahay ruux markasta dhiiga caadada ku xanuunsada waxaana isticmaalaa kaniini iyo cirbid marka oo bil kasta ah marka in aan uur qaado ma igu atkeeneeysaa mase waa iska caadi walaal adiga oo mahadsan iiga soo jwb. W,C,S
ReplyDeletewaxaan la yaabay aniga 31 ayaan ahay kacsigana igama dago
ReplyDeleteWax wala qaban kara ee adiga diyaar matahay gormee kugu danbeysay galmo malugu qaba. Sidee ugudantahy.
Deletekaniiniga ayay ku xirantahay siduu yahay waxaa fiican inaad dhakhtarka weyddiisid hadduu uurka reebayo iyo haddii kale
ReplyDeleteGabadha su,aasha qabto walaal 8months ayaa lagu qabaa waa caadi walaal uurko waa ilaah kusii marka waxaa jira dumar ilaa iyo 1 ilaa 3sano aanan uur qaadin. mudadaas kadibna qaada uurka marka wax wal wal ah ha is gali insha,alah waad heleysaa haduu ilaah kuu qoro insha,alaah
ReplyDeleteasc walal waxaan ahay gabar aan wali guursanin
ReplyDeletewaxaan la nolahay hoyodeey....hoyo mar badan u keenay wiil aan is faham nay kuli qabiil ku diiday aniga neh waxaan ahay gabar 20 sano jirna dareen kega xad dhaaf yahay waan soomay markii aan anfuro ayaaa kacsahaa hada neh walal maxaa sameeyaaa....hoyo neh soon badan ima ogolaaa waayo madaxa iyo dhagtaa ka qalanay inkastoo qaliin kega 9 bil ka soo wareegatay hada neh baahi uma adgeeysay karo waayo yaraan teey deda eedo xun isoo korisay oo baahi igu dishay ilaa hada nafaqo jirkega weey i soo nqo la dahay talo wacan
Waxaan talo siinaya ninka 31 jirka ah ee kacsiga badan leh; taladaydu waxay tahay soon, caano ciir ahna cab.
ReplyDeletewaxaa fiican in aad ka dhaadhicid hooyadaada haddii aabe joogana isaga aad u adeegsatid, waayo haddii aad sidaa ku socoto waxaa laga yaabaa inaad xumaan ku dhacdo
ReplyDeleteNAAG CIYAAL HAYSATA JOOGTA QURBAHA MARWALBA JECEL WAREEG XAD DHAAFA AAN CIDNA WAXBA KAMAQAL ISLAQUMAN MARWALBA XURMAYNIN DADKEEDA IYO NINKEEDA TOONA KUYARAATAY TIXGALINTA DADKA LATALIYA EE QARAABADA AH UDHAW IN AY BAABI ISHO WIXII ALLA KABEERAY TALO KAKEENA
ReplyDeletekkkkkkk
ReplyDeleteasc dhammaan umada muslimka ah waxaa rabaa suall in iga jawbtiin ama icaawisiin thanks, ani waxaa jiraa 18 sano jirkeyga xaad xad dhaafa ku taal gaar ahaan gamcaheyga soo waa dhibsadey madaama gabadh ahay yurubna aa joogo oo dadku anay jecleen xaada. waxaa maqley oo hooyadey ii sheegtey marar badan oo is dhahay iska xiir iney ugu badaneyso adkaneysona hadana hooyadey ma ogala inaa iska xiiro waxeyba lee dahay maandhey waa qurux ee iska hayso ,,,, marka ma jiraan wax lama riyo ama la cuno ama keena xaada o iska daayo plz G.R iltaliya
ReplyDeleteAniga ma iscelikaro xatee hadhey gaba saar la aantahay ayna wadato rajastiin
ReplyDeleteasc walaal suaal
ReplyDeletewaxan ahey nin aad iyo aad ku dhiban xaga galmodka madaama ee naagteydu marwalba oo rabo ee i diideyso.
10 sano ayaa qaba wey tirsantahey inta galmood aan sameyney.
marwalba ee i diido waxaan ku dhahaa allah ka cabso ninkaagi xalaasha ahaa ayaan ahey.
takale waxaan raadiye sababta, balse waxaan ogaadey iney biyaha gacanta isaga keento marka aan maqanahey.
maxaa tala????
xaadka waxaa lagu tirtiri karaa daawooyin loogu talaggalay, waxaa jira kareem la mariyo oo kaa suuliya oo nadiifiya
ReplyDeleteWLL WAAN LA SOCDAA INAY MUDO YAR TAHAY SIDEEDA BILOOD EEN GURIGA LAHAA BALSE WXAN SU AASHA IDIIN SOO WAYDIIYAY BAL INAY JIRTO SABAB HADAAN SAMEEYO AAN UUR YEELAN LAHAA AMABA WAX TALO AH ISIISAAN IISHEEGTAAN WAX IGA DHIMAN
ReplyDeletewaxaan ahay gabadh soomaaliyeed waxaan ahay gabadh aad u dareen badan la imna qabo wali maan guursan sidaasooy tahay waxaan la kadeedanahay naftayda xakamynteeda hada waqtigana diyaar uma ihi inaan guursado maxaa yaraynkara dareenka ee talo iyo tusaale ah eed igula talin lahaydeen w/c
ReplyDeletewalaal sida muuqata gabadha waxay soo baratay seego marka seegadii ayaa maskaxdeeda ku habsan, waxaa fiican in adiga aad u adeegsato fartaada iyo gacantaada siiba inaad u salsalaaxdo meesha kintirka farjiga bannaankiisa kore kaddib marka aad sidaa u yeesho waxaa laga yaabaa inay la qabsato raaxadaada
ReplyDeletewalaaley kacsiga waxaad kaga adkaan kartaa inaad is mashquuliso oo aad cuntada isaka yarayso soonka badi
ReplyDeletewaxan kula talinaya in aad wax barasho iyo prgrm wax barasho isku mashqulisid sida u ilowi leheyd kacsiga
DeleteAsc wr
ReplyDelete@Chris demenagement,
Saxiib gabadhaas aad ayaad ugu samirtey. 10 sano waa wakhti dheer.
Waxaan kugula talin lahaa inaad u sheegto in haddey sidan iska beddeli
waydo aad guursaneyso. Haddey wax iska bedeli weydana aad naag
kale la guursato. Markaad guursato ka dib waxaan aaminsanahay inay
2 midkood dhacayso. Inay inta masayrto i fur ku dhahdo ama ay tartan
la gasho xaaska cusub oo ay isbeddel badan sameyso.
Laakiin intaadan guursan u sheeg inaad guursaneyso, ayna kugu kallifeyso
waxaad xaq ugu leedahay oo ay kuu diidey, ayna iyadu masuul ka tahay.
Allaha kuu fududeeyo.
walalyaal wxaan idaina kacodsnayaa bahada Raxada guurka iyo inta ku xidhanba Tallo iyo Tusalle dhaxalgal ah . anigu waxaan jiraa 35 sano waxana ahay nin seegadu dishay oo ku walfay. ugu yaraan 3 jeer ayan sameeyaa. markii aan arkay xanunn ah ilow Xanaaq-badan iyo murqo xanuun iyo waliba Biyo-Bax-Dagdaga 2daqiiqo Gudahood wxaan dhor jeer ka dhaartay inan sameeyo hadana waxaan Markaa anigoo shaqadii macaanayd faraha kula jira si kastaba waan sameeyay waan joojin kariwayay lakiin hada 2 bilood yaan joojiyay oo rabadan ku jirto wall maxay sababi kartaa Mustaqblakayga cafimaad , hadiiba aan joojiyo sidaas ma ka dawoobayaa Biyobaxa dagdaga Talo iyo Dhaqtarnimaba isoo Cawiya Please , Khayr ilahay hadin ku badalo wixii aad igu cawisaan, ee Dawayn iyo taloba ah insha allaah .!!!!
ReplyDeletewalaalo sidee 10 years ugu jirtay dhibkan
ReplyDeleteaniga 2 ama 3 bari haduu xajiga ii tagin ma ba jogi karo waan xanaqaa
"walaalo sidee 10 years ugu jirtay dhibkan
ReplyDeleteaniga 2 ama 3 bari haduu xajiga ii tagin ma ba jogi karo waan xanaqaa"
Maashaa Allaah nasiibuu leeyahay ninkaagu. Xaaskaaga oo kuu xanaaqaysa haddaadan 2 ama 3 beri u tegin yaaba heli kara. Laakiin hadduu kuu iman waayo maxaad sameysaa? Ma isaga intuu kaaga imanayaad sugtaa mise waad doonataa oo hawsha waad billowdaa? Mise xanaaq unbaad meel la fadhiisataa?
Raaxada Galmada
Gabadha dareenka badan,
ReplyDeleteWalaal Ilaahay talo saaro ee iska guurso haddiiba
uu jiro nin guur diyaar kuula ah, haddii kale waxaan kaaga cabsanayaa inaad denbi ku dhacdo, qaab kasta aad ugu dhacdide (Siigo ama zina).
Sababaha hadda guurka kaa hortaaganna meel isla sii dhiga ninkaad guursaneyso oo xal u hela. Laakiin sidan aad sheegeyso waxaa isu kaa kaashanaya shaydaanka iyo ragga qaarkii oo zina doon ah.
Raaxada Galmada
Haa walaal aniga ayaa doonto,, marka aan xanaaqo waxaa waye marku iga saaxdo ama dhaho waan dalanahay.. lakiin xanaaqa waxaa waaye mid markaas ah mahane uurka agama xanaaqo. markaan soo kacno ayaan oga shekaya inan xalay xanaqay....
ReplyDeleteSaasaa loo baahan yahay. Inaysan gabadhu ka xishoon ama ka cabsan ninkeeda ee markay u baahan tahay doonato oo aysan isaga mar walba sugin.
ReplyDeleteSida badanna ninku hadduu ka seexdo xaaskiisa ama uu ku dhaho waan daalanahay, hadday xaasku hawsha billowdo oo ay kiciso ma dhaafayo.
Ma aha xaasku iney ku koobnaato oo keliya inay isu qurxiso ninkeeda, laakiin iyadoo isu qurxineysa ayaa haddana waxaa wanaagsan ragguna jecel yihiin ama xiiseeyaan markay xaasku soo raadsato oo ay billowdo hawsha.
Raaxada Galmada
SU,AASHAYDA, WLL WAXAN AHAY NIN DHALIN YARO AH OON WELI GUURSAN, DAREENKIISUNA AAD UBADANYAHAY, WAAYO HADAY GABADHI ILASHEEKAYSATO OON WAXDAREEMO BIYUHU WAY IGA SOOBOODAAN, HADAAN ARKO WAXDAREEN SAMAYNAAYANA WAA LAMID, BAHDA DHIBTAA SAA IHAYSATEE ILATALIYA
ReplyDeleteAsc waan idin salamay waad mahadsantihin
ReplyDeletewll wali su aal aan ku qanco idinkamaan heline fadlan isoo jawaba
ReplyDeletewaxan ahay gabadh 8months guri leh wax uura aan yeelan biyaha iga yimaadaa waa khafiif bilaa ura oo aad kaadi moodo waana sidii kuwii websitekan lagusoo qoray ee ahaa {NAAGA BIYAA KASOO BURQADA EE NOOCAASA WXA LA OGAADAY INAY KAYIMAADAN QANJIDH DHOW MANA AHA KUWII XAQIIQADA AHH}
wll isheegtaan sidaan biyo ilmo kasamaysmo oocaadiya ku raadiyaa FADLAN OO FADLAN IISOO JAWAABA
WALAAL AADBAAN IDIINKU MAHAD CELINAYA WAAYO DADKA WAA RAALI GALISAAN ANA SIDAASAN IDINKA RAJAYNAYAA
ReplyDeletebiyahaas kaa soo burqanaya kaama reebi karaan inaad ilmo dhasho ee waxba haka walwalin
ReplyDeletekawaran hadaanay biyo caadiyiba amanayn muxuu kasamaysmayaa ilmuhu
ReplyDeletewalaal su aasha aan qabaa waa hadii aanay labada qof ee isu galmoonayaaba biyo bixin uu mid kaliyi biyo baxo uur muu iimaan karaa
ReplyDeletenaagaha biyahooda inta badan ma muuqdaan, xitaa marmar waxaa dhacdo naagta oo aan kacsanayn inay uur qaado waxaa muhimsan keliya ninka inuu baxayo
ReplyDeleteasc walaalayal waad salaamantihin salaan kadib sual ayann rabaa inaad iga jabaabtann waxaan guursade gabadh iniin ah,,gabadhii markan utage bahalka sidaanti an ugaliye hore ayuu ugu caraare wax ciriiri ah maana arag ,lakin dhiig yar oo caas ayaa ka imid ,sidaan ku arke qofti ayiida iga horeese bahalku cariiri ayuu ahaa buunda ayan ka xaluuli jirey,hada waan shakiyay qoftas bikro miyaa la oran karaa? Pls jabaab 4rm dumarka iyo experts of rgka
ReplyDeletes.c su.aal ayaan qabaa anigoo wada salamaya dhaman dhalinyarta isku xil qaatay in ay su, aalaha raaxadda guurka ka jawwaban su, aashaydu waa xaas baan leeyahay mudo sanad ah markaanu raaxaysanayno waxay qaadataa ila 20 minute inaan kasii baadiyo ayan rabaa ilaa 45-1 hour maxa talo ah ee khibrad ugu dhaantaan sidan wakhtiga galmada ama raaxada usoo dheerayn lahaa anigoon eegayn xaaskayga lakin aan anigu jecelahay inaan intas kasii dheereeyo cunto gaar ma jirtaa kaluunka ayan maqlay lakiin ma hubo noocee misse kaluunka oo dhan wa same adinkoo raliya jawab iga soo siiya. mahdasanid
ReplyDeletewalalayal sual ayaan qaba ningeyga markasto an ubahda ma i diyar garobe kara
ReplyDeleteSalaan ka dib, walaalayaal Seegada(siigada)gabdhuhu sameeyaan wax ma u dhimi kartaa dareenkooda iyo caafimaadkoodaba?
ReplyDeleteseegada naagaha dhib way u keenaysaa sida ninka oo kale
ReplyDeletesalamo calekum sxb gabdhaha gudniinkooda waa labo nuuc nuuc waa gudniinka fircooniga ah midna waa midka sunaha oo kintirka ayaa wax yar dhiiga la keenaa mar gudniinka fircooniga waxaa gabadha laga tolaa bahalka loo dhan ilaa ay heer ay gaarto in dhiiga iyo kaadida ay dhibto.marka gabadha gudniinka firconiga bikro jabinteedo waa dhibaato sababtuna waa toliinka kore bikirku waa hoos ee ma ahan qeebtaan la tol toley, GABADHA sunada la gudey bahalkeeda korka lagama tol tolin bikirkeeduna ma dhib badno waa just xuub kaliya waaye xuubkaasi ayaa ah bikirka lasheego oo dhan kadibna waa qasab in dhiig uu yimaado marka walaal shakiga iska dhaaf ee nimcadaada iimaanso waad mahadsantihiim dhamaantiin
ReplyDeleteac wr, waad salamanthiin, naagihi waxay ugu naceen markaan u tago daqiiqad gudohood baan ku biyo baxaa,sideen yeela daawo ma heli kara ama naag iigu sabreeso saas.
ReplyDeletebiyabbaxa degdegga in badan ayaan ka hadalnay marka daawo rasmi ah ma laha waxaa ugu fiican ruuxa inuu isbaro oo marka ay ka soo dhowaadaan biyaha oo qaabka baddalo niyadda kala dagaalamo, daawooyinka la qaato oo dhan dhibaato ayay keenayaan mustaqbalka
ReplyDeleteasc waxaan jeclahay in aan tallo ka siiyo gabadha 8months guriga laheed oona jeclel in uur yelato wixii aan ku dhaamo 3shaybo way ku sacidi karan 1-dib u fiiri xilayada galamada meeqa jeer isku tagtan haben ama malin hadi ay badan tahay isku daya in yaresan , galmada badan waxa joojisa diyargaroowga uganxta waxna macqul noqota in uurka daaho, 2- isku day in aad baratid wareega caadada waxay ka sacidaysa in aad hesho waqtiga ay bacriminta dhacdo uurna aad qadi karid hadi ilahay idin qoro, 3- kadib marki ninkaga isu galmotan same in aadan dhaqoso xamamka u adin oo qabesan ama iska dhaqin qaarka hoose , isku dhawee cajaradaade barkina u dhig labada lugood adigoo wax yar kor ugu qadesid ila 20 daqiio , tas waxa u samenaysa wax jiro spermade ninmanka qaar in powerkedu yar yahay islamarkana uggxanta qabsan karin hadi taa samesid way sacideysaa markas,
ReplyDeletewaxan leyahay ninka kacabanayo biya baxa degdeda ah walal cudur ma ahan wana laga jaahil bixin kara waxan alagu gaarsiin karaa 30 daqiiqado inaad ku biyo baxdo kuma xirno daawo waa wax basiid ah oo tala ubaahan ragbadan sidada ookale ah aya jiray oo aqoon la aan ugeysay iney hal daqiiqa ama laba daqiiqo ku biya baxaan hadan markan siinay talo iyo warbixin ku sabsan biya baxa deg deg ah waa noo soo mahad celiyeen hadana waxey leeyihiin mudo hal saac ayan ayan shaqada ama galmada wadi karnaa hadii ubaahantahay talo nagala soo xirii isdawey@hotmail.com
ReplyDeletewalaal ma heli karaa daawooyinkaa maxaadse adugu iigu diide oo ciladoo ay leeyihiin .
ReplyDeletewalaal ma heli karaa daawooyinkaa maxaadse adugu iigu diide oo ciladoo ay leeyihiin
ReplyDeletewaxaa ku wiidinyaa wle
ReplyDeletedadka leh dhiiga B+ xaalkooda ma uurayn karaan miyaa A+ O+ ama bey dhib badan tahay ninka dhiigisu B+ yahay mise dadka B+ wada ah miyaa haboon inay is guursadaan bal arintaa warbixin iga sii
wax ka jira ma laha waxa la sheego oo ah haddii ninku yahay A+ naagtuna tahay O+ inaysan dhali karin
ReplyDeleteAsc Walaal aad ayaydin ii soo jiidatay sida cilmiyaysan ee aydin jawaabaha u bixinaysaaan. jazaakallaahu khayra.
ReplyDeleteHadaba su aal ayaan jeclaystay inaan idin waydiiyo inshaa allaah.
Waxan ahay nin ku cusub marxalada guurka oo waxan iminka xaaska wada joognay bil keliya.
su aashu waxay tahay ma shay dabeeciyaaa in galmada ka dib biyo badani soo noqdaan mise cilada kale ayaa jirta ??????????????
Yacnii marka la dhameeyo howsha ee sowjku ka kaco sowjadiisa ma shay dabeeciyaa in biyo ka soo noqdaaan dhinaca sowjada ?????????????
Mahadsanidin.
Wll Aniga waxan ahay gabar dareen badan marwalba aan nin arko xub
Deleteinta tartanka Ayaa Ka eega mana guur sanin Maxa talo igu siin laheyd mahadsanid Iga soo jawaab
salaan kadib. aad iyo aad ayaan uga mahad celinayaa dadka masuulka ka aha webkan ama ka jawaba suaalaha oo ah kuwa aad iyo aad ugu faa iideya dadka somalida ah gaar ahaan dhalinyarada intaas kadib suaasheydu waxay tahay. waxaan qabaa xaas qaali ah masha allah lkn markii ay galmo aan uga baahdo aad ayey uga caga jiidaa mudo ayeyna i warawareejisaa mana garanaayo sababta ah waxaana nahay dad aad isu jecel maka aan galmo samayneynina xaaladu waxay udhacdaa si wanaagsan oo qofwalba u raaxaystaa lkn waxaan ilaaiyo hada aana fahmaynin sababta markii aan ubaahdo ay ilaa 4-5 bari umbaan tuugaa marka taas maxaa keeni kara midakale arintaas maxaa dambi aha oo ka dhalan kara 4 sanaaa is qabnaa waana sidaas
ReplyDeleteAsc Wr
ReplyDeleteWalaalka ka cabanaya galmada xaaskiisa. Waxaan ku weydiinayaa adoo raali ah, xilliga aad galmada samayneysaan xaaska dareenkeedu waa sidee? Ma qaadanaysaa oo ma kula wadaysaa howsha? Haddey haa tahay arrimahan bal fiiri:
1- inuu jiro xanuun ay dareemeyso xilliga galmada.
2- Iney xubinta tarankaagu aad u weyn tahay oo ay dhibsanayso.
3- ineysan ka helin qaabkaad wax u sameyso.
4- Iney uur iney qaado ka carareyso.
5- Iney kaa xishoonayso.
Arrimahaas ka dib waxaan kugula talin lahaa inad la sheekeysato oo aad ka ogaato sababta. Wax kasta wada hadalkaa lagu ogaan karaa iyo in qofba qofka kale uu u sheego waxa jira, taasna waxaa lagu heli karaa in la wada hadlo. Kolley iyadu way kaa xishoonaysaa iney billowdo, laakiin adigu billow oo la sheekeyso.
Allaha kuu fududeeyo.
Raaxada Galmada
Asc Walaal aad ayaydin ii soo jiidatay sida cilmiyaysan ee aydin jawaabaha u bixinaysaaan. jazaakallaahu khayra.
ReplyDeleteHadaba su aal ayaan jeclaystay inaan idin waydiiyo inshaa allaah.
Waxan ahay nin ku cusub marxalada guurka oo waxan iminka xaaska wada joognay bil keliya.
su aashu waxay tahay ma shay dabeeciyaaa in galmada ka dib biyo badani soo noqdaan mise cilada kale ayaa jirta ??????????????
Yacnii marka la dhameeyo howsha ee sowjku ka kaco sowjadiisa ma shay dabeeciyaa in biyo ka soo noqdaaan dhinaca sowjada ?????????????
Mahadsanidin.
انت كويس
Deletewllo idinkoo raaliya qofka dhuuban ma noqon kartaa xubintiisu mid dheer waa ta kalee wllo idinkoo raaliya haduu qofku naaxo xubintiisu ma yaraanaysaa wllo isoo jwb idinkoo raaliya jazakalahu khayr
ReplyDeletedhererka xubinta taran waa dhalasho iyo dhaxal kuma xirna dhuubnaan iyo xoog
ReplyDeletema banaan tahay inaad xaaskaaga farta ugu raaxeyso xagga diinta islaamka
ReplyDeleteasc salan kadib waxan ahay gabar soomaliyeed waxan qaba su,aal waxan doonaya bahda raxada guurka iga soo jawaabtaan idinkoo mahadsan su,aasheydo xiliga galmada waqtiga biya baxa wandareema calaamdka biya baxa lakiin biyo igama imadan fadlan hadii aad ii faa.iideynkartaan iga caawiye maxa keeni karo mise weydhacda
ReplyDeletenagaha ma biyo baxaan dhamaantood mise waxa jiro qaar aan biyo bixin
ReplyDeletenaagaha badankooda biyahooda ma soo baxaan, laakin gariirka way gaaraan yacnii biyabbax hoose wuu jiraa
ReplyDeletesc waxoogaa yar oo su'al ah ayaan waayadanba maankayga ku wareegaysa taas oo ah in aad talo saxiibayaal iga siisaan, waxoogaa geedku wuu yara dheeryayay wuuna adagyay shaqo badana wuu qabtaa aadna dareenkaygu wuu u badan yahay maasha allaah, faan igama aha, balse dhibku waxa uu ka taagan yahay marwadii ma xamilayso dhib badana way ka tirsanaysaa arintaasi mararka qaarna wayba ku xanuunsataa aniguna waan jeclahay runtii oo guur kale iskuma dayin mudo saddex sano ahba hawshaas ayaa ihaysatay oo aan qarsanayay bal talo iga soo siiya sxbaal markaan arkay webkan cajaa ibka ah ee umada ka kaafiyay hawshaasi runtaa aadbuu ii farax galiyay aadna wuu ugu mahad sanyahay hawsha wanaagsan ee uu shacabkiisa u hayo waad
ReplyDeleteASC Walaal waxaa suaal ka qabaa xaga ninka ku qabo hadii aad dhibkiisa kugu bato sida markuu fasaxa yahay wuxuu ku maqan yahay jaad iyo shiida la dhuuqo aniga waan dhib saday wax waqti ah ila qaado hadii aan damco oo aan galmo rabo kama helo xataa isma garto lakin markuu asaga rabo ayuu ku soo aadaa maxaa sameeyaa sida aan jeclahay ma hello oo ah in aan wada joogno afar caruur ayaa leeyahay 7 sano ayaa waxaan ky jiraa
ReplyDeletewalaal waxaa fiican inaad ninkaaga u badhigto arrinka aadna isku fahantaan, taas wax dhaama ma laha, ama markii aad u baahato aadan ka xishoonin aad isku daydo inaad kiciso
ReplyDeleteasc wll waxaan ahay gabadh su aal ayan ku waydiinayaa habeenkii 3 joor inaan siigaysto mooyee ma seexan karo
ReplyDeleteasc walalaha bahda RG aad ayaad u mahadsantihiin sida sharafta leh aad umada somaliyeed u qancisan alle horumar ha idin gaadhsiiyo SU'AAL ayaan qabaa waxay ttahay hadii xaaskaaga ( gabadhada oo huruda aad aad u dareentid (kacsatid ma toosinkartaa? maxaan sameeya tallo JAZZA AKKA ALLAH KHAIR
ReplyDeletewalaal haddii xaaskaaga ay hurdayso oo aad u baahato galmada oo aadan sugi karin waad kicin kartaa wax dhib ah kuma jiro haddii ay caafimaad qabto
ReplyDeleteScw dhamaantiin
ReplyDeleteWalaal mudo dhowr sano ah baan xaas lahaa markastana oo aan rabo in aan u galmoodo waxey dhahi waan daalanahey anigiina aad baan u kacsi badnahey
Bal ila tali
asc dhamaan bahda RG suaal ayaan qabaa fadlan
ReplyDeleteASC DHAMAAN
ReplyDeleteASC DHAMAAN BAHDA RG
ReplyDeleteasc all bahda rg
ReplyDeletewaxaan idin wadiinayaa su aal ah mara walab waxaan dareema kacsi hadii aan xaaskaga lajoogan aad uma dareemo maxaan sameeyaa
ReplyDeleteasc walaal suaal ayaa qabaa waxaan ahay gabar oo Aan la gudin ilaa yaraanteeyea ayaa dareen lahaa iyo riyo badan habeen walba alhamdulilah hada waan guursaday ninkeeyga wuuba iga daran yahay maalinti 3-4 ayuu ugu yaraan rabaa aniganeh kama diido because waaba ku faraxsanahay laakiin marka biyaha iga imaanaayaan ninkeeyga meel walba waan ka qaniinaa oo weliba qaniinyo meesha oo dhan goosanee mana dareemsani asaganeh wuu iska adkeeystaa oo iima kala tuuro waxneh ima dhaho markaan dhameeyno ayuu i tusaa waa ka naxaa jirkiisa oo dhan waan dhaneeyay waxaan rabaa hadii eey jirto wax aan ku yareeykaro dareenkaas faraha badan walaal please ii sheega thanks
ReplyDeleteAbaayadis du.aashaas jawaab umahaayo lakiin saa.id aan ujeclahay gabdhaha saan gud neyn marwalbona waan kuduceystaa in aan nolasha laqeyb sado qof Daren leh
ReplyDeleteslamu claykum, wlaal waxaan ahay wiil dhalin yar ah oo 30 jir ah, wxaan iskku aray mudadii u danbeysay in markaan biyo baxayo in ay iga imaadaan biyo yar ama labo dhibcood oo yaryar. wxaan u tagay dhaqatarkeyga wuxuuna ii sheegay in ay caadi thay oo sidaas ay sax thay lakin taas uma malaynayo. markaa maxaa sababi kara arintaa
ReplyDeleteAsc aad ayaa u mahadsan tihin su asheyda waxey tahay 35 jir baan ahay xaaskeyga hal mar ka badan uma 24 saac mar ka badan uma tagi karo lakiin next 24saac kadib waa u tagi karaa ee maxa sabab ah
ReplyDeletewall waxad ii shegtaan ani ninkayga marka ii galmoonayo ma biyo baxo ee waxa bas kaliya biyo baxaa marka dusha iga salaaxo kintirka oo gacantiisa ama geedkiisa ku salaxo uun baan biyo baxaa aadna u raaxaystaa ,taasi caafimadkayga ma wax bay u dhimaysaa ,diintuse maxay ka qabtaa.wall ii soo jawaba idinkoo mahadsan
ReplyDeletewax dhib ma laha taas waa caadi inaad ku raaxaysato saaxista kintirka ninkaagana wuu kuu salaaxi karaa wax dhib ah caafimaadka ay ku leedahaylama arag
ReplyDeletewaxa idin waydin lahaa maxa sababa in ninka gedkisu inta igu jiro aan biyo bixi wayo,ma dhib caafimad ba jirta ,wayo aniga dhan warwar ba igu furan ma dad sas o kale aya jira ,maxa ku xalin karaa ,ii jawaba qayr Allah ha idin siiyo
ReplyDeleteHaddii aadan marnaba biyabbaxaynin waa inaad isbaartaa
ReplyDeleteAsc suashydu wxey tahay biyaha ragga inyar oo kamida dhibic ookale hdey gasho xubinta xaaska biyahas yar uurqaadis ma sapapi kraa mse awood mlha wxas yar?.
ReplyDeletehaa biyaha yar xitaa uur way keeni karaan hal dhibic xataa haddii ay yihiin
ReplyDeleteAsc wxn idin weydinayaa mrkn xaaskeyga u galmonaayo oo an wada galiyo wxn daremaa madaxiisa inuu meel garacayo waa xgee meeshaas
ReplyDeletemeesha aad garaacaysid waa caadi bahalka laablaab ayuu leeyahay, minka afkiisa inuu yahay ayaa dhici karto
ReplyDeleteASC walal waan ku salameey salan ka dib walal waxan u bahnahy inad iga jahil bixiso marku nin keeyga i galmodo qaaylo ayan afka fuurta ma xanunba walal mcn jawab
ReplyDeleteNaagaha qaarkooda marka galmada ku bilaabato isma reebi karaan way qayliyaan, taas cudur ma aha waa dabeecad naagta ku abuuran oo aysan la aamusi karin kasciga ayaa ka xoog badinayaa
ReplyDeleteAsc asxbta qaaliga ah waxan ahay wiil 22 jir ah waxana guursaday gabar gabadha waxan isqabna 1sano hada uur ayay ledhahay waa4 bill wana fircooni gabdha habeen daain way ibahantahay hadaan u galmoon wey xanaqee marka maxaa keni karo ila taliya iyadoo fircooni ah in saas dhan ay ukacsanato
ReplyDeletenaag fircooni aad u dareen badan way jirtaa ee hala yaabin wax caadi waaye wax dhib ma laha
ReplyDeleteASC wll aad bad u mahadsantihiin waxaan rabay imisa jeer ayaa ugu haboon inaan u galmoodo xaaskayga halkii habeen? maxaase igu caawin kara inaan galmo badan samayn karo habeenki iina dheeraynaya inaan galmada sii wadan karo ilaa inta ay xaaskayga ka qancayso?
ReplyDeleteASC wll aad bad u mahadsantihiin mar labaad dhammantin RG fadlan su aashan ma nagu caawin kartaa.
Deletegalmada saxa ee waa midda dheer oo naagta qancin karta ee ma aha inta jeer ay tahay hal jeer waa kugu filan tahay bas waxaad badisaa baashaalka iyo istiinka
ReplyDeletekkkkkkkkkkk
ReplyDeletesalaam waxan ahay wiil ad u jecel Gabdhaha kacsiga badan midii diyaar ah siwanagsan oo xalala ah rabto haila soxirirto s.ayuub26@hotmail.com fadlan
ReplyDelete