hilibka dhurwaaga waa la isku khilaafay culimada qaar way xarrimeen qaarna way banneeyeen
culimada banneeyey waxaa ka mid ah imaam shaafici iyo imaam axmed iyo ibnu taymiya iyo ibnu-alqayim waxay daliilsadeen xadiiska jaabir oo ah
culimada banneeyey waxaa ka mid ah imaam shaafici iyo imaam axmed iyo ibnu taymiya iyo ibnu-alqayim waxay daliilsadeen xadiiska jaabir oo ah
عن جابر رضي الله عنه أنه سئل عن الضبع أصيد
هو ؟ قال : نعم ، قلت : آكلها ؟ قال : نعم ، قلت : أشيء سمعت من رسول الله صلى الله عليه وسلم ؟ قال : نعم
رواه أبوداود والترمذى والنسائى
waxaa la weyddiiyay jaabir Allaah raali haka noqdee waraabaha ma ugaar baa ? wuxuu yiri haa waxaan ku iri ma la cuni karaa wuxuu yiri : haa markaas ayaan ku iri ma wax Nabiga (naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee) aad ka maqashay miyaa wuxuu yiri : haa
culimada qaarna way xarrimeen waxaa ka mid ah dadka xarrimay saciid ibnu masayab iyo imaam abuu xaniifa iyo ibnu almubaarak iyo layth iyo sufyaan iyo xasan albasri iyo awzaaci iyo cbdurazaaq alsancaani, iyagana waxay daliilsadeen xadiiska ku soo arooray saxiixaynkabukhaari iyo muslim oo ah
عن أبي ثعلبة رضى الله عنه : أن النبي صلى الله عليه وسلم نهى عن أكل كل ذي ناب من السباع
رواه البخارى ومسلم
Nabiga (naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee) wuxuu reebay in la cuno mid kasta mici leh oo dugaag ah
imaam maalik labo qowl ayaa laga hayaa mar inuu baneeyey marna inuu xarrimay
caalimka abuubar ibnulcarabi ayaa wuxuu yiri
وعجباً لمن يحرم الثعلب وهي تفترس الدجاج ، ويبيح الضبع وهو يفترس الآدمي ، ويأكله
waxaa yaab leh qofka xarrimaya dawaco iyada oo cunaysa digaaga wuxuuna baneeyaa waraabe oo banii aadanka cuna
hilib waraabe yaa cunay
ReplyDeletedhurwaa wuxuu cunaa bakhtiga iyo qashika oo dhan diinta waxy xarimtay wax kasta oo xun
ReplyDeleteaxaadiis badan ayaa reebay dameer in la cuno dameerka sida la ogyahay ma cuno wax bakhti ah amaba hilib diinta waxaa kaloo ay diiday in la cuno xoolaha saxara cuno sida digaaga quud ka dhigta saxarada sidee ay xalaal ku noqonaysaa cunidda dhurwaaga
ReplyDeleteDiinu waa naqli e. Fikrad ma aha
ReplyDeletewaraabe hilibkisa qofkii cunaa qof nasab dhiman ah waa qof boon ah
ReplyDeletewaxii ilko kuro leh oo dhulka ku nool lama cuno marka laga rebo kuwa ku nool bada
waan ka xumahay in manta waraabe la moda maciin waliged lama shegin waraabe la cuna in u isaga wax cuna ma ahane
ReplyDeleteWlh wayab waxan maqli jiray waraba wax cunay hadane asaba lacuna waxaa la dhahay nin aduunyo joogo maxaa aragti kulaban
ReplyDelete