Ragga ayaa la
ogaaday in ay raaxo waali ah ka helaan codka hoose ee loo yaqaan riinka
kaasoo ay sameeyaan dumarka Xiliga loo diyaar garoobayo galamada oo ay
socato baashida ama istiminta.
Dumarka intooda badan ayaa aaminsan in ay ceeyb tahay haddii ninkeedu
uu maqlo iyadoo sameeneyso codka hoose ee loo yaqaan riinka kaasoo ka
dhasha Macaansiga baashida ama galmada ,balse ay ragu ay ka helaan
dareen xoogan oo dhaliya in uu kordho jaceylka uu qaadayo Lamaanihiisa.
Dumarka arrinkan aamisan ayaa intooda badan isku celiya naqaska isna
caburiya xiliga ay socato baashida ama galamada kana been sheega
dareenkooda nafeed ,iyagoo dareemamaya raaxo aad u macaan oo ay ku
nafiseyaan oo kaliya in ay sameeyaan codka hoose ee riinka,balse aynu u
sameyn karin Xoshood jira dartiisa.
Marka laga fiiriyo dhanka Caafimaadka uma wanaagsana in ay dareenka
isku celiyaan waayo arrinkaas cuduro ayaa laga qada dhinaca galmada ah
oo waxaa xanibaad galaya dareenwadayaasha xiligaas u diyaarka ah
Macaansiga falgalka labada xubnood marka ay is taabtaan.
F.G:Hadii uu ninkaagu arko adoo sidii Alwaaxii iska
yaala Sariira isna uu dadaal ugi jiro in uu kugu qanciyo in aad hesho
raaxo macaan adna adaan muujin sida ad ugu macaansaneyso shaqada
Lamaanahaaga , taasi waxeey keeni kartaa in uu iska dhaadhiciyo in uu
yahay qof wax-matare mar ah,waxaan aka dhalan karo niyad jab ku yimaado
in uu nolosha kula sii qeyb sado ama uu iska dhaadhiciyo waxyaabo
dhaawici karo mustaqbalkiina.
Dumaryahow ogaada in raggiinu ay jecelyihiin xiliga galmada xalaasha
ah in ay maqalaan riinka ka dhsha macaanciga galamada iyo sida dareen
ahaan aad u macaansanaynsaan shaqadiisa .
MAXAAN KUDHIHI KARAA QOFTAY HADII ANAY ISIIMAY REENKA AMA GUUXA
ReplyDeleteAad ayaad u mahadsantay marka hore. Waxaan filayaa arintani aad ayay Muhiim u tahay inay ogaadaan dumarka somaaliyeed. Waayo sidaad sheegtay waxay kordhisaa maacaansiga ninka, dareenkiisana aad ayay kor ugu qaadaa. Waxaan ku dari lahaa oo kale, nimanku waxay ka ciyaari karaan door muhiim ah inay ku dhiiri galiyaan dumarkoodu inay u sameeyaan waxaa ay jecel yihiin. Tusaale ahaan, inaad ku tidhaa lamaanahaaga 'waxaan aad u jeclay markaad sidaa samayso' ama aad codkaaga riinka I maqashiiso. Taaasi waxay u fududayn kartaa inay labada qof is fahmaan, bartaana waxa uu midiba midka kale ugu raaxayn karo. Gaar ahaan nimanka ayay tahay inay dadaal dheeraad ah sameeyaan si ay u kasbadaan kalsoonida boqoradiisa.
ReplyDeleteWaa mahadsantihiin.