Jaceylka dhabta ah ee aan marna bur burin waa ka isku darsada jaceyl
labada ruux u dhexeya iyo jaceyl ehelka u dhexeya,waxana sababta tahay
gabarta aad jeceshahay ehelkiisa inaad u tix galisa sida walidkaga oo
kale.
Kuma waajib aha tix galinta waalidka ninka oo kaliya lakiin gabadhana
wa inay hooyada iyo abaha lamaanaheeda u dhow3rta sida waalidkeeda
waayo xaq ayey ku leeyahiin.
Rasuulkeena (csw)waxa uu kula dar darmay qofka muslimka ah inuu ka
fiirsadao guurka marka uusamaynayo uuna ku guursado gabadha
diinta’lakiin quruxdana waa mid jirta waayo waxa cadan ah qof lagugu
dhib sanayo inaadan guursan.
Ruuxa jacelka aad u qaado hadii qoos kiisa ay yahiin kuwa alle ka
furtay xata waad xidhi dhinaysaa sida waalidkaga u xidhidhin lahayd.
Guud ahaan guurka waa wax qalbiga ruuxa ku dfegayo isla markasina
awolad ka dhalanayso waa inaad lamaanaga noqdaa mid xili kasta cawaaqiga
jira kula wadagaysa,lakiin yeysan noqon mid lacag guur keeda yahay.
Waxana rasuulkeena suuban ”scw”’ina amray qofkiina awooda inuu aqal
galka kaliya bixiyo ha guursado,waayo waxad kaga tagaysa sinada biyo
faaxishka